“ laba wasiir ayaa saaka ila soo hadlay oo mid wuxuu igu yidhi “Xalay baanu Erinay Maxamed Cabdillaahi”. midka kalena wuxuu igu yidhi….” Gudoomye Ku-Xigeenka 1-aad ee Kulmiye
Muqdisho, 25, May, 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku-Xigeenka Xisbiga Talada Somaliland hay ee Kulmiye,ayaa Maanta ka hadlay Sababta Xilkii looga qaaday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar.waxa uu sheegay Maxamed Kaahin Axmed in ay tahay sababtu iyada oo lagu Tuhmaayo inuu Xidhiidh la leeyahay Hogaanka sare ee Kulmiye….
