Gollaha Wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay shir aan caadi aheyn
Muqdisho Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mohamed Mohamud Haji Ibrahim ayaa looga hadlay Bilad Sharafta Qaramada Midoobay ay bixiso oo loo yaqaan United Nations Population Award. Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa golaha Wasiirada u…
