admin

    Xukuumada Soomaaliya oo galabta soo bandhigtay dad ay sheegtay in ay heysteen Burcad badeeda Soomaalida

    Moqdisho, 04, Jan, 2013……Shir Jara’id oo uu galabta ku qabtay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xafiiskiisa Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa wuxuu faafaahin ka bixiyey la haystayaal u kala dhashay wadamada Siiriya iyo Sirilaanka oo mudo ka badan labo sano afduub ay u haysteen Burcad badeed Soomaali ah. Dadaal dheer oo ay iska…

    Read More

      Maryam Qaasim Wasiirada Hormarinta Adeega Bulshada Somaliya oo oo la kulantay mas’uuliyiin Turki ah

      Istanbul Jan 04 2013 (SDN)— Wasiirka Wasaarada Hormarinta Adeega Bulshada dowladda Somaaliya Maryam Qaasim ayaa waxa ay Magaalada Istanbul kula kulantay Ra’iisul wasaara Kuxigeenka dalka Turkiga Bakir Bozdag iyo waliba Wasiirka Caafimaadka dalkaasi Recep Adkag. Maryam Qaasim oo labadan mas’uul si gooni gooni ah ula kulantay ayaa waxa ay ugu horeyn is arkeyn Ra’iisul wasaara…

      Read More

        Soomaaliya oo ku howlan in ay hesho dhaqaalaha dowladda uga xayiran wadamada dibadda

        Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Dowladda Soomaaliya ayaa ka shaqeyneysa qoshe ay dib ugu soo ceshaneyso dhaqaalaha ku xayiran Wamada iyo hay’addaha shisheeye tan iyo 1991dii markaasi oo ay burburtay dowladiii dhexe ee Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhigaya Kenya Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa u sheegay wargeyska Nation in aysan jiri doonin hanti dowladda Soomaaliyeed…

        Read More

          Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo beeniyay in Soomaalida lagu qasbayo in ay dib u laabtaan

          Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo lahadley warbaahinta ayaa beeniyay in dadka Soomaalida ee mudooyinkan danbe gaarayey dalka soomaaliya in qasab looga soo saaray dalka Kenya. Maxamed Cali Ameriko ayaa intaa ku darey hadalkiisa in Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ay kala hadashay Dowlada Kenya arinta…

          Read More

            Maamulka iyo dadka reer Hiiraan oo ka arinsaday sidii howsha Isbitalka Magaalada Baladweyne ay ku sii socon laheyd

            Baladweyne Jan 04 2013 (SDN)— Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha ,Waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Beledwayne ee xarumta gobolba Hiiraan iyo sodoo kale maamulka magaalada baladweyne ayaa waxa uu ka dhacay halkaasi. Waxaana uu kulankaasi ku saabsanaa sidii uusan u xarmi lahayn isbitaalka magaalada Beledwayne oo ay dhawaan isaga baxaday…

            Read More

              MSF oo mar kale sheegtay in xaalada qaxootiga Soomaalida ah ee Kenya ay ka dareyso hadii qul-qulka uu sii socdo

              Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Hay’adda gar-gaarka caalamiga ah ee MSF ayaa sheegtay in caafimaadka kumanaan qaxooti Soomaali ay Qatar gali karto hadii magaalooyin laga soo kaxeeya Magaalooyinka, islamarkaana lagu qasbo in iska xaadiriyaan Xiryaha qaxootiyad ee Kenya. Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduuda la heyn MSF ayaa ku sheegtay war ay soo saaratay in qaxootiga ku…

              Read More

                Hugo Chavez, Madaxweynaha Venezuela oo oo xaaladiisa laga deyrinayo

                Caracas Jan 04 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Venezuela Hugo Chavez, ayaa lugu soo warmayaa in xaaladiisa caafimaad ay ka sii dareyso kaddib markii qaliin looga daaweynayay Kansar loogu sameeyay dalka Cuba. Wasiirka Warfaafinta dowladda Venezuela Ernesto Villegas oo ku sugan Magaalada Caracas  ayaa u sheegay warfidiyeenka in Madaxweynaha xaaladiisa aysan wanaagsaneyn waxana uu tilmaamay in…

                Read More

                  Heague iyo Fowsiyo Yuusuf oo isku raacay in Ingiriiska lagu qabto shir looga hadlayo Isbadalada Somaliya

                  London Jan 03 2013 (SDN)- Wasiirada Arimaha Dibadda Soomaaliya iyo Ingiriiska ayaa waxa ay kulan ku yeesheen Magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Wiliam Heague Wasiirka Arrimaha Dibadda Ingiriiska iyo Dhigiisa Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa kawada hadlay arrimo badan oo ku aadan xiriirka labad dal, waxaana uu Mr. Heague sheegay in uu aad…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, faah faahina ka bixiyay booqashii uu ku tagay Sudan

                    Muqdisho Jan 03 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ku soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xasan Sheekh oo ka soo laabtay wadanka Sudan ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno kale oo kale oo ka tirsan dowlada. Wuxuu…

                    Read More

                      Isimida Maamulka Puntland oo uu kulan ugu soo dhamaaday Galdogob

                      Shirkaan oo ay isugu yimaadeen Dhamaan Isimada, Nabadoonada, Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Beelaha Puntland ee Gobolka Muduga, ayaa waxaa ka soo baxay waxyaabo badan oo muhiim ah. Shirkaan wuxuu ka dhacay magaalo madaxda Galdogob ee Dagmadda Galdogob, kasoo looga hadlayey sida ciwaanka shirka ku cad, ahaana shirka dhaqanka nabad galyada, midnimo iyo hormarka beelaha wada daga…

                      Read More

                        Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in Baydhabo ay tahay Nabad

                        Baydhabo Jan 03 2013 (SDN0— Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya C/xariin Xaaji Maxamuud Fiqi ,ayaa waxaa uu shacabka magaalada Beydhabo ku amaanay sida ay ugu heelan yihiin dowladnimada . Wuxuu sheegay in magaalada Beydhabo loogu soo dhaweeyay si wanagsan ,isagoona uga mahad celiyay Shabacna iyo Mamulka magaalada,isagoo xusay in Beydhabo xilligan ay tahay mid nabad ah….

                        Read More