Uhuru Kenyati : Danta Aan Soomaaliya Ka Leenahay waa soo celinta Nabadeeda
Nairobi April 27 2013 (SDN)– “Waxa kaliya aan xiiseynayo waa Nabad ka bidhaanta dalka Soomaaliya oo dagaalo mudo ka badan 22-sano ay ku soo jirtay,iyadoo sidoo kale ay sii huriyeen dagaalada Al-shabaab,ayuu yiri Madaxweynaha dalka Kenya oo arimaha soomaaliya ka hadlayay. Madaxweynaha ayaa hadalkaan jeediyay xilli ay ku kulmeen magaalada Nairobi gudoomiyaha Midowga Africa haweeneyda…
