admin

    Iska hor imaad u dhexeeyay Boolis iyo Mudaharaadayaal ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

    Istanbul June 1, 2013 (SDN)— Inkabadan 100-ruux ayaa ku dhawacmay Iska hor imaad u dhexeeyay Ciidamada Booliska dalka Turkiga iyo dad mudaharaadayaal ah kaasi oo ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalkaasi. Iska hor imaadka ayaa kadanbeeyay markii ay ciidanka booliska isku dayeen in ay kala eryaan mudaharaadayaasha oo muddo 4-maalmood kabadan ku sugnaa qeybo ka…

    Read More

      Dowladda Sacuudi Carabiya oo Soomaaliya u balan qaaday 24 milyan oo dolarka Maraykanaka ah

      Muqdisho May 31 2013 (SDN)— Boqortooyada Sucuudi Carabiiya ayaa Soomaaliya maanta u balanqaaday in ay siin doonto dhaqaale gargaar oo gaaraya 20 milyan oo dolarka taasi oo wax looga qabanayo dhibaatada ka jirta dalkan. Dhaqalahan ayaa lagu fulin doonaan mashruucyo badan waxa dhaqaalahan wax ka bixiyay Ururka Iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo (OIC), Kaasi…

      Read More

        Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo beenisay in ay dalka ka saartay Hay’addo samafal oo dhanka caafimaadka ka sanqeynayay

        Muqdisho May 31 2013 (SDN)– Wasaarada cafimaadka oo hostagta Wasiirka Hormarinta Adeega Bulshada ayaa maanta beenisay in dalka Soomaaliya ay ka raacdeeyeen Hay’addo samafal oo shisheeye ah. Ku simaha waaxda Caafimaadka wasaarada adeega Baulshada ee Xukuumadda Soomaalia Dr. C/risaaq Yusuf Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn loo jeediyay waaxda Caafimaadka ee wasaarada taasi…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha Japan oo heshiis gaaray (Sawirro)

          Yokohama, 31 May 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe, kulankan oo ka dhacay magaalada Yokohama iyadoo isla maantana uu dhici doono Shirkii Soomaaliya oo ay labada mas’uul wada shir-guddoominayaan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa soo gaaray Yokohama maalintii shalay si ay ugu qeybgalaan…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmaya Ra’iisul wasaaraha Japan Shinzu Abe

            Yokahama May 31 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Yokahama ee Japan ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Shinsu Abe. Afhayeenka Madaxweynaha C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yarisoow” ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Japan iyo Madaxweynaha Soomaaliya ay kawada hadli doonaan Arrimo xasaasi ah…

            Read More

              Kooxo hubeysan oo gudoomiye xaafadeed ku dilay dagmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe

              Jowhar May 31 2013 (SDN)—Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxa ay ku waramayaa in xalay halkaasi lagu dilay Gudoomiye xafadeed ka tirsanaa Maamulka degmadaasi. Dad goobjoogayaal ah ayaa u sheegay qurbejoog.com in Gudoomiyah la dilay lagu magacaabijiray Xuseen C/laahi Cumar, waxaana uu ahaa gudoomiyaha xaafada Hantiwadaag ee dagmada Jowhar ee…

              Read More

                Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka oo barlamanka Soomaaliyeed maanta hortimid

                Muqdisho May 30 2013 (SDN)– Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Jeylaani Nuur Iikar. Kulanka oo ay soo xaadireen 147 Xildhibaan ayaa ajandihiisu ahaa qeybinta qoraal 5-Qodob ka koobnaa oo ay soo gudbisay wasaarada Cadaaladda iyo Garsoorka….

                Read More

                  Golaha wasiirada Soomaaliyeed oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

                  Muqdisho May 30 2013 (SDN)– Shirkii golaha wasiirada ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka dhismaha hay’adda maareeynta masiibooyinka Soomaaliya. Waxaa sidoo kale goluhu ka doodeed labo hindise sharciyeed oo dib loogu celiyay gudiyo farsamo si ay u soo ebyaan inta aanu goluhu…

                  Read More

                    Wariye Xalay Lagu dhawacay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose

                    Kismaayo May 30 2013 (SDN)– Dableey Hubaysan oo Haybtooda la garayn ayaa Caawa ku weeraray Degmada Kismaayo Wariye C/qaadir Cabdirisaaq Jiijile oo kamid ahaa Wariyaasha ka howlgala gobolka Jubbada Hoose sidoo kalana la shaqayay Idaacado Maxali ah oo ku yaala Muqdisho. Wariye Faadumo Cilmi oo kamid ah Wariyaasha arkay dhawaca Wariyaha ayaa xaqiijisay wariyaha in lagu dhaawacay…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Baarlamaanka Ma Lahan Bogaga Lagu Sameystay Magaciisa Waana Looga Been Abuurtay

                      Muqdisho 30 May 2013 (SDN)— Mudooyinkan dambe waxaa si aad ah ugusoo badanayey baraha internetka gaar ahaanna baraha ay Bulshadu ku kulanto sida Facebook iyo Twitter shaqsiyaad iyagu adeegsanaya magacyada madaxda sare ee Dalka si gaar ahna shaqsi barta Twitterka ka sameystay bog uu ku sheegay inuu leeyahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…

                      Read More

                        Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Cumaan

                        Muscat May 29 2013 (SDN)– Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Mohamed Nur Ga’al ayaa kula kulmay Magaalada Muscat ee Saldanada Oman Ra’iisul wasaare kuxigeenka wadankaasi Fahd bin Mahmoud al Said oo ay ka wada hadleen kobcinta iskaashiga taariikhiga ah ee u dhaxeeya labada dal . Kulanka oo qaatay muddo Laba saacadood ah,loogana hadlay…

                        Read More

                          HRW oo eedeyn u soo jeedisay Booliska Kenya.

                          Nairobi May 29, 2013(SDN)-War bixin ay manta soo saartay hay,ada xaquuqda aadanaha u dooda marka ee Human rights watch ayey ku sheegtay in booliska magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ay dhibaato iyo falal kufsi ah kula dhaqaaqen in aan ka yareen kun qof oo qaxooti Somalia ah intii u dhaxeysay bishi November sanadii 2012…

                          Read More