admin

    “Maanta oo ay taariikhdu tahay 01 June 2014,Waxaan Cadaynayaa inaan u taaganahay tartanka loo gelayo doorashada wakiilada”. Xuseen Xasan Bad-maax

    Ku:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Og:Musharaxa Madaxweyne-Ucid Og:Gudida Fulinta Og:Xoghayaha G/Dhexe Og:Xoghayaha Guud   Ujeedo:OGEYSIIS Mudanayaal waxa aan mar labaad idin ogaysiinayaa manta oo ay taariikhdu tahay 01 June 2014 inaan u taaganahay tartanka loo gelayo doorashada wakiilada,musharaxnimadayduna waxay ku salaysantahay aragtida hoos ku xariiqan: Aniga oo raacaya xeerka iyo siyaasadda xisbiga ucid waxa lama huraan ah…

    Read More

      Xisaabta Kulmiye Halkay Ka Xidhmi Weyday???

      Sidaa kawada war qabtaan ama intiina badani la socotaan waxa dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay iyo inta sanadkan aynu ku jirnaba marba soo baxayay khilaaf hadheeyay xisbi xaakimka kulmiye waxaana khilaafkaasi in badan kazoo muuqday warbaahinta, hadaba akhriste qalinka umaan qaadan inaan u gar qaado ama aan idhaahdo cidaas ayaa qaldan sidoo kale qalinka uma aqaadan…

      Read More

        Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyey duqa magaalada Baden ee dalka Switzerland.

         Muqdisho:30,May,2014(SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xafiiskiisa Kusoo dhaweeyey Duqa magaaalada baden Dalka Swizerland kaas ay wehliyaan wafdi kale oo heer Caalami ah . Laba mas,ul ayaa waxaa ay ka wada hadleen si ay labada magaalo iskaga Kaashan lahaaayen Dib dhiska Dalka iyo in ay hormar…

        Read More

          “Waxaan aad u canbaaraynayaa xadhiga lagula kacay qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Berbera” Xil.Yoon

          Hargaysa 30,May,2014(SDN/QJ)- xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka caasimada Hargeysa ayaa si kulul u canbaareeyey xadhiga lagula kacay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada Berbera. Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon ayaa waxa uu sheegay inaanay sharciga meelna kaga oolin in si aan sharciga waafaqsanayn loo xidho xildhibaanada dalka. Ugu horayn xildhibaan…

          Read More

            Xisbiga UCID oo ka Digay Xukuumadda Somaliland oo lagu martqaaday Shir ka Dhacaya Sweden Gaar Ahaan Stockholm

            Stockholm 30,May,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa waxa uu Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo uga Digay inay ka qayb gasho Shir ay sheegeen in lagu qabanayo Dalka Sweden oo ay kazoo Qeyb galayaan Maamulada Somaliya. Waxaaana uu u dhignaa Warsaxaafadeed ay ka soo saareen Xaruntooda Magaalada Hargaysa “Xisbiga UCID oo ka Digay Xukuumadda Somaliland oo lagu martqaaday…

            Read More

              Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka War Bixiyay Safarkiisa Waqooyiga Ameriga Iyo Qaadhaanka Wadada Ceerigaabo

              Washington: 28,May,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayso dhaqaale u ruurinta jidka Ceerigaabo illaa Burco, waxa kale oo uu ka hadlay debaal-degyadii uu kala qayb galay jaaliyadaha Somaliland ee Marayanka iyo Canada. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ku sugan dalka Canada waxaa kaloo uu…

              Read More

                Odayaal ka Soo Jeeda Koonfurta Hargaysa Oo Si Buuxda U Taageertay Musharaxnimada Madaxweyne Siilanyo

                Haragaysa: 28,May,2014(SDN/QJ)- Hogaanka iyo Madax dhaqameedka Beesha Abokor Muuse oo ka tirsan Beesha Ciidagale Weyne,ayaa kulan ay ku qabteen Magaaladda Hargaysa waxay kaga dhawaaqeen inay si Buuxda u Taageersanyihiin Musharaxnimada Madaxweyne Siilanyo. War Qoraal ah oo ay Kulankooda ka dib ay soo saareen oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakdda wararka Caalamiga ah ee…

                Read More

                  Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliya Jen. Indho Qarsho Iyo Kolonyo Galbinaysay oo Qarax Lala Eegtay

                   Muqdisho: 28,May,2014(SDN/QJ)-Qarax Xoogan ayaa saakay abaaro 8-dii Subaxnimo waxaa lala eegtay gaadiid ay wateen Saraakiil katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya xili ay marayeen agagaarka Warshadii hore Caanaha ee Magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa ku waramay in qaraxu ahaa nuuca Miinada dhulka lagu aaso , waxaana lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo la tilmaamay in ay galbinayeen…

                  Read More

                    “Ciidankaa XDS waa lafdhabarka jiritaanka shacabka iyo Dalka”.Wasiirka Warfaafinta Somaliya

                    Muqdisho:26,May,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Cilmi Adan (Indho-Qarsho), oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Ciidanka Badda Admiral Madey Nuurey Sheekh Ufurow, Taliyaha Ciidanka Cirka S/G Duuliye Maxamud Sheekh Cali (Doble Pilote), Hogganka Saadka G/Sare Cabdullahi Macalin Nuur iyo saraakiil kale. Wasiirka waxaa ku wehliyey kulanka…

                    Read More

                      Magaalooyin Al-Shabaab Go’doomisay Oo Gaajo Loogu Dhintay

                      Xudur:26,May,2014(SDN/QJ)-Wararka laga helaayo Gobolka Bakool, ayaa waxay sheegayaan in ay macluul baahsan ka jirto Gobolkaasi, ka dib markii Shabaabku go’doomiyeen deegaanadii ay dhowaan kala wareegeen Ciidamada Dowladda iyo Amisom. Shacabka ku dhaqan Degmooyinka Xudur, Waajid, Rabdhuure iyo Ceelbarde, ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay la ildaran yihiin macluul (gaajo), iyadoo aynaan jirin wax gurmad…

                      Read More

                        “Qeexidda aragagixisonimo ee ku jirta xeerkan waxay keenaysaa cadibaad iyo in lagu dabaqo ficilo balaadhan oo aad u kala duwan”. Xarunta Xuquul Insaanka Somaliland

                         Hargaysa:26,May,2014(SDNQJ)- Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland, ayaa walaac weyn ka muujisay Qodobo ku jira Xeerka la dagaalanka Argagixisadda oo ay sheegeen in Golaha Wasiiradda Somaliland u gudbiyeen Golaha Baarlamaanka Somaliland. Waxaana sidaas ay ku sheegeen Warsaxaafedeed ay soo saareen oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Wararka Caalamiga ah ee Qurbejoog.com. Waxaana uu dhignaa sida…

                        Read More

                          Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Ka Mid Ahaa Dadkii Wax Ku Noqday Weerarkii Shabaabku Ku Qaadeen Xarunta Shacabka Oo Loo Qaaday Turky-ga

                          Muqdisho: 26,May,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaawac culus uu kasoo gaadhay weerarkii maalin Maalintii Sabtida Xarakada Al-Shabaab xubno katirsan ku qaadeen Xarunta Golaha Shacabka ayaa laga dhoofiyay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde. Xildhibaan Faarax Cawad oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaawac culus waxa uu kasoo gaadhay weerarkii lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka , waxaana Xildhibaankan…

                          Read More

                            Hog-hayaha Guud Ee Kulmiye Oo Iska Xaadiriyay Garabka Xukuumadda,Kuna Dhwaaqay Xiliga Shirka Golaha Dhexe

                             Haragaysa: 26,May,2014(SDN/QJ)-Xog-hayaha Guud ee Xibiga Kulmiye oo maanta ka soo dhex muuqday Garabka ay is-hayaan Hogaanka Xisbiga ee u Janjeeda dhinaca Xukuumadda iyo Madaxtooyada Somaliland,ayaa ku dhawaaqay in shirkii Golaha dhexe ee haatan uu muranku ka dhashay la qaban doono 1-da Bisha June,ee sanadkan 2014_ka. Md.Xasan Siciid waxa uu ugu baaqay dhamaan Xubnihii dhawaan lagu…

                            Read More

                              Dalka Masar Oo Looga Dareeray Doorashada Madaxtinimada

                               Qaahira: 26,May,2014(SDN/QJ)-Masar waxaa ka billaabatay doorasho madaxtinimo oo ah tii ugu horreysay tan iyo markii xukunka laga tuuray Maxamad Mursi. Ammaanka ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo ugu yaraan 200,000 oo askari ay wardiyaynayaan goobaha codbixinta. Wasiirkii hore ee difaaca Cabdal-Fataax al-Sisi iyo siyaasiga garabka bidix Xamdin Sabaxi ayaa ah labada musharax ee kaliye oo…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo booqday dhaawacyadii la dhigay Cisbitaal Madiina

                                Mogadishu:25,May,2014 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo qaar kamid ah golaha Wasiirada ayaa Saaka booqday Isbitaal Madiina oo ku jiraan qaar kamid ah dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii ay shalay ku qaadeen Xarunta Golaha Shacabka kooxda arxan laawayaasha ah ee Al-Shabaab. Ra’iiusl Wasaaraha ayaa war bixin ka dhageystay Maamulka Isbitaal Madiina, wuxuuna…

                                Read More

                                  “Weerarkii Baarlaanku waxa uu ka dhiganyahay weerar lagu soo qaaday UMadda Somaliyeed” Madaxweynaha Somaliya

                                  Muqdisho:25,May,2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamuuriyada Federaaliga ah ee Somaliya Md.Xasan Skheekh Maxamuud ,ayaa maanta dalka dib ugu laabatay ka dib safar Maalmihii ugu danbeeyay uu ugu maqnaa Dalka Koonfur Afrika oo lagu caleemo saarayay Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika. Ka dib markii uu Madxweynhu kazoo dehgay Gagida Dayuuradahaa Caalamamiga ah ee Adan Cadde,ayaa waxa uu ka hadlay…

                                  Read More

                                    “Sidda ay u muuqata-ba Xisbiga KULMIYE markii hore Dimuquraadiyad kuma dhisnayn”. Muj: Xasan Guure {DHAGAYSO}

                                    Hargeysa:25,May,2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maddasha Wadda-tashiga iyo Toosinta Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Khilaafka ka taagan Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ku sababeeyay Dimuquraadiyad la’aan uu xusay inay hore uga jirin Xisbiga dhexdiisa. Xasan Guure oo Maanta Waraysi siiyay Telefishanka KALSAN TVwaxa uu ka waramay sababihii keenay inuu ka baxo Xisbiga KULMIYE oo uu hore uga tirsanaa….

                                    Read More