In kabadan 50-Ruux oo ku geeriyooday Duufaano ku dhuftay Oklahoma ee dalka Maraykanka
Oklahoma May 21 2013 (SDN)— Ugu yaraan 51-ruux, oo ay ku jiraan 20-caruux ah ayaa geeriyooday kaddib markii Duufaano xoogan ay ku dhufteen Magaalada Oklahoma ee dalka Maraykanka. Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in duufaantani ay aheyd tii ugu xumeyd ee ku dhufatay Magaalada Oklahoma iyagoo sidoo kale sheegay in ku dhawaad 120-ruux oo dhawacyo soo…
