Jamaac Riyo Oo Soo Saaray Hees Labaad Oo Hogaaminta Siilaanyo Ku Durayo
05,May,2014(SDN/QJ)- Abwaan Jaamac Riyo oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland,ayaa shaaca ka qaaday Heestii labaad ee uu ku dhaliilo Hogaaminta Madaxweyne Siilaanyo. Heestani cusub ayaa waxaa Ereyadeeda ka mid ah “Nasiibka iyo Hoodadaada Huga ku mataansanoo, habeenkaagaa Madoow”. Abwaan Jaamac Riyo ayaa sheegay in ay dabba Socoto Heestani tii uu sanadkii hore uu…
