admin

    Somali Islamists attack Kenyan police outpost

    NAIROBI, Kenya, Feb 19 – Gunmen believed to be Somali Al Shabaab insurgents killed a Kenyan policeman in the northeastern border region with war-torn Somalia, the latest in a string of attacks, police said Sunday. “We lost one officer in the raid late on Friday night, and another person shot in the attack is still…

    Read More

      PM warns of risk to Britain from Somali radicals

      David Cameron will warn today that Britain faces a growing security threat from Somali-born youngsters who have been “poisoned by radicalism”, as he calls for a fresh drive to rescue the east African state from the grip of terrorists and pirates. The Prime Minister will host an international conference this week on Somalia, which will…

      Read More

        QM oo ka deyrisay xaalada Abaareed ee dalka Nijer

        New York Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Warbixin ay maanta oso saaray qaramada midawday ayaa sheegaysa in xaalad abaar, gaajo iyo colaad ihi ku habsatay gobolka saxaraha Africa gaar ahaan dalka Nijar. Hay’adda qaramada midowday waxa ay intasi ku dartay in ilaa laba iyo toban Milyan oo qof kuna nool saxaraha ay hayso abaar adag iyo gaajo, taasoo u…

        Read More

          Gudidda diiwaan gelinta ururada siyaasada oo booqday gobolka Hawad

          Baligubedle Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Wafti ka socda guddida diwaan galinta ururada siyaasadda jsl ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Hawd ee bali gubadle.. Ujeedadda waftigan ayaa la xidhiidha kormeer ay ku eegayeen xafiiyada ururada siyaasadda ee ka furan gobolka, waxaanay kormeer ku mareen sagaal xafiis urur siyaasadeed oo magaalada Baligubadle ka furan   Waxaana muddadii ay socdaalka ku…

          Read More

            Mujaahid Dayib-Gurey ooHargeysa Xus loogu qabtay

            Hargeysa Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Munaasibad lagu xusayey  Mujaahid  Maxa,med Axmed Ibraahin Dayib-Guray ayaa maanta lagu qabtay  Dugsiga sare ee Dayib Guray ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Madaxweyne ku xigeenkii U horeeyay ee Jamhuuriyadda Somaliland Xasan Ciise Jaamac,Gudomiyaha Ururka Xaq-soor Axmed-Nuur Aw Cabdi shaacir,mujaahidiin, masuuliyiin ka socotay wasaaradda waxbarashada , Masuuliyiinta shirkadda   SBI…

            Read More

              Jabuuti oo isu soo bax weyn lagu xusay February 18

              Jabuuti Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Waxa maalinimadii shalay si weyn loo xusay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay isu soo bax taarikhi ahaa oo sanadkii hore ka dhacay Jamhuuriyada Jabuuti,isu soo baxaa oo lagu diidanaa habdhaqanka xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Axsaabta mucaaridka Jabuuti ay ku dhawaaqay in xuska maalintan ay qabanayaan isu soo bax…

              Read More

                Shabaabka oo aargoosi u laayay 30 ruux oo Kenyan ah

                Garisa Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ayaa weerar ay ku qaadeen degmooyin ku yaal xadka ay Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan ku dilay tiro dad ah oo shacab ahaa. Afhayeenka ciidamada Booliska ee dalka Kenya Eric Kiraithe ayaa saxaafada in taageereyaasha kooxda Al Shabaab ee ku nool degaanada xadku shalay laayeen 30 ruux oo reer Kenya ah….

                Read More

                  QM oo Yemen u tagtay si ay ula socoto doorashooyinka madaxtooyada ee dalkaasi

                  Sanca Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Ergayga  Qaramada  midoobay  u qaabilsan  dalka  Yaman  Mr  Jamaal  Binu cumar  ayaa maanta  yimid  caasimadda  dalkaasi ee Sanca,  si uu  ula socdo habka ay  dalkaasi uga qabsoomayso  doorashada  madaxtinimada  iyo waqtiga  kala  guurka ah.   Waxana la filayaa in doorashada  madaxtinimada  dalkaasi ka qabsoonto  maalinta  salaasada ah ee soo  socota,  hase  yeeshee  waxaa…

                  Read More

                    Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibedda China oo booqday Dimishiq baaqna u jeediyay dhinacyada is haya ee Syria

                    Dimishiq Feb 19,2012(qurbejoog.com)-Wafti  uu hogaaminayo  wasiir ku xigeenka arrimaha  dibadda ee Shiinaha  Mr  Jaa Jin  oo booqasho rasmi ah  ku joogay  caasimadda  dalka Suuriya  ee Dimishiq,  ayaa  maanta ugu baaqay k ooxaha  mucaaridka  ee hubaysan iyo ciidamada  qaranka  ee xukuumadda  Suuriya  in ay  si deg deg ah  u joojiyaan dagaalada  iyo  rabshadaha  ay  ka wadaan…

                    Read More

                      World leaders plan crackdown on Somali pirates

                      Special courtrooms in the Seychelles and Mauritius and purpose-built “pirate prisons” are among measures to be outlined this week as world leaders gather to plan a crackdown on Somali pirates. David Cameron and other world leaders are expected to announce the moves at a meeting in London on Thursday. The aim of the gathering will…

                      Read More

                        Xoghayihii Hore ee gobolka Saraar oo xilkii wareejiyay

                        Caynaba Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Xoghayihii hore ee Gobolka Saraar Cawil Axmed dheereeye ayaa maanta si rasmi ah Xilkii ugu wareejiyay Xoghaye cusub oo dhawaan wasaarada arrimaha gudaha Somaliland u magacowday. Munaasibad loo sameeyay xil-wareejintan labada Xoghaye Xilalka kula wareegeen oo ka dhacday xarunta Gobolka Saraar ee Caynaba ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulka Gobolka Saraar, gaar…

                        Read More

                          Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jabuuti

                          Hargeysa Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Mudane Cabdi Siciid Faahiye ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa shan xubnood oo haween ah kana mid ah baarlamanka dalka aynu deriska nahay ee Jabuuti oo booqasho ku yimid Caasimada dalka ee Hargaysa. Waxa uu Wasiirku warbixin ka siiyay xubnaha weftigan hawlaha ay wasaaradani qaranka Somaliland uga…

                          Read More

                            Gollaha Wakiilada Somaliland oo maanta dhegeystay warbixino lix heyadood

                            Hargeysa Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Gudida joogtada ah ee golahaasi waxay ka jeediyeen warbixin dheer oo ay ka soo uruuriyeen Lix Hay’adood oo ka mid ah laamaha dawlada waxaa kale oo ay golaha ka dalbadeen inay ansixiyaan xeerar ay ku shaqeeyaan waaxyaha dawladu. Waxaa fadhigan Shirgudoominayay, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md.C/raxmaan…

                            Read More

                              Somali piracy and its forgotten victims

                              While would-be circumnavigators and other would-be Indian Ocean sailors have had their sailing options curtailed by the scourge of Somali piracy, spare a thought for the other victims, from the economic victim the Port of Kochi to the tragic death of some Indian fishermen this week at the hands of the crew of an Italian…

                              Read More

                                Somalia Leaders Sign Agreements on Government Formation

                                Somali leaders have concluded a conference in the Puntland State of Somalia by signing an agreement on the formation of a new elected government. The three-day conference, attended by international delegates, ended early Saturday, with the Somali representatives agreeing to set up a bicameral legislature of upper and lower house representatives from the country’s states….

                                Read More

                                  Britain oo codkeeda ku biirisay dhaleeceynta Iran

                                  London Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Xoghayaha arimaha debadda ee dalka Britian Mr william Heag ayaa maanta ku tilmaamay barnaamijka Neuclier-ka ee dalka Iran mid u horseedaya dawladaha gobolka inay ku beretamaan samaynta hubka Neuclierka ah. Mr Heag waxa uu xusay in talaabooyinka Iran qaadaysaa ay horseedi doonaan inuu bariga dhexe galo dagaalkii qaboobaa ee dunida ka taagnaa qarnigii…

                                  Read More

                                    Syria oo dhimashadu sii kordheyso

                                    Dimishiq Feb 18,2012(qurbejoog.com)-Kooxaha xuquuqda aadanaha u dooda ee wadanka Suuriya ayaa maanta sheegay inay ilaa 48 ruux ku dhinteen goobo kala duwan markii ay Ciidamada dalkaasi si Axmaqnimo ah rasaas ugu rideen. Dhamaan dadka la dilay waxay qayb ka ahaayeen banaanbaxayaasha ka soo horjeeda nadaamka bashaar Al-Asad, waxaana lagu soo waramayaa in dad badan oo…

                                    Read More