admin

    Kooxo hubeysan oo Hooyo 27-sano jir ah Ninkeediina geeriyooday ku kufsaday Xiro ku taala Muqdisho

    Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)— Warbixin uu baahiyay Tv-ga Al Jazeera ayaa waxaa ay sheegtay in barkacayaasha ku dhaqan degmooyinka Magaalada Muqdisho ay dhibaatooyin isugu jira dil iyo kufsi ay u geystaan dad ku labisan darka Ciidanka dowladda Soomaaliya.  Wariyaha warbixintan diyaariyay oo la kulamay qaar ka mid ah dhibanayaal falal kufsi ah loogeystay ayaa…

    Read More

      Foowsiyo Yuusuf Xaaji oo gaartay xalay Magaalada Rome ee dalka Talyaniga

      RomeJan 07 2013 (SDN)— Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay gaartay Magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga halkaasi oo ya kula kulmi doonoto ma’uuliyiin katirsan dowladda Talyaniga.  Fowsiyo Yuusuf Xaaji ayaa markii ay gaartay Madaarka Magaalada Rome waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan safarada Soomaaliya ee Talyaniga, Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool…

      Read More

        Barlamanka oo maanta yeelanaya kulan lagu soo xirayo kafadhigii 1aad iskuna diyaarinaya fasax

        Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)- Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay Xarunta golaha Shacbiga ee Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan lagu soo gunaanudayo kalfdhigii koowaad ee barlamanka tan iyo intii uu shaqdiisa bilawbay sandkii aynu ka soo gudubnay.  Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamanka Soomaaliyeed oo aan la xiriiray ayaa ii sheegay…

        Read More

          Muxudiin Kaalmooy: Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade waxa uu la mid noqo doonaa garoomada calamka

          Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)— Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxudiin Maxamed Kaalmooy ayaa wuxuu sheegay in Garoonka Diyaaradaha ee magalada Muqdisho la dhisi doono islamarkaana lala mid dhigi doono garoomada caalamka horumaray.  Wasiirku wuxuu tilmaamay in Garoonka Diyaraha lagu samayn doono Dhismo wayn isla markaana lala mid…

          Read More

            Maraykanka oo canbaareeyay hadalkii uu jeediyay Madaxweynaha Syria Bishar Al Assad

            Washington Jan 07 2012 (SDN)- XukuumaddaWashingtonayaa canbaareysay qudbadii uu jeediyay Madaxweynaha dalka Syria Bishar Al Assad taasi oo uu ku sheegay in Mucaraadkiisa ay daba dhilif u yihiin wadamada Galbeedka ee uu Maraykanku ugu horeeyo.  Maraykanka ayaa sheegay in Mucaaradka dalkaSyriaay yihiin dad ka soo horjeeda talada Madaxweyne Assad iyo qoskiisa oo muddo dalka soo…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga kajaray dhismaha Nabadsugida Shadooyina Gudoonsiyay

              Muqdisho Jan 06 2013 (SDN)— Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay maanta Munaasabada Sanad guuradii 41 aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada Nabad sugida ama sirdoonka isagoo dhanka kale xariga ka jaray dhismaha Hey’ada Nabad sugida.  Xasan sheekh Maxamuud Madaxweynaha soomaaliya ayaa xariga ka jaray dhismaha kaas…

              Read More

                Kulan looga hadlayay xoojinta howlaha shaqo ee garoonka Diyaaradaha oo ka dhacay Magaalada Muqdisho (Sawirro)

                Muqdisho Jan 05 2013 (SDN)-Kulan looga hadlayay xoojinta howlaha shaqo ee goroonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta garoonkaasi waxa ku yeeshay Wasiiro iyo Mas’uuliyiinata garoonka.  Kulanka oo ka dhacay gudaha garoonka Aadan Cade Airport ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka, wasiir ku xigeenada wasaaradaasi iyo Mareeyaha garoonka Muqdisho waxana…

                Read More

                  Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya

                  Luuq Jan 05 2013 (SDN)-Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo xog leh ayaa lagu waramayaa in ay ka jiraan deegaano iyo degmooyin hoostaga gobolka Gedo.  Degaanada laga dareemayo dhaqdhaqaaqyada ciidan ayaa waxaa ay u dhaxeeyaan Luuq iyo Garbahaareyn waxaa la sheegayaa in halkaasi ay isku aruursanayaan ciidamada dowalada iyo kuwaEthiopiaoo doonaya in Al Shabaab ay gobolkaasi ka saaraan. …

                  Read More

                    Shabaab oo ku hanjabay in ay Calanka Madow ka tagayaan Magaalada Boosaaso gobolka Bari

                    Ururka Al-Shabaab ayaa waxa uu sheegay in ay haatan ka suri doonaan Magaalada Boosaaso calamadii laga dajiyay magaalooyinka ku yaala koonfurta Soomaaliya kadib Markii looga adkaaday.  Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab ali Maxamuud Raage Cali dheere oo shir jaraa’id uu soo dhigay baraha Internet-ka Xarakadaasi ay kuleeyihiin ayaa waxa uu kaga hadlay arimo farabadan.  Cali dheere ayaa…

                    Read More

                      Ciidamada dowlada iyo Al Shabaab oo guulo kakala sheegtay dagaal shalay ka dhacay Koofurta Soomaaliya

                      Muqdisho Jan 06 2013 (SDN)— Ururka Al-Shabaab iyo saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobalka Gedo ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalo xoogan oo ka dhacay Gobalka Gedo deegaano ka tirsan. Maxamed Axmed oo kamid ah saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee Gobalka Gedo oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in dagaalkaasi dhankooda guulo…

                      Read More

                        Barlamanka oo sameystay hoogaanka qaar ka mid ah gudiyada iyo wasiiru dowle lagu dhaariya golaha shacabka (Sawirro)

                        Muqdisho Jan 05 2012 (SDN)- Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta iska dhex doortay gudoomiyaasha gudiyada Baarlamanka sidoo kalana waxaa la dhaariyay Mid kamid Wasiiru dowlayaasha. Kulanka Maanta oo ay soo xaadireen 170 Xildhibaan waxaana shirgudoominayay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka dalka Jeeylaani Nuur Iikar iyadoo kalfadhiga diirada lagu saarayay doorashada gudoomiyaasha,kuxigeenadooda iyo waliba Xubnaha gudiyada baarlamanka….

                        Read More

                          Congaress-ka Maraykanka oo meel mariyay dhaqaalo lagu taageerayo dadkii ay waxyeeleysay Dufaantii Sandy

                          Washington Jan 05 2013 (SDN)- Congress-ka Maraykanka ayaa meel mariyay dhaqaalo gar gaar oo lagu taageerayo dadkii wax ku noqday Duufaantii Sandy eek u futay qeybo badan oo ka tirsan dalka Maraykanka. Congress-ka Maraykanka ayaa dhaqaalaha ay meel mariyeen waxa uu gaarayaa 9.7 bilyan oo dolarka Maraykanka ah waxaam qorshuhu uu yahay in wax loogu…

                          Read More

                            Midowga Yurub oo sheegay in ay burburiyeen Himilooyinkii burcad badeeda Soomaalida

                            Brussels Jan 05 2013 (SDN)— Warbixin ka soo baxday xafiiska la dagaalanka kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in sanadkaan uu ahaa sanadkii ugu qatarta yareyd weerarada ay qaadayeen burcad badeeda Soomaalida,kuwaasi ay la beegsanayeen maraakiibta iyo doonyaha isticmaala xeebaha Soomaaliya iyo goobaha ka baxsan. Warbixintaan oo lagu soo koobay waxqabadkii…

                            Read More

                              Ahlu Sunna oo sheegtay in ay diyaar u tahay Dagaal ay ku ciribtireyso Shabaabka Gobolada dhexe

                              Dhuusamareeb Jan 05 2013 (SDN)— Ururka Ahlusuna ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ee Gobalada Dhexe dalka Soomaaliya. Sida uu warbaahinta usheegay Sheekh Maxamed Cartan Shuuriye oo kamid ah saraakiisha Ururka Ahlusuna wuxuu sheegay inay iminka ku jiraan diyaargaroow ka dhan ah ururka Al-Shabaab inay ku weeraraan deeganada ay kaga sugan yihiin…

                              Read More