Dagaal Qaraar oo qasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Bakool
Xudur Feb 17 2013 (SDN)— Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay mid kamid ah dagaaladii ugu xooganaa bilooyinkan iyadoona lasoo sheegayo in khasaaro uu ka dhashay. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii ciidamo Shabaab ah ay weerar madaafiic ah ku qaadeen magaalada Xudur oo ay…
