admin

    Gudigga Xuquuqul Insaanka Barlamanka Soomaaliya oo doladda ugu baaqay in la siidaayo Wariye Koronto oo la xakumay

    Muqdisho Feb 09 2013 (SDN)— War saxaafadeed ka soo baxay Gudigga xaquuqul insaanka haweenka iyo arimaha bani’aadamnimada baarlamanka soomaaliya ayaa dowlada Soomaaliya loogu baaqay inay xabsiga kasoo dayso wariye Cabdi Casiis Cabdi Nuur Ibraahim iyo Marwa Luul Cali Cismaan oo ay Maxkamadda gobolka Banaadir ku xukuntay min 1-sano oo xarig ah kadib markii ay ku…

    Read More

      Kulan looga hadlayay xeerka ay ku shaqeynayaan Isgaarsiinta iyo Warbaahinta dalka oo maanta Muqdisho ka furmay (Sawirro)

      Muqdisho Feb 09 2013 (SDN)— Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada warfaafinta Boostada iyo isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlaye xeerarka ay ku shaqeeyaan isgaarsiinta iyo warbaahinta Soomaaliya waxaana intii uu soconaye la isku dhaafsaday talooyin iyo fekrado ku aadan qaabka loo horumarin karo isgaarsiinta iyo warbaahinta Soomaaliya. Madasha uu kulanka ka dhacaye ayaa…

      Read More

        Midowga Yurub oo sheegay in ay taageerayaan dowladda Soomaaliya

        Brussels Feb 09 2013 (SDN)– Midowga Yurub ayaa sheegay inay ku dadaalayaan taageerada ay siinayaan dowlada cusub ee Soomaaliya si ay kaga gudubto marxalada kala duwan ee heysata dowlada Soomaaliya,si loo gaaro mustaqbal wanaagsan. Madaxweynaha golaha Midowga Yurub Herman Van Rompuy,ayaa sheegay in madaxweynaha dalka Soomaaliya booqashadii magaalada Brussels ay aheyd mid taariiqi ah. Midowga…

        Read More

          Xasan Sheekh: “Soomaaliyay ka gudba qabii una gudba qaran”

          Muqdisho Feb 09 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka gudbaan marxalada qabiilka una gudbaan qaran. Wuxuu sheegay Madaxweynaha inaysan faa’iido laheyn isqab-qabsi ku aadan arimaha jira balse ay wanaagsan tahay in waxyaabaha qaldan la isku sheego si loo saxo. Madaxweynaha ayaa sheegay inay muhiim tahay in…

          Read More

            Rabshado ay dad ku dhaawacmeen oo ka dhacay dalka Masar

            Qaahira Feb 09 2013 (SDN)— Wasaarada Caafimaadka dalka Masar ayaa sheegtay in dibad baxyo rabshada watay oo ka dhacay dalkaaasi ay ku dhawacmeen ku dhawaad 30-ruux kuwaasi oo u badan dadka dibad baxyada dhigayay. Wasaarada ayaa sheegtay in dadkan intooda badan ay ku dhawaacmeen rabashado ka dhacay Magaalooyinka Gharbiya iyo Alexandria halkaasi oo ay ka…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

              Muqdisho Feb 08 2013 (SDN)– Madaxawaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalimihii ugu dambeeyay dalka ka maqnaa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho ku soo dhaweeyay madaxda ugu sareysa dalka ee uu ka mid yahay gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed sheekh cismaan jawaari ,Ra’iisulasaaraha…

              Read More

                Golaha Wasiirada oo Maanta kulankoodii ku Amaanay Ciidamda AMISOM ee Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne, Hiiraan

                Muqdisho Khamiis Feb 07 2013 (Warasaxaafadeed)— Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir isugu yimaaday, Isagoona shir-guddoominayay Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabduqaadir Faarax Shirdoon, Waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid aheyd Safaradii ugu dambeeyay ee raysul wasaaraha ku bixiyay gobalada dalka gaar ahaan safarkii ugu dambeeyay ee Beledweyne iyo dowrka…

                Read More

                  Guddoomiyaha barlamanka oo kulan la qaatay Ururada Shaqaalaha Rayidka

                  Muqdisho Feb 07 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah ururada shaqaalaha rayidka. Kulanka oo ka dhacay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay qaar kamid ah ururada dhanka shaqaalaha qaabilsan kuwaasi oo su’aalo weydiinaye Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Masuuliyiinta ka socday Ururada dhanka…

                  Read More

                    C/kariim Guuleed: Mudo sanad gudaheed ah ayaa lagu tayeynayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya

                    Baladweyne Feb 07 2013 (SDN)— Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la tayeynayo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed muddo koobana laga dareemayo isbedel dhinacyo badan leh. Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in iminka uu socdo qorshayaal lagu tayeynayo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed….

                    Read More