admin

    Marwada R/wasaaraha Soomaaliya oo 8-da Maarso Barakacayaal kula dabaal dagtay Muqdisho (Sawirro)

    Muqdisho March 09 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed— Marwada Ra’iisal Wasaaraha Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta kula dabaal degtay munaasabadda maalinta haweenka caalamka 8th March  caruur iyo haween ku nool xero barakacayaal ah oo lagu magacaabo Al cadaala. Marwada Ra’iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale, gaarsiisay xeradaasi kaalmo raashin ah oo isugu jirtay Bur, Bariis, Cabitaan, iyo macmaan,…

    Read More

      Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Maalinnimada Berri Ah Daah Furaya Dib U Eegista Dastuurka Dalka (Warsaxaafeed)

      Muqdisho March 08 2013 (SDN)— Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinnimada berri ah si rasmi ah u daah furaya dib u eegista ay ku sameynayaan Dastuurka Dalka kaasi oo ay horey si KMG ahaan ugu ansixiyeen ergo gaareysay 750 xubnood. Furitaanka kulankan daah furka u ah dib u eegista Dastuurka Dalka ayaa waxaa lagu casuumay…

      Read More

        Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka tagay Gedo oo fariisin ka sameystay duleedka Kismaayo

        Kismaayo, March, 08 2013 (SDN)–Wararka laga helayo ilo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Magaalada Kismayo iyo Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka guurey gobolka Gedo ay gaareen degaanka Beerxaani. Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegey inta u dhexeysa 150-200 ayaa ka tirsan xoogaga dowlada Federaalka ah kuwaasoo gobolka Gedo horey ugula dagaalamey kooxaha Al-Shabaab. Taliyaha ciidamadaan…

        Read More

          Africom Commander Outlines Diverse Challenges Ahead

          WASHINGTON, March 8, 2013 – Somalia and Mali represent different stages of the challenges for U.S. Africa Command, Army Gen. Carter F. Ham told the Senate Armed Services Committee today. Ham, who will step down as Africom commander next month, said the five-year-old command has increased operational capabilities and capacities and has worked to build…

          Read More

            Libaax dilay Haweenay ku sugneyd Xero lagu xanaaneeyo Xayawaanka oo ku talla dalka Mareykanka

            California March 08 2013 (SDN)–Gudoomiyaha gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in libaax dilay haweenay ku sugneyd xero lagu xanaaneeyo xayawaanka uu baxsaday. David Hadden,oo ahaa baarihii sababta haweenayda u dhimatay ayaa sheegay in dadka baarayaasha ah ay aaminsan in libaaxa uu weeraray haweenayda uuna dilay Dianna Hanson,iyadoo oo ku jirtay sadiifinta beerka libaaxyada….

            Read More

              Barlamanka Soomaaliya oo maanta ka hadlay Hoos u dhaca sarifka iyo sara u kaca Maciishada

              Muqdisho March 07 2013 (SDN)— Kulan ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya kana dhacay xarunta golaha shacabka ajandihiisuna uu ahaa xeer hoosaadka baarlamaanka ayaa waxaa la isu soo hadal qaaday sara u kaca sarifka suuqyada Muqdisho, ayadoon kulanka ay soo xaadireen 142 xildhibaan, waxaana shir gudoominayey Gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalle…

              Read More

                Tanzania oo ku soo biirtay wadamada dalkooda lagu Maxkamadeyn karo Burcad badeeda ay soo qabtaan Ciidamada EU

                Dari Salam March 07 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Tanzania Jakaya Mrisho Kikwete, ayaa sheegay in dowladiisa ay maxkamadeynayso kooxaha burcad badeeda Soomaaliya kuwaasi oo laga qabto xeebaha badweynta India. Isaga oo ka jawaabayay su’aalo wariyaasha ay weydiinayeen ayuu ku sheegay madaxweynaha in dalkiisa uu leeyahay garsoorayaal wanaagsan kuwaasi oo maxkamadeyn kara kooxaha burcad badeeda Soomaaliya….

                Read More

                  Aqriso Heshiiskii Maamulka Ahlu Sunna iyo dowladda Soomaaliya ay ku kala saxiixdeen Caabudwaaq

                  Muqdisho March 07 2013 (SDN)– Kadib markii uu safar shaqo ku yimid gobolka Galgaduud Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu la socdo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo ka kooban labada gole (Fulinta iyo Sharci dejinta), waxaa ay kulan ballaaran al qaateen maamulka Ahlu Suna Waljamaaca. Kulankaas oo daba…

                  Read More

                    Xukuumadda Soomaaliya oo dhinacyo badan kala shaqeyn doonta Maamulk Ximan-Xeeb

                    Cadaado 07 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho ku tagay Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegay in maamulka Ximin iyo Xeeb ay kala shaqeynayaan arimaha dhanka horumarka. Saacid Shirdoon ayaa sheegay in maamulka Ximin iyo Xeeb ay kala shaqeynayaan dhinacyada horumarka deeganadaasi iyo sidoo kale sidii Dowlada Soomaaliya…

                    Read More

                      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Xayiraada hubka ee laga qaaday Soomaaliya

                      Muqdisho March 07 2013 (SDN)- Warsaxaafadeed— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu  sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay ee ku aadan ka qaadista cunuqabeteynta hubka  ee laga qaaday Dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha Xassan Sheekh “Waxaa jirto xisaabtan iyo masuuliyad la socota go’aankaas.Golaha Amaanka Go’aankooda wuxuu si sax ah ula socdaa isbedelka cusub ee…

                      Read More

                        Ra’iisul wasaare Saacdi Faarax iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud

                        Cadaado March 06 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya  Magaalada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegaya in halkaas uu gaaray Ra’iisul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya xubno katirsan xukumadiisa sida wasiirada Gaashaandhiga, Arimaha gudaha iyo masuuliyiin kale oo barlamaanka Soomaaliya katirsan. Wafdigan ayaa magaalada…

                        Read More

                          Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Ciidamada Ilaalada Wadooyinka Tababaro Dibada ah loo qaadayo

                          Muqdisho March 06 2013 (SDN)— Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, boostada iyo gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada ilaalada wadooyinka ee loo yaqaan taraafikada loo sameyn doono tababaro ku aadan sare u qaadista khibradooda shaqo ee ku aadan kala hagida gaadiidka. C/laahi Ciilmooge Xersi Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa…

                          Read More

                            Akhriso Taariikhda Madaxweynihii dalka Fanisweela ee Geeriyooday

                            Hugo Chaves wuxuu dhashay 28 July 1954,isagoo ku dhashay Guriga ayeeyadii Rosa Inéz Chávez oo ku yaala Gobolka Sabaneta Barinas ee dalkaasi. Asal ahaan qoyska Madaxweyhihii geeriyooday ee Chaves waxay ka soo jeedeen qoys dhaqaalahooda dhexdhexaad iska ahaa. Hugo Caves wuxuu ahaa canuga labaad ee todobo carruur oo abihii uu dhalay uu ku jiro midkooda…

                            Read More

                              Hugo Chavez Madaxweynihii dalka Venezuela oo geeriyooday

                              Caracas March 06 2013 (SDN)– Madaxweynihii dalka Venezuela Hugo Chavez ayaa ku geeriyooday caasimadda Venezuela ee Caracas Talaadadii shalay kaddib markii uu muddo dheer la xanuunsanayay cudurka Kansarka. Geerida Madxweynihii dalka Venezuela Hugo Chaves ayaa si rasmi ah uga aqriyay Taleefashinka Qaranka wadankaasi Madaxweyne kuxigeenka, Nicolas Maduro. Mr. Maduro ayaa Talaadadii shalay ku eedeeyay wuxuu…

                              Read More