Gulf News: Sheekh Osama Bin Laden Lama Diline Waa Isdilay (AKHRISO WARBIXIN)
Qahira May 29 2013 (SDN)— Warkaan oo maanta lagu daabacay Web page-ka Gulf News ayaa waxa uu warbixin ka qoray wareysi gaar ah ay la yeesheen nin ka mid ahaa ilaaladii Hogaamiyihii hore ee Al qaacida Shiikh Osama Bin Laden ee isagu la dilay. Waxa uu ku bilaabay warbixinta markii uu dhimanayey Shiikh Osama inuu…
