admin

    “Dhaqaale $ 212 Milyan Ah Dawo Loogama Waayin 850 Mujaahid, Waa Arrin Inna Seegay, Dawladdaana Dadka Ka Masuul Ah” Dr. Sacad Cali Shire

    14,May,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda Mujaahidiiinta SOOYAAL oo kaashanaya urur Magaciisu yahay Raywan, ayaa bilaabay dedaallo dhaqaale loogu ururinayo Mujaahidiintii SNM ee Maskaxda ka naafoobay, kuwaasi oo xaalad liidata ugu nool deegaanno kala duwan oo dalka ah. Sooyaal iyo Raywan, ayaa Munaasibaddii ugu horeysay ee kaga dhawaaqeen qaadhaan ururinta ay doonayaan in lagu daaweeyo Mujaahidiinta Maskaxda ka naafoobay, waxa…

    Read More

      Dawladda Somaliya Oo Si Weyn Uga Cadhootay Go'aanka Ay Dawladda Kenya Xafiis Diblomaasiyadeed Kaga Furanayso Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa

        13,May,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag uga cadhootay go’aanka ay dawladda Kenya ku gaadhay inay xafiis diblomaasiyadeed ka furato caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ayaa cadadkiisii Isniintii shalay baahiyay in sababta ay dawladda Somaliya ugu yeedhatay safiirkeedii…

      Read More

        YUSUF BUDLE: DAWLADDA MARAYKANKU WAXA AY NOO XAQIIJISAY IN AY XUKUUMADDA SOMALILAND QAADATAY MABDA’A SOOMAALI-WEYN, HAATANNA LA GALAY WEJIGII SADDEXAAD EE IS DHEX GALKA……..

        Imaatinka ay ku imanayaan Wasiir Xirsi iyo Wasiir Biixi dalkan Maraykanka waxa aan u arkaa fadeexad qaran, Xoghayaha Arrimha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo u waramayay qaar ka mid ah saxaafadda madaxa banaan ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Maraykanku si toos ah ugu sheegtay in “ Xukuumadda Somaliland ay si…

        Read More

          Amnesty: Jirdilka oo ku badan Afrika

          13,Apr.2014(SDNQJ)-Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International, ayaa sheegeysa in adeegsiga jirdilka uu aad ugu badan yahay qaaradda Afrika, oo jirdilka aanu mamnuuc ka aheyn inta badan dalalkeeda. Hay’ada ayaa baaritaan ballaaran ka sameysay 140 dal oo dunida ka tirsan. Amnesty International ayaa diiwaangelisay noocyo badan oo jirdil ah oo ka dhacay Afrika. Xabsiyada…

          Read More

            “Odayaasha Hawiye ee ka soo kicitimay Muqdisho waxay ku yimaadeen martiqaad qarsoodi ah oo ay ka heleen xukuumadda Silanyo” Muj:Cali Guray

            12,May,2014(SDN/QJ)-Gudoomiye Ku-Xigeenka 3-aad ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa waxa uu markii ugu horaysay cidda uu Shaqsi ahaan uga shakisan yahay inay marti qaaday Odayaasha maalmihii ugu danbeeyay ku sugan Somaliland,isaga oo ku sifeeyay inay yihiin marti goor xun socto.waxa uu Cali Guray sheegay inay Xukuumadda uu Gadhwadeenka ka yahay Axmed Siilanyo,ay si hoose…

            Read More

              Hogaamiyaha Shiinaha Oo Soo Gabogabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Kenya

              12,May,2014(SDN/QJ)- Ra’isal wasaaraha Shiinaha Li Keqiang ayaa soo gaba-gabeeyey booqasho rasmi ah oo uu ku joogay dalka Kenya muddo seddax maalin ah. Waxa uuna madaxda waddamada bariga afrika ee Kenya, Uganda, Koonfurta Suudaan iyo Rwanda uu la saxiixday qandaraasyo isugu jira gannacsi iyo kuwa maalgashi oo gaadhaya balaayin doolar. Mashaariicdaasi waxa ugu muhiimsan khad tareen…

              Read More

                Yuhuudda Oo Sheegtay Inay Qeyb Ka Qaadan Doonaan Hawl galadda Samata-bixinta Hablaha la Afduubtay

                12,May,2014(SDN/QJ)-Koox reer Isra’iil ah oo la sheegay inay ku takhasuseen la dagaalanka argegixisada ayaa la filayaa inay ku biiraan dadaallada lagu doonayo in lagu soo furto gabdhaha Nigeria ee la afduubay. Kooxda Boko Xaraam ayaa sheegtay inay ka dambaysay afduubka gabdhaha. Isra’iiliyiintu waxay ku biiri doonaan Maraykanka, Britain iyo Faransiiska oo horey u gaaray dalka…

                Read More

                  Cadaaladii Xuud baa liqay

                  Wadankan Jamhuuriyada Somaliland waxa hogaamiya xukuumad shacabku ku hungoobay.Xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Axmed-Siiraanyo waxay si badheedh ah ugu dartay xabaalaha xasuuqa gebi ahaan cadaaladii shacabku u oomanaa.   Inkasta oo madaxweyne Axmed-siiraanyo ku dadaalay inuu shacabku helo cadaalad hadana waxay cadaaladii afka ugu dhacday bahda garsoorka oo noqotay hubka ay wasiiradu adeeg-sadaan.Waxa sidaa idiin cadaynaya:…

                  Read More

                    Odayaal Dhaqameedkii Reer Somalia,ayaa Maanta Gaadhay Magaaladda Borame

                    11,May,2014(SDN/QJ)– Odayaashii,Ganacsatadii iyo Salaadiintii kale ee ka socotay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaliya,dhawaanahan ku sugnaa Somaliland ayaaa maanta u kicitimay Mgaaladda Borame ee Xarunta Gobolka Awdal.waxaana la sheegayaa inay halkaas kula kulmi doonaan Qeybaha Bulshadda Sida:Madaxdhaqmeedka reer Awdal,Ganacsatadda iyo guud ahaanba Qeybaha kal duwan ee Bulshadda reer Awdal. Joogi taanka Odayaashan,ayaa waxa uu dareeno kale…

                    Read More

                      Xisbiga Ucid Oo Si Aad Ah Shaki Xoogan Uga Muujiyay Hawlaha Qarsoon Ee Ay U Socdaan Odayaal Dhawaan Ka Soo Kicitimay Muqdisho

                      11,May,2014(SDN/QJ)– Xisbiga caadaladda iyo dareyeelka ee Ucid,ayaa waxa uu Caalamatu Su’aal  Weyn galiyay hawsha ay rasmi ahaan ay u sodaan oday dhaqmeedka ka socda Magaaladda Muqdisho ee Somalia,oo dhawaanahanba ku sugnaa Somaliland,gaar ahaana Caasimadda dalka ee Hargaysa. Waxa uu Xisbigu ku sheegay Warsaxaafadeed uu kasoo saaray Xafiiskiisa Guud ee Mgaaladda Hargaysa,inay Odayaasha weheliyaan Siyaasiyiin hore,…

                      Read More

                        Madax Afrikaan ah iyo Hogaamiyaha Shiinaha oo Gobolka Ku Sugan Ayaa Maanta La Filayaa Inay Kala Saxeexdaan Heshiisyo Malaayiin Dollar Ku kacaya

                        11,May,2014(SDN/QJ)– Madaxda dalalka Ugandha, Tanzania, Rwanda, iyo South Sudan ayaa maanta la filayaa inay heshiis wada jir ah la saxiixdaan Ra’iisul wasaaraha Shiinaha oo booqasho ku jooga dalka Kenya. Hogaamiyayaasha ayaa ku kulmi doono magaalada Nairobi, oo Mr Li uga bilaabtay booqasho seddax maalin ah. Masuuliyiintan ayaa ka wadaxaajoonaya arrimaha gobolka sida, nabadda, amniga, iyo…

                        Read More

                          Kooxda Ka Dagaalanta Nigeria Ee Boga Xaraam Oo Burburiyay Buundo Labaad,Xili Lagu Hawlanyahay Samata bixinta Hablaha Ay Qafaasheen

                          11,May,2014(SDN/QJ)–Dadka degan Waqooyiga bari ee dalka Nigeria ayaa sheegayo in koox looga shakisan yahay Boko Xaraam inay burburiyeen buundo kale oo muhiim ahayd, waana tii labaad oo muddo laba maalin gudahooda gooyaan.Meesha ay buundada ku qarxiyeen ayaa u dhow goobtii ay ka afduubteen in kabadan 200 oo gabdhood. Tallaabada kooxdan ayaa u muuqato farsamo cusub…

                          Read More

                            Cali Guray Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Masuuliyiinta Wageyska Haatuf

                            10,May,2014(SDN/QJ)- Gudoomiye Ku-Xigeenka 3-aad ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa si kulul uga hormiyid Xadhiga Maanta ay Xukuumadda Somaliland kula kacday Masuulinyiinta Wargeyska Haatuf ee Madaxa-banaan.waxa uu Cali Guray ku sheegay in tahay arin Qabyaalad Fool xun ah oo ay dalka ku soo kordhisay Xukuumadda uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilanyo. Waxaana uu intaas…

                            Read More

                              Wasiir Caafimaadka Xaglo-toosiye Oo Maanta Gaadhay Sool-joogto,Mashaariicna Dhagax Dhigay

                              10,May,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Maanta Booqday Deegaanka Sool Joogto,waxaana uu Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad Oo Wasaarada Caafimaadku Ka Hir Galinayso Deeganka Sool Joogta. Wasiirka ayaa Mudo todobaad ku dhaw waxa uu ku suganyahay Deegaandda Bariga Somaliland oo uu doonayo inuu dib loo Hawl galiyo dhaamaan Goobihii Ageegyadda Bulsho sida: Caafimaad…

                              Read More

                                Colaadii Koonfurta Sudan Oo Heshiis Hordhaca Laga Gaadhay

                                10,May,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo hoggaamiyaha fallaagada Riek Machar ayaa saxiixay heshiis nabadeed kaddib colaad socotay muddo shan bilood ah. Heshiiskaasi ayaa ku baaqaya xabad joojin deg deg ah iyo in la dhiso dowlad ku meel gaadh ah oo ay wadaagaan dhinacyada ku hardamaya dalkaasi. Waa markii ugu horeysay oo Madaxweyne Salva Kiir…

                                Read More

                                  Kenya:Safaaradda Somalida Oo Ka Dayrisay Xaaladda Somalida Ku Jirta Jeelasha Magaaladda Nairobi

                                  10,May,2014(SDN/QJ)-Saraafadda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ayaa ka dayrinaysa xaaladda ay ku sugan yihiin dad Soomali ah oo ku xiran garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee Jomo Kenyatta.waxaana la sheegayaa inay dadkaas la soo daristay Nolol Xumo iyo Nadaafadda Goobaha ay ku xidhanyihiin oo aad u liidata. Dadkan,ayaa la sheegayaa in aanay haba yaraatee haysin waxyaabaha…

                                  Read More

                                    Xisbiga Ucid Oo Maanta Qaddo Sharaf U Sameeyay 45 Oday Dhqameed Oo Reer Muqdisho Ah Oo Ku Sugan Hargaysa

                                    09,May,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa maanta Qeddo Sharaf u Sameeyo ilaa 45 Oday Dhaqameed ah oo Ka sicdo Somaliya,Maalmahana ku Sugan Somaliland,gaar ahaana Magaaladda Hargaysa.Xafaladda oo Ujeedadedu ahayd is barsho iyo Soo dhayn,maadaama ay dalka iyo dadkaba Odayaashu marti u Yihiin. Saraakiisha Xisbiga,ayaa waxay u cadeeyeen in aanay Somaliland Joogin Goobtii ay ka soo…

                                    Read More

                                      Yuusuf Garaad Oo Si Xoogan Ugu Horyimid Habka Ay U Shaqayso Dawlada Somaliya

                                      09,May,2014(SDN/QJ)-  Madaxii Hore ee Laanta  Afka-Somaaliga-ga ee BBC-da,Yuusuf Garaad Cumar si aad ah uga Hor yimid Dawladda uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,isaga oo sheegay in habdhanka Xukuumaddu aanau ahayn mid la Aqbali karo.waxaa uu intaas raaciyay in sii socoshada Hab-dhaqanka Dawladda uu Hogaamiyaha ka yahay Xasan Sheekh,aanay dani  ugu jirin Dalka iyo Dadka Somaliyeed….

                                      Read More

                                        Dhismaha Wadadii Ceerigaabo Oo Maanta Si Rasmi Ah Loo Dhaqaajiyay,Iyada Oo Goob-Joog Ka Ahaa Wasiir Xirsi

                                        09,May,2014(SDN/QJ)-  waxa maanta si rasmi ah loo bilaabay Wadadii Ceerigaabo ee Iku Xidhaysay Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo. Waxaana laga Bilaabay Isla Meeshii uu Mdaxweynha Jamuuriyadda Somaliland,oo ah DeegaankaIn-afmodoobe. Waxaana sidaas lagu Sheegay Warsaaxadeed laga soo Saaray Madaxtooyadda Somaliland.waxaana u dhignaa sida tan: “Dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa saaka si rasmi ah uga bilowday barta ay wadada…

                                        Read More