admin

    Dhulgariir sababtiisa lagu tuhmayo Tijaabo Nugleer oo ka dhacay Dalka Kuuriyada Koofuree

    Seoul Feb 12 2013 (SDN)- Wakaalada Wararka ee dalka Koofur Kuuriya Yonhap ayaa soo warisay in dhulgariir cabirkiisu yahay 4.9 mignitude cabirka dhulgariirada, uu ka dhacay cirifka Waqooyiye ee dalka Kuuriyada Waqooyi.  Warbaahinta maxaliga ah ayaa sidoo kale soo tabineysa in dhulgariirku uu yahay mid xoogan islamarkaana laga dareemay goobo ka baxsan halka uu ka dhacay,…

    Read More

      Al Shabaab Guilty of Endangering Civilians, says Report into Legoo incident

      Mogadishu, 09 February, 2013: A probe set up to investigate the circumstances surrounding an incident in which civilians were killed when the Al-Qaeda affiliated terror group, Alshabaab, attacked an AMISOM patrol , has found that AMISOM soldiers acted within internationally accepted rules of engagement when they responded to the ambush. Seven civilians, including 5 children, were…

      Read More

        Ra’iisul wasaare Saacid oo canbaareeyay qaraxii ka dhacay Galkacyo

        Moqdisho Feb 12 2013 (SDN)— (Warsaxaafadeed)—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo kaas oo ay ku dhawacmeen ciidamo ka tirsan Booliska iyo dad Shacab ah.  Qaraxaan ayaa lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan Booliska Puntland, waxaana masuuliyada qaraxaas sheegtay kooxda Alshabaab…

        Read More

          Hay’adda Nabadsuguda oo soo bandhigtay meydka Nin ka danbeeyay dil loogeystay Taliyii Nabadasugida Shibis

          Muqdisho Feb 11 2013 (SDN)— Hay’adda Nabad Sugidda gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigtay meydka Nin ay sheegeen in uu ka danbeeyay dilka Taliyihii Nabad Sugida degmada Shibis.  Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Gobalka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo warbaahinta kula hadlay xarunta Nabadsugida ayaa sheegay in meydka maanta ay soo bandhigeen uu yahay ruuxii ka dambeeyay…

          Read More

            Faah Faahin: Qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug

            Galkacyo Feb 11 2013 (SDN)— Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug kaasi oo lala eegtay taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Maamulka Puntland. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay inuu fuliyay ruux ismiidamiyay kaasi oo doonaye inuu khaarijo taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Puntland Nuuradiin. …

            Read More

              Dagaal ka dhacay Magaalada Goa ee waqooyiga dalka Mali

              Goa Feb 11 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Mali iyo kooxo hubeysan oo la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin Islaamiyiinta laga Itaal roonaaday ayaa waxa ay ku dagaalameen wadooyin kuyaalla Magaalada Gaaw ee waqooyiga dalka Mali.  Dagaalka ayaa ka bilaawday meel u dhaw saldhig Booliis oo kuyaala Bartamaha Magaalada Gaaw waxaan uu markii danbe…

              Read More

                Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Burundi oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

                Muqdisho Feb 10 2013 (SDN)— Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka Burundi kuwaasi oo garoonka Muqdisho ay kusoo dhaweeyeen Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadaan ka yimid dalka Burundi oo tiradooda ay gaaraysa ilaa lix Xildhibaan ayaa ujeedka ay uyimaadeen Magaalada Muqdisho wuxuu yahay inay soo booqdaan markii ugu horeysay….

                Read More

                  Howlgalo dad lagu soo qab qabtay oo Ciidamad dowladda ka sameeyeen Gobolka Sh/hoose

                  Marka Feb 10 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgalo ay ka sameeyeen wadada isku xirta Gobalka Shabeelaha dhexe iyo Magaalada Muqdisho. Korneyl Maxamed Maxamuud Saneey oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalkaasi ayaa sheegay in howlgalka ay kusoo qab qabteen dad gaaraya ilaa afar…

                  Read More

                    Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo oo maanta ka furmaya Kismaayo

                    Kismaayo Feb 10 2013 (SDN)— Wararka laga helayo saakay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka furmayo shirka looga hadlayo maamul u sameynta gobolada Labada Jubo iyo Gedo. Saraakiil ka tirsan Maamulk KMG ah ee ka arimiya Magaalada Kismaayo  ayaa sheegay in intabadan wafuudii ka qeybgaleysay shirkaasi looga hadlayo…

                    Read More

                      Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u furay siminaar looga hadlayo xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta (Warsaxaafadeed)

                      Moqdisho, 09, Feb 2013…… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si Rasmi ah u furay Siminaar looga doodayo xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta oo ay soo diyaarisay Wasaarada Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gadiidka, waxaana siminaarkaan ka soo qayb galay bahda Saxafada, Isgaariisnta iyo Khubaro ka socota caalamka. Xeerkaan ayaa u…

                      Read More