Wefti Ka Socda Golaha Guurtida Somaliland Oo Safar Ku Marayaa Gobolada Galbeedka Kulano Kula Duwana La Yeeshay Madaxdhaqameedyo wax Garad Kale
Hargeysa 19-11-2012 (SDN)-Wefti ka socda Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta xarunta dowlada Hoose ee Magaalada Boorame madax dhaqameedyada Gobolka Awdal iyo wax garad kale ee ka soo jeeda Gobolka Awdal . wararka aanu helayno ayaa sheegeya in weftigan ka socda Aqalka Odayaasha Somaliland ula jeedkiisu ahaa sidii ay uga wada hadli laheen madax dhaqameedka…
