Xasan Sheekh iyo C/raxmaan Faroole Oo isku mari wayay qodobo xasaasi ah (Aqriso)
Garoowe April 29 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya iyo Horjoogaha Maamulka Puntland ayaa kulan saacado qaatay waxa ay maanta ku yesheen Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Kulankaasi waxaa looga hadlay qodobo badan oo ku aadan arrimaha Soomaaaliya sida: Dastuurka, Jubooyinka, Shirka London iyo Arrimo kale oo badan. Dadk ka si dhaw ula socoda kulankii Xasan…
