admin

    Xukuumada Somalia oo canbaareysay weerar ciidamo kenyaan ah lagu dilay.

    Muqdisho May 27, 2013(SDN)-Ra,iisul wasaaraha xukuumada soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon :Saacid” ayaa Warsaxaafadeed uu kasoo saaray Xafiiskiisa Waxaa uu Ku sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku garab istaageeyso dowlada Kenya dagaalka ay kula jirto Kooxaha Argagaxisada ah Isagoo Si gaar ah Carabka ugu dhuftay Al-shabaab,waxana uu dowlada Kenya uga mahad celiyay doorakeeda Dagaalka Dowladu ku…

    Read More

      Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Siihayaha Safaaradda Yemen ee Muqdisho oo kulmay

      Muqdisho May 26 2013 (SDN)– Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Eng. Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Yemen ee Muqdisho Danjire Fuad Mohamed        Al-zurqah , iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo fududeynta qaabka maraakiibta Soomaaliya ee fadhida dekadda Cadan loogu soo kaxeyn lahaa dhanka Caasimadda Muqdisho . Wasiir kuxigeenku ,…

      Read More

        Banaabax Lagu taageerayay Axmed Madoobe loogana soo horjeeday dowladda oo ka dhacay Kismaayo

        Kismaayo May 26 2013 (SDN)— Banaabax lagu taageerayay Maamulka Jubaland ee garabka Axmed Madoobe islamarkaana looga soo horjeeday siyaasada dowladda ee Jubooyinka ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose. Banaabaxa ayaa waxaa ka qeyb qaadanayay boqolaar ruux kuwaasi oo isugu jiray Arday, ganacsato, haweyn iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku…

        Read More

          Wafdi Wasiiro ku jiraan oo ka socda dowladda Soomaaliya oo ku xayiran Garoonka Kismaayo

          Kismayo May 26 2013 (SDN)— Wararka maanta ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wafdi wasiiro ah oo ka socda dowladda Soomaaliya ay ku xayiranyihiin Garoonka Magaaladaasi. Xubno ka tirsan wafdiga dowladda ee gaaray Garoonka Kismaayo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wafdiga uu wali ku sugan yahay Garoonka Kismaayo, madaama ay ciidamada Kenya…

          Read More

            Ciraaq oo mashaariic Soomaaliya ka fulinaysa

            Bagdaad May 25, 2013(SDN)-Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada Iraq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xirira dhanka dhismaha oo ay ka sameeyneyso Somalia waxana ay ku kici doonta qiimo lacaged oo gaaraya 15-milion oo dolarka Maraykanka.     Wasaradu waxa ay tilmaantay in shaqalihi howlahaasi ka fulin lahaa…

            Read More

              Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD

              Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24 May 2013, Addis Ababa, Ethiopia‏ Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24…

              Read More

                Howlgallo balaaran oo saakay ka socona Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya

                Muqdisho May 25 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgallo kawada xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Howlgaladan oo ay fulinayaan Ciidamada Nabad Sugida dowladda iyo Boooliska AMISOM ayaa waxa ay hada ka soconayaa Xaafada Buula-xuubey ee degmada Wadajir, halkaasi oo dadka mid mid loo baarayo. Ciidamada ayaa midmid…

                Read More

                  Jawaari: Ma Ogolaan Doono Mowshin U Jeedkiisu Yahay Burburinta Qaranimada Soomaaliyeed

                  Muqdisho May 24 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxmed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo la hadlayay warbaahinta ku hadsha afka dowlada ayaa sheegay in mooshinno Baarlamaanka la hor keeno mar weliba ay imanayaan balse ay ku dadaalayaan in mooshinnada la hor keenayo Baarlamaanka ay noqdaan kuwa wax dhisa hayeeshee aan wax dumin. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sooaaaliya mar…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminay oo ka qeybgalay xuska ururka Midowga Afrika

                    Addis Ababa May 24 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalaya shir madaxeedka Midowga Afrika iyo xafalada weyn ee loogu dabaal dagayo sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegatay Aasaaska Ururka Midowga Afrika oo…

                    Read More