Ciraaq:Isabaysiga Sharci Ee Uu Hogaamiyo Nuural AL-Maaliki Oo Guul Balaadhan Kasoo Hooyay Doorashooyinkii Baarlamaanka
19,May,2014(SDN/QJ)- Isbahaysaga Sharci ee Hogaamiyo Ra’iisal Wasaaraha Dalka Ciraaq Nuural Al-Maliki,ayaa la sheegayaa inuu ku Guulaystay Codadkii ugu badnaa ee Doorashooyinkii Golaha Baarlamaanka ee Dalkaasi ka Qabsoomay 30-kii Bishii Ina dhaafday.Laakiin waxa la sheegayaa in aanay taasi macneheedu ahayn inuu helay Aqlabiyadii Kuraasta Baarlamaanka Dalkaasi,oo la Hirdamaya Kooxa Kala Mab’da ah,oo Dagaalo Kooxeed ay ku…
