Mas’uul Kenyan ah oo ku eedeeyay Amnidarada dalkooda ka jirta Ciidamo Soomaali ah
Garissa Jan 03 2013 (SDN)— Isagoo u waramayay Wargeyska The Daily Nation gudoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin ayaa ku eedeysay askar horey uga tirsaneyd ciidanka dowladdii Federaalka KMG ahayd ee Soomaaliya inay ka dambeeyaan weerarrada iyo ammaan darrada ka jirta magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Guddoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin ayaa ku eedeeyay…
