admin

    SAWIRO: Sh Shariif oo Khudbado Luuqada Ingiriiska ku baxaya ka jeediyay Mareykanka

    Atlanta May 01 2013 (SDN)— Madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya  Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa socdaal ku maraya qaar ka tirsan magaalooyinka Mareykanka, isagoo khudbado ka jeediyay  magaalooyinka  Atlanta, Georgia, West Virginia iyo North Carolinam ayaa khudbado ka jeediyay jaamacado, isagoo sidoo kale kulamo la qaatay masuuliyiin ay ku jiraan qaar horay xilal uga soo…

    Read More

      Xasan Sheekh: Majiri Doonto In Si sharci daro looga kaluumeysto xeebaha dalka

      Muqdisho May 01 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday warshada kaluunka dhoofisa ee Soomaali National Fishing Company,ayaa wuxuu ka hadlay muhiimada ay leedahay kheyraadka dalka Soomaaliya iyo kaluunka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hada wixii ka dambeeya kaluunka dalka Soomaaliya iyo kheyraadka aysan jiri doonin in si sharcidaro ah looga…

      Read More

        Wadooyinka waa weyn ee Muqdisho oo maalintii Labaad Xiran, Maxay tahay sababtu?

        Muqdisho May 01 2013 (SDN)— Wadooyin waa weyn ee lama huraanka u ah Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa xiran Maalintii labaad oo xiriir ah iyadoo Isgoysyada iyo wadooyinka lagu arkayo Askar iyo gaadiidka ciidanka dowladda. Dadka Muqdisho ayaa shalay shaqooyinkii, waxbaarashidii iyo howlihii kale oo ay lahaayeen badidoda ka baaqday sababo xinaashiyaha wadooyinka ah….

        Read More

          R/wasaare Saacid Fariin Hanbalyo ah u diray dhamaan Shaqaalaha Soomaaliyeed

          Muqdisho May 01 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faraax Shirdoon (Saacid) ayaa munaasabada 1da May, 2013 oo ah maalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul…

          Read More

            Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Shaqaalaha Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Caalamka

            Ankara May 01 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa hambalyo u aadan munaasabadda 1da May ee maalinta shaqaalaha Aduunka u diray shaqaalaha Soomaaliyeed. Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka ayaa yiri “anigoo ka faa’ideysanaya munaasabadan maalinta shaqaalaha caalamka ee ku asteeysan 1da bisha May waxaan halkaan…

            Read More

              Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Su’aallo Uga Jawaabay Ardayda Soomaaliyeed Ee Wax Ka Barata Turkiga “SAWIRRO”

              Istanbul April 30 2013 (SDN)— Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdiga uu hogaaminayo ee socdaalka shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa su’aallo uga jawaabay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Turkiga. Kulankan oo ka dhacay hool ay wadajir usoo diyaariyeen Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara iyo Ardayda Soomaaliyeed ee…

              Read More

                In Kabadan 250-kun oo ruux oo la sheegay in ay ku geeriyoodeen Abaartii ku dhufatay Soomaaliya 2011-dii

                Nairobi April 2013 (SDN)–Warbixin ay soo saareen Tododobaadkaan saraakiil ka soo jeeda Bariga Africa,ayaa waxay ku sheegeen in dad gaaraya 260,000 oo Soomaali ah ay u geeriyoodeen gaajo sanadkii la soo dhaafay ee 2011,taasi oo labo jibaar ka badan kuwii horay loo soo saaray. Dowlada Mareynkanka iyo hay’ado Qaabilsan dhanka cunada oo indha idheyn iyo…

                Read More