Fowziyo Xaaji oo sheegtay in aysan heyn Cadeyn ku aadan in Iraan ay taageero hub siiso Xarakada Al Shabaab ee Soomaaliya
New York Feb 15 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya Marwo Foowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in aysan ka war heyn meel ay dowladda Iran ku taageertay Xarakada Al Shabaab ee dagaalka kala soo horjeeda dowladda Xasan Sheekh Maxamuud. Foowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo la hadleysay Laanta afka…
