admin

    Gollaha Wasiirada KMG ah oo maanta Kullan Muqdisho ku yeeshay

    Muqdisho Jan 05,2012(qurbejoog.com)-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo, magacaabid safiir iyo safarada Wasiirada. Ugu horreyntii Wasiirada Amniga ayaa sheegay in horumar weyn laga sameeyey dhanka xasilinta caasimadda Muqdisho, ha…

    Read More

      Dibadbax lagu taageerayay Nabadda Somaliya oo ka dhacday Muqdisho

      Muqdisho Jan 05,2011(qurbejoog.com)-Banaanbaxiii maanta oo ay kasoo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka kala socotay labada gole ee dowladda KMG ah, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo fanaaniin ayaa waxaa u jeedadiisu aheyd in lagu taageero nabadda kahana qaaday Magaalada Muqdisho muddo 21-sano kadib. Wasiiradda Haweenka iyo arrimaha qoyska ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Marwo Maryan Aways oo…

      Read More

        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo soo saaray xeerka Faafinta rasmiga ah

        Hargeysa Jan 05,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray Xeer nidaamiyaha Faafinta Rasmiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland:-   Isagaoo Tixraacaya:                 Qodobka 90, Faqradiisa 12aad  ee Dastuurka JSL ee tilmaamaya  awoodaha Madaxweynaha iyo Qodobka 75aad  ee Dastuurka, oo awood gaara u siinayaa  Madaxweynaha in uu…

        Read More

          Hargeysa: Shirwenihii 3aad ee UCID oo la soo gunaanaday, goaamona laga soo saaray

          Hargeysa Jan 05,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta magaalada Hargeysa Lagu soo gunaanaday shirweynihii 3aad ee xisbiga UCID oo mudo laba maalmooda socday. Warmurtiyeed halkaa laga soo saaray ayaa lagu faafiyay qodobada shirka ka soo baxay,warkaasi waxa uu u qoraa sidan; UJEEDO: GO’AAMADA SHIRWAYNAHA 3AAD EE XISBIGA UCID A – GO’AAMADII KASOO BAXAY SHIRWEYNIHII 3AAD EE XISBIGA UCID 1-…

          Read More

            Qarax ka dhacay Baladweyne iyo Bandow lagu soo rogay

            BALADWEYNE Jan 05, 2011(qurbejoog.com)- Qarax miino ayaa Magaalada Baladweyne waxaa lagula eegtay Ciidamada Ethiopia, iyadoo dhinaca kale magaaladasi lagu soo rogay Bandow dhaqan galay. Sida Website-ka Somalidiasporanews.com u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah, Ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ayaa xalay qarax miino waxaa lagula eegtay gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Goobjoogayaasha ayaa waxa ay…

            Read More

              Baarlamaanka Britain oo xukuumadooda ku eedeyay wax ka qabasho la’aan ku wejahan Burcad-badeeda Soomaalida

              London Jan 05,2011(qurbejoog.com)-guddi Baarlamaani ah ayaa ku eedeeyay xukuumada Britain wax qabad yari ku wejahan Burcad-badeeda Soomaalida ee sanadkii hore madaxfurashada u qaadatay 138 million oo dollar. Guddida Baarlamaanka Britain u qaabilsan arrimaha dibedda ayaa sheegay in dawlada dalkoodu aaney laheyn siyaasad cad oo ku wejahan la dagaalanaka Burcad badeeda Soomaalida. Guddida ayaa soo jeedisay…

              Read More

                Daladii Mucaaridka Jabuuti oo burburtay ka dib kolkii ay la jaanqaadi weyday Qarnigan

                Jabuuti Jan 05,2012(qurbejoog.com)-Daladii Mucaaridka Jabuuti ee la asaasay sanadii 2003dii DSU (Union for Democratic Change) ayaa lagu kala dhaqaaqay shalay ka dib kolkii lagu guuldareysatay in la waafejiyo hanaanka Dimuqraadiyada. Kulan shalay ay isugu yimaadeen dhinacyada ku bahoobay dalada mucaaridka Jabuuti DSU (Union for Democratic Change) oo ka dhacay caasimada Jabuuti ayaa lagu soo bandhigay…

                Read More

                  Meydadka 20 Somali ah oo laga helay dalka Tanzania

                  Morogoro Jan 05,2012(qurbejoog.com)-Booliska dalka Tanzania ayaa sheegay in ay dhawaan heleen meydadka 20 Soomaali ah oo la dhigay hareeraha wadooyin dalkaas ku yaal. Meydadka oo la sheegay in ay ay ahaayeen Soomaali u socdaaleysay dalka Zambia. Booliska ayaa sheegay in dadkani naqasku ku dhegey ka dib kolkii gaadhi ay la socdeen mudo dheer,Kadibna la dhigay…

                  Read More

                    Somali Lawmakers Elect New Speaker

                    Somali lawmakers on Wednesday voted to elect a new speaker in a meeting in the capital Mogadishu, following a recent controversial move to sack the previous one. The new speaker, Madobe Nunow Mohamed, was elected after brief scuffles between opposing lawmakers during the meeting at the parliament. Five other lawmakers contested the post. The post…

                    Read More

                      20 Somali Migrants Found Dead in Tanzania

                      Police in Tanzania say 20 Somali migrants suffocated to death during an attempt to smuggle them through the country. They say the bodies of 17 men and three women were found along roads in Tanzania’s Morogoro region between December 26 and New Year’s Day. Police say smugglers likely dumped the bodies one by one after…

                      Read More

                        Lawmakers urge UK to consider trying Somali pirates

                        LONDON, Jan 5 (Reuters) – The British government should consider bringing Somali pirates to Britain for trial, lawmakers said on Thursday, accusing the government of not doing enough to tackle a problem that cost $135 million in ransoms last year alone. Parliament’s Foreign Affairs Committee also called on the government — which recently announced it…

                        Read More

                          Gudoomiyaha barlamanka Somaliya oo loo doortay Xildhibaan Madoobe Nuunoow Max’ed

                          Muqdisho Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Waxaa maanta la doortay gudoomiyaha barlamanka KMG Soomaaliya kadib shir xasaasi ah oo ay Xildhibaanada ku yeesheen Muqdisho. Kadib kulan xasaasi ah oo ay ku yeesheen Xildhibaanada barlamanka Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku doorteen gudoomiyaha barlamanka KMG Soomaaliya.   Xilka gudoomiyenimo ayaa waxa u tar tamayay ilaa 6-Xildhibaan…

                          Read More

                            Shirweynihii 3aad ee Xisbiga UCID oo si rasmi Hargeysa uga furmay

                            Hargeysa, 04, January 2012 (Qurbejoog.com)- Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee UCID ayaa si rasmi ah maanta uga furmay  magaalada Hargeysa. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah waxa ka qaybgalay ergooyin kala duwan oo ka  kala socda Gobollada iyo Degmooyinka dalka. Sidoo kale waxa qaybgalay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UDUB, Madaxweyne…

                            Read More

                              Diyaarado dagaal oo dul wareegaya Baardheere iyo qal qal soo wajahay shacabka

                              Baardheere 04, 2012(qurbejoog.com)- Dadka ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa u xaqiijiyay Website-ka  Somalidiasporanews.com in saakay ilaa iyo duhurnimadii maanta degmadaasi ay dul heehaabayeen diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulaya. Diyaaradaha ayaa la sheegay inay yihiin labo diyaaradood oo waliba ah nuuca miigga ah, iyadoo dul meeraysanaya degmada Baardheere oo laga cabsi…

                              Read More