admin

    Gudigii Dhex-Dhexaadinta Ee Golaha Guurtida Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqday Go’aamo Dhinac Ka Raran

    Hargaysa:07,June,2014(SDN/QJ)- Gudigii Golaha Guurtida eek u Dhex jiray Dhex-dhexaadinta Grabyada isku haya Xisbiga Kulmiye,ayaa Goor dhawd soo saaray Go’aamo u janjeedha Dhinaca Xukuumadda. Go’aamada ay guurtidu soo saareen ayaa waxay sheegeen inay ku Ayidayaan Go;’aamadii iyo Liisaskii ay soo saareen Shir-Gudoonkii Shirweynha Kulmiye ee hore Khilaafkani uga dhashay. Waxa kale oo ay sheegeen inay Go’aamiyeen…

    Read More

      Dacar-Budhuq: Magacyada Qof ku Dhintay Shil Baabuur Iyo Laba Ku Dhaawacmay

      Dacar-Budhuq:06,June,2014(SDN/QJ)- Wararka ay shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com ay helayso Degmadda Dacar-Budhuq ee Gobolka Saaxil,ayaa sheegaya in Maanta uu Duleedka Magaalada Ka dhacay Shil Baabuur oo dhimasho iyo Dhaawac keenay. Sida uu Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyay Agaasimaha Xog Ururinta ee Wasaarada Caafimaadka C.laahi Yuusuf C.laahi oo ku Sugnaa Degmada Laasgeel Waxaa Shilkan baabuur ku naf Waayay…

      Read More

        Safaaradda Dawaladda Imaaraadka Ee Magaaladda Muqisho Oo Dawlada Somaliya Ku Wareejisay Gaadiidka Aanay Xabaddu Karin

        Muqdisho:06,June,2014(SDN/QJ)- Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa maanta Dowlada Federaalka Soomaaliya waxa ay ku wareejisay deeq gaadiid ah oo la sheegay in ay ka kooban yihiin 11-gaadhi oo nuuca aan xabaduhu Karin ah kadib munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Safaarada Imaaraadka ee Muqdisho. Safiirka Dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka Soomaaliya Maxamed Al-Cuthmaani oo kahadlay Deeqda…

        Read More

          Musuq-maasuq hadheeyay Waaxda Garsoorka…Q.1aad

          Hore ayaan wax uga qoray dhibaatooyinka ku habsaday hay’adaha ku shaqada leh cadaalada.Waxa ka mid ahaa maqaal cinwaankiisu ahaa (Cadaaladii Xuud baa liqay).Maantana waxaan soo bandhigi doonaa taxane ku saabsan dhibaatooyinka ka dhex aloosan waaxda garsoorka kuna salaysan baadhitaan dheer oo aan ku sameeyay qaabka dacwadaha loo qaado iyo musuqa baahsan ee xaqii muwaadinku ku…

          Read More

            Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Golaha Guurtida Ugu Baaqay In Si Cadaalada U Dhameeyaan Khilaafka Kulmiye, Oo Aanay Dhinacna Garabka Saarin

            05 ,June,2014(SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa Guddida Golaha Guurtida ee ku hawlan soo afjarida khilaafka u dhexeeya labada Garab ee Xisbiga Kulmiye ugu baaqay inay si cadaaladi ku dheehan tahay, oo dhex dhexaadnimo ah u xaliyaan khilaafka ka dhex taagan Madaxda Xisbiga Kulmiye. Suldaanka Guud ee beesha Subeer…

            Read More

              “Madaxweynaha Qaranku waxa uu Shacbigisa Farta ugu Fiiqay inay waxqabsankaraan oo ay dedaali karaan isaguna uu garab taagnaan doono wakhti walba” Wasiir Xirsi

              05 ,June,2014(SDN/QJ)- Wasiir Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maareeyaha Wadooyinka oo hogaaminaaya wefti balaadhan oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qoyska iyo Arrimaha bulshada, Xildhibaan Nacnac iyo Xildhibaan Kijaandhe, Gudidada Wadada Baligubadle ilaa Hargeysa. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi oo deeq lacag ah oo…

              Read More

                Xildhibaan Si Weyn U Canbaareeyay Warar Lagu Baahiyay Qaar Ka Tirsan Mareegaha Internet-ka,Saxaafadda Usoo Jeediyay Inay Dhawraan Anshaxa Suxufinimo {DHAGAYSO}

                Hargaysa 05 ,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiqaadi Jaamac Xaamud,oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa Maanta mar uu Waraysi gaar ah ku siinayay Xafiiskiisa Magaaladda Hargaysa Shabkadda Wararka ee Qurbejoog.com,ayaa sheegay in qaar ka tirsan Mareegayaasha qaarkood lagu Qoray  Warar uu Been Abuur uu ku tilmaamay oo ka dhan ah isaga. Xildhibaan Xaamud,ayaa sheegay inuu sharciga la tiigsan…

                Read More

                  Al-Shabaab Oo Lagala Wareegay Deegaano Hor leh Iyo Khasaare Baaladhan Oo Soo Gaadhay Dadka Rayidka Ah

                  05 ,June,2014(SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo wada jira ay Xarakada Al-Shabaab kala wareegeen Deegaano ay ku lahaayeen Saldhigyo ciidan. Saraakiil katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in guulo ka gaadheen dagaalo ay Al-Shabaab kula galeen deegaano katirsan Gobolka Bakool , waxa…

                  Read More

                    Somaliland Maanta Uma Baahna Sakati Qallinkii: Liibaan Ismaaciil

                    Marka aan ka hadlayno qaranka Somaliland waxa markiiba kugu soo dhacaya qaran dhamays tiray wixii wadan looga baahnaa isla markaana waxaad xusuusanayaa inay Somaliland tahay bogcad ama dal ku ag dhaw wadamo gubanaya oo ay aafayay dagaal sokeeyo waxaanad dareemaysaa inay tahay jasiirad ku naaloonayso nabad iyo badhaadhe ay dadkiisu samaysteen iyagoo allahood la kaashanaya….

                    Read More

                      Cabdillaahi Jawaan Oo Garabyada KULMIYE Ugu Baaqay Inay Aqbalaan Go’aanka Guurtidu Soo Saarto

                      Hargaysa:04,June,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga  Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan), ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan Xisbiga Kulmiye, gaar ahaan Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu ku taliyey in sida ugu dhakhsaha badan loo dhameeyo  wixii tabasho ama khilaaf ah ee jira, waxaanu Guddida Golaha Guurtida ee soo afjarida…

                      Read More

                        Hogaanka Sare Ee Xisbiga Mucaardka Ah Ee Waddani Oo Maanta Si Heer Sare Ah Dalka Ugu Soo Dhaweeyay Xog-hayaha Siyasadda Ee Xisbiga Waddani

                        Haragaysa: 03,June,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Maxamuud Raage Ibraahim ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu in muddo ahba uu ku maqnaa dalka dibadiisa,waxaana maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee  Cigaal International Airport. Md:Maxamuud Raage Ibraahim ayaa soo dhawayntii kadib oo uu lahadlay warbaahinta ayaa…

                        Read More

                          Shil Baabuur Oo Khasaare Balaadhan Gaystay Oo Galabta Ka Dhacay Wadada Cad Iyo Khasaaraha Ilaa Hadda Ka dhashay

                          Haragaysa:03,June,2014(SDN/QJ)- hal Qof ayaa ku dhintay ugu yaraan 20 qf-na wey ku dhaawacatahay  ka dib markii ay isku dhaceen laba Gaadhi oo Xamuul ah oo ku sii jeeday Magaaladda Sallaxley. Wararka ay helayso shhabakadda Qurbejoog.com,ayaa sheegaya in labada gaadhi oo goor danbe oo Maanta ka baxay Magaaladda Hargaysa ay isku dhaceen iyaga si xawli ah…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilanyo Oo Digreeto Uu Soo Saaray Xilkii Kaga Qaaday Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha Iyo Tiknoolajiyada

                            Haragaysa:03,June,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa Digreeto Madaxweyne Xilkii uu qaranka u hayay kaga qaaday Wasiirkii hore ee Xidhiidhka Golayaasha iyo Tiknoolajiyada Md. Aadan Axmed Warsame. Ujeedada Xilka qaadista ayaa uu Madaxweyne Siilanyo ku sheegay inay ka danbaysay Cabashooyin iyo Xil-Gudasho la’aan uu muujiayay Masuulkani. Waxaana sidaas lagu sheegay Warsaxaafadeed goordhayd kazoo baxay Qasriga…

                            Read More

                              JAMHUURIYA: Markale iyo Falanqaynta 26-ka Wasiir ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo: Maanta Iyo Wasiirka Warfaafinta Somaliland

                              Qaybta 24aad Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka: Waa dhowr iyo konton jir ku abtirsada caasimadda Hargeysa oo badhtamihii sannadkii hore gaadhay hammi uu muddo dheer ku taamayey oo ah inuu noqdo wasiir buuxa, kadib markii waqti badan soo ahaa ku-xigeen. Waa suxufi mihnaddiisa weriyenimo ku darsaday aftahannimo caan ka dhigtay,…

                              Read More

                                Baarlamaanka Somaliya Oo Ka dib Weerarkii Lagu Qaaday Todobaadkii Hore Maanta Dib Loo Furay,Iyada Amaanka Aad Loo Adkeeyay

                                Muqdisho:03,June,2014(SDN/QJ)- Barlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta dib u furmaya oo leh fadhigii ugu horeeyay tan iyo markii weerarkii xarunta baarlamaanka lagu qaaday 24kii bishii hore oo ilaa 20 qof ay ku dhinteen. Waxaana aad loo adkeeyay amniga gudaha iyo agagaarka baarlamaanka. Wararka ay helayso Shabakadda Wararka Caalamiga ee Qurbejoog.com,ayaa sheegay Fadhiga Maanta ay ka Qeyb galayaan…

                                Read More

                                  Golaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Xeerka Xabsiyada Somaliland

                                  Hargaysa:03,June,2014(SDN/QJ)-Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Jamuuriyada Somaliland,oo uu Shir-Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamuuriyada Somaliland,ayaa waxa lagu Ansixiyay Xeerka Xabsiyada Somaliland. Xog-hayaha Guud ee Golaha Wakiiladda Cabdirisaaq Siciid Ayaanle,ayaa Mudanayaashii Maanta Fadhiga Soo Xaadiray U sheegay inay wax ka badal iyo Kaabis ay ku sameeyeen Xeerkan Xabsiyada Somaliland intii lagu gudo jiray  Doodda Xeerkan. Xeerka Xabsiyada…

                                  Read More

                                    Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidan Ay Qaramada Midoobay Sheegtay Inay U Samaynayso Ilaalinta Shirkadaha Shidaalka

                                    Hargaysa:03,June,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay jawaab adagna ka bixisay  warbixin ay  Golaha Ammaanku u gudbiyeen Guddida daba-galka Hubka Qaramada Midoobay  ee Soomaaliya iyo Eritrea  oo ay ku sheegeen inay Somaliland samaynayso ciidan hubaysan  oo khatar ku noqon kara nabad-gelyada mandaqada geeska Afrika.Wasiirka Gaashaandhigga  Somaliland Mr. Axmed Cali Cadami ayaa  Guddiga daba-galka cunaqabataynta…

                                    Read More

                                      Waxa La Gaadhay Waqtigii Isbedelka!

                                      Maanta wuxuu dalku marayaa meel adag, waxa daaha laga qaaday qabyaaladi, waxa xadhkaha goostay musuqmaasuqi, waxa god madaw lagu riday caddaaladi. Waxa la xakameeyay xoriyatal qawlkii saxaafada. xukuumada iyo xisbiga kulmiye waxaynu ka dhaxalay kala qoqob, eex iyo sinaan la’aan, waxa loo baahanyahay in caqlig iyo cilmigu shaqeeyo cida la rabo inay dalka samato bixisa…

                                      Read More

                                        “Markaan Idhi Waxaan Ahay Musharax Dagaal Cir Iyo Dhul Ah Ayuu Madaxweynuhu Qaaday” Muuse Biixi Cabdi

                                        Hargaysa:02,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga taladda Somaliland haya ee Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi,ayaa maanta Markii ugu horay ka hadlay Gudiga Dhex-dhexaadinta ee Golaha Guurtida iyo Halka ay wax marayaan. Waxaa uu sheegay in Guddigu ay u Goleeyeen laba dhinac ee is haysta oo ay Garabkooduna u sheegeen halka ay sartu ka qudhuntay ee uu Khilaafka Xoogani ka dhashay,isaga…

                                        Read More

                                          Madax-dhaqameed Iyo Waxgarad Ka Tirsan Degmada Axmed Dhagax Oo Tageero U Muujiyay Madaxweyne Siilanyo Iyo Xildhibaan Nac-Nac Oo Ka Hadlay {DHAGAYSO}

                                          Hargaysa:02,June,2014(SDN/QJ)-Qaar ka tirsan wax-garadka,dhalinyarada iyo Aqoonyahaynka  Degmadda Axmed Dhagax oo ay wehelinyaan Siyaasiyiinta Beesha ee  Golahayaasha Dawladda ugu jira ayaa Kulan ay Maanta ku qabteen Magaaladda Hargaysa waxay Sheegeen iany Si Buuxda u taageersanyihiin  Musharaxnimada Madxaweyne Siilaanyo ee 5-ta Sanno ee Soo Socoto.waxaana ay dhinaca kale u soo jeediyeen in si wadajir ah loo wada…

                                          Read More