Baaqa Socdaalka Nabadeed ee seddexda kun ee haweenka Somaaliyeed
Muqdisho, 07 Jan 2012-(qurbejoog.com) Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya maanta socdaal nabadeed ku soo maray waddooyinka Muqdisho seddex kun oo haween Soomaaliyeed. Socdaalka nabadda ka hor ayey Haweenka Soomaaliyeed shir ay yeesheen waxey uga hadlen arrimaha haweenka ee ku’aadan nabadda, dib-uheshiisiinta, iyo Dimuqraadiyadda. Waxaa shirka kasoo qaybgalay xubno badan oo katirsan haweenka soomaliyeed oo…
