admin

    Wariye C/casiis Koronto iyo Haweeney uu Wareystay oo Maanta Maxkamadda gobolka Banaadir markale hortagaya

    Muqdisho Feb 20 2013 (SDN)— Maxkamada Gobalka Banaadir ayaa maanta waxaa ka bilaabanaysa dhageysiga dacwada wariye C/casiis Koronto iyo sidoo kale haweenaydii sheegtay in la kufsaday. Sida uu sheegay Abukaate Maxamed Maxamuud Afrax oo kamid ah qareenada udoodaya kiiska wariye C/casiis Koronto dhageysiga dacwada ayaa maanta dib ubilaabmeysa iyadoo la eegayo racfaankii dhawaan maxkamada Gobalka…

    Read More

      Ra’iisul wasaarihii dalka Tunuusiya oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu Iscasilay

      Tunis Feb 20 2013 (SDN)— Xamadi Jabali Ra’iisul wasaarihii dalka Tunisiya ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay Taleefashinka Qaranka dalkaasi in uu iska casilay xilka Ra’iisul wasaaranimo kaddib markii uu la kulmay Madaxweynaha dalka Tunusiya. Iscasilaada Ra’iisul wasaare Jabaali ayaa ka danbeysay kaddib markii uu ku guuldareystay in uu Axsaabta siyaasada dalkaasi ka dhaadhiciyo soo…

      Read More

        Danjira Mahiiga oo si kulul u canbaareeyay qaraxyadii ka dhacay Magaalooyinka Soomaaliya

        Muqdisho Feb 19 2013 (SDN)– Warqoraal ah oo ka soo baxay xafiiska siyaasada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNPOS),ayaa lagu dhaleeceeyay weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya inta lagu guda jiro bilowga iyo bartamaha bishan February 2013,oo ay ka mid tahay dilkii Magaalada Garoowe loogu geystay Sheikh Abdiqadir Nur Farah, “Ga’amey”. Sidoo kale warka qoraalka…

        Read More

          Labo Nin oo Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay danbiyo Argagixiso

          Copenhagen Feb 19 2013 (SDN)– Maxkamad ku taalo dalkaDenmarkayaa si rasmi ah waxay dacwad ugu soo oogtay Labo nin oo walaala ah kana soo jeeda Soomaaliya,kuwaasi oo Maxkamada ku eedeeysay inay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab oo weeraro ay damacsanaayeen. Danbi oogayaasha Maxkamada ayaa shaqsiyaadkaan eedeeynta u soo jeediyay,waxayna dhalinyaradaan walaalaha ah asal ahaan dhalashadooda…

          Read More

            Congressman Keith Ellison oo maanta Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh

            Muqdisho Feb 19 2013 (SDN)– Keith Ellison oo ah xubin ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya,waxaana garoonka diyaaradaha uu kulan saacado qaatay kula qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu kala hadlay arimo dhowr ah oo quseeya Soomaaliya iyo wada shaqeynta koongareeska…

            Read More

              Maamulka gobolka Sh/dhexe ee dowladda Soomaaliya oo ku hanjabay in ay la wareegi doonaan deegano kale oo gobolkaasi ka tirsan

              Jowhar Feb 19 2013 (SDN)– Xilli ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Jowhar ayaa saraakiisha Gobalka Shabeelaha Dhexe waxa ay sheegeen inay qorsheynayaan la wareegida deegaano hor leh oo ka tirsan Gobalkaasi. Cali Cismaan Ibraahin Guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyada ee Gobalka Shabeelaha dhexe oo…

              Read More

                Ciidamo Soomaaliyeed oo tababar ku soo qaatay dalka Uganda oo maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay

                Muqdisho Feb 18 2013 (SDN)—Ciidamo Soomaaliyeed oo tababar loogu soo idleeyay dalka Uganda ayaa maanta Soogaaray Magaalada Muqdisho iyadoo siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada oo ay tiradoodu gaareysay 50-Askari waxaa xubnihii ku soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kamid ahaa Wasiirka Gashandhigga, Ku- xigeenadiisa, Abaanduulaha ciidanka Xooga…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulamay Safiir Matt Baugh

                  Muqdisho Feb 18 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa uu kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka dowladda UK u fadhiya Soomaaliya.  Kulanka oo ahaa mid aysan saxaafaddu goobjoog ka aheyn ayaa waxaa looga hadlayay arrimo u badan Amaanka, Maamul u sameynta gobolada iyo degmooyinka laga saaray Al Shabaab…

                  Read More

                    Kooxo hubeysan oo Nin Rayid ah ku dilay duleedka Dhuusamaree ee Xarunta gobolka Galgaduud

                    Dhuusamaree Feb 18 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareer ee Xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay saakay Nin ku toogteen meel duleedka ka ah Magaaladaasi. Sida uu noo xaqiijiyay Taliyaha Ciidamada Nabadgalyada Magaalada Dhuusamareeb Farxaan Macalin Cali (Farabadan) Ninka la dilay ayaa lagu Magacaabijiray C/laahi Adowaa waxaana Raga hubeysan…

                    Read More

                      Obama To Visit Nigeria, Kenya, Others In July

                      Washington Feb 18 2013 (SDN)– United States President Barack Obama will be visiting Nigeria, Kenya and some other African countries before the end of July, this year if the information from the Presidential travel trends is anything to go by. It would be recalled that President Goodluck Jonathan and other Africa’s leaders have been some…

                      Read More

                        Saraakiisha Kenya oo u goodisay Al Shabaab iyo kooxaha qaraxyada ka geystay dalkeeda

                        Nairobi Feb 18 2013 (SDN)— Saraakiisha dowlada Kenya,ayaa shaaca ka qaaday in weerarada qaraxyada ah ay ku siibadanayaan gudaha dalka Kenya gaar ahaan magaalooyin muhiimka ah ee waqooyiga dalkaasi.  Ngatia Iregi, oo sarkaal ku xigeen dhanka waaxbaarista danbiyada ayaa sheegay inay heleen meydka shaqsi iyo labo bistoolad,kuwaasi oo ay ka heleen Magaalada Gaarisa ee maamulka…

                        Read More

                          Madaxweynaha dalka Ecuador oo Mar sadaxaad ku guuleysatay hogaaminta dalkaasi

                          Quito Feb 18 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Ecuador Rafael Correa ayaa markii Sadaax dib loogu doortay in uu sii hogaamiyo dalkaasi kaddib doorashooyin balaaran oo ka dhacay dalkaasi.  Rafael Correa, Madaxweynaha dalka Ecuador ayaa helay 50% codadkii ay dhiibteen intii codkooda ka dhiibatay doorashadii Madaxtinimada dalkaasi waxaana la sheegay in Ninkii sida weyn ulala loolamayay uu…

                          Read More

                            Dowlada Puntland iyo Dowlada Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe

                            Garoowe Feb 17 2013 (SDN)— Xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe ayaa xalay lagu qabtey Casho sharaf lagu casumey Wafdigiii ka socdey DF Somalia oo aaska Shiikh Cabdiqaadir uga yimid Garowe.  Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ,kuxigeenka Madaxweynaha Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiiro ka tirsan dowladda DF Somalia ,Puntland iyo Xildhibaano DF ka socdey ayaa cashadan ka…

                            Read More