admin

    Wiil Somali ah oo lasoo taagay Maxkamad ku taala Canada

    Toronto Dec 15, 2011(qurbejoog.com)- Maxkamad ku taala Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxaa dib loogu furay kiiska dambe loo haysto Muwaadin Soomaali ah oo haysta dhalashada dalka Canada kaasi oo lagu eedeyay in uu damacsanaa in uu ku biiro Ururka Al Shabaab ee ka dagaalama gudaha wadanka Soomaaliya.  Max’ed Aadan Xirse oo da’diisu tahay…

    Read More

      Mwai Kipaki: Dhinacyada Soomaalida ha qaataan Nabadda

      Nairobi Dec 15,2011(qurbejoog)-Madaxweynaha dowladda Kenya ayaa ugu baaqay dhinacyada isaga soo horjeeda dalka Soomaaliya inay qaataan nabadda si dhibaatooyinka kala duwan ay ugu baxaan shacabka Soomaaliyeed.   Mwai Kipaki, Madaxweynaha Kenya oo u warmayay Warbaahinta Qaranka ee dalkaasi ayaa waxaa uu sheegay in dhinacyada Soomaalida gaar ahaan Ururka Al Shabaab iyo Xukuumadda KMG Soomaaliya ay wada…

      Read More

        Saraakiishii kasoo goosatay Al Shabaab oo beeniyay inay ka dambeeyaan qaraxyada ka dhaca Muqdisho

        Muqdisho Dec 15,2011(qurbejoog) Kadib markii muddooyinkii dambe Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ay ku eedeynayeen qaraxyada iyo miinooyinka loo dhigo Madaxda dowladda inay ka dambeeyaan rag ka tirsan Al Shabaab ayaa arrimahaasi waxaa maanta ka hadlay Saraakiil hore ugu soo goosatay Al Shabaab.  Baashi Max’ud Max’ed oo ah Sarakaal ka tirsanaa…

        Read More

          Shirkii wada tashiga Soomaalida oo dib u dhac uu ku yimi

          Garoowe Dec 15,2011(qurbejoog)Afhayeenka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta saxaafada u sheegay in shirkii wada tashiga Soomaalida ee qeybtiisa labaad lagu waday in uu maanta Garoowe ka furmo uu dib u dhacay. Axmed Cumar Xirsi ayaa maanta saxafada ugu waramay Garoowe oo dheegay in dib u dhac uun uu ku yimi shirka ee aanu baaqan. Shirka…

          Read More

            Gabadh uu dhalay Qadaafi oo Maxkamada Caalemiga ka codsatay in la baadho dilkii abeheed

            Hague Dec 15,2011(qurbejoog.com)-Gabadh uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Libiya Moamar Al Qadaafi ayaa dhwaan u guddbisay qoraal ay ku dalbaneyso in ay ogaato in maxkamadu baareyso dilkii aabeheed. Sidaana waxaa saxaafada maanta u sheegay qareen ay qabsatay gabdha qaadafi dhalay. Qadaafi ayaa ciidamo taabacsan dawlada haatan ka arimsa Libiya ay dileen ka dib mudo…

            Read More

              Midawga Democratic Doonka Jabuuti oo ku dhawaaqay banaanbax weyn

              Jabuuti Dec 15,2011(qurbejoog.com)-Midawga Dhaq dhaqaaqa Dimoqraadi doonka Jabuuti oo ka kaooban axsaabta PNP iyo DDA  ayaa ku dhawaaqay banaanbax weyn oo lagu dalbanayo isbedel siyaasadeed oo dalka ka hirgala doorashooyinka soo socda hortood. Qoraalka ay axsaabtani soo saartay ayaa lagu sheegay in dalabaadkooda ku saabsanaa doorashooyin xor ah oo dalka ka dhaca in xukuumadu dheg…

              Read More

                Maaradoona oo Ganaax iyo mamnuuc la isu raaciyay

                Dubai Dec 15,2011(qurbejoog.com)-Ciyaaryahankii caanka ahaa ee reer Argentina Diego Armando Maradona oo iminka tababare ka ah dalka Imaraadka Carabta ayaa ganaax iyo xanibaad la dul dhigay ka dib kolkii uu buuq ka kiciyay ciyaar dhawaan dalkaas ka dhacday. Maaradoona ayaa koox uu tababaro oo la yidhaahdo Al Wasl ay guul daro 2-0 ah kala kulantay ciyaar…

                Read More

                  Somalia: Comprehensive strategy to tackle Somali crises

                  UN Security Council urges comprehensive strategy to tackle Somali crises – The UN Security Council on Wednesday stressed the need for a comprehensive strategy to address the political, security and humanitarian challenges in Somalia through collaborative efforts. In a statement issued after the Council members listened to a briefing by the UN Secretary-General Ban Ki-moon,…

                  Read More

                    Terror suspect Mohamed Hersi to head directly to trial

                    A Toronto man accused of plotting to join a Somali terrorist group will proceed directly to trial, with no preliminary hearing. The decision came down in a Brampton courthouse Wednesday morning, nearly nine months after Mohamed Hersi was arrested at Pearson airport as he awaited a flight to Cairo. Police allege this would have been…

                    Read More

                      Waanu hirgelinay amarkii maayarka oo faylasha waxaanu ku dhamaystirnaa laba maalmood

                      Hargeysa (DHH/qurbejoog.com)-Guddoomiyaha waaxda Maxamed Moogge ee magaalada Hargeysa Maxamed Cabdilaahi Maxamuud, ayaa sheegay inay xaafadaasi culays ku hayaan laba xero oo ku yaala degmadaasi oo ay ku kala jiraan qaxoonti ka yimid dagaalada Soomaaliya iyo dad muwaadiniin ah oo ku baro kacay abaarihii dalka ka dhacay.  Guddoomiyaha oo maanta u waramayay shabakada wararka ee dawlada…

                      Read More

                        Punches fly in chaotic Somali parliament session

                        MOGADISHU — A rowdy parliament session in war-torn Somalia degenerated into fistfights and kicks Wednesday after disagreements over the sacking of the speaker, lawmakers said. Supporters of speaker Sharif Hassan Sheikh Adan, who was dismissed on Tuesday by 280 MPs, loudly protested the election of his replacement, arguing that Adan’s impeachment did not follow procedure….

                        Read More

                          Guddoomiyhaha Ururka Wadajir oo Canada soo gaadhay

                          Toronto Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Waxa shalay magaalada Toronto ee dalka Canada soo gaadhay wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland isla markaan ah guddomiyaha urur siyaasadeedka Wadajir Md Aadan Axmed Celmi Dhoolayare. Guddomiyaha oo ay Toronto si weyn ugu soo dhaweeyeen qaar ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee magaaladaa ku nool.   Guddoomiye Dhoolayare ayaa lagu wadaa in uu…

                          Read More

                            Sh Shariif: Baaris iyo ka Baarandeg ayaan wadnaa Daruufaha Keenay Goaanka Baarlamaanka

                            Muqdisho Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Sida lawada  ogyahay, waxaa maalmahan socday shirar iyo  kulamo ay wadeen xubno ka mid ah Baarlamaanka Federaalka KMG ah  kuwaasoo waday mooshin lid ku ah Guddoomiyaha Baarlamaanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane  Shariif Sheekh Axmed, wuxuu  maalmahan ku mashquulsanaa kulamo xal loogu raadinayo  khilaafaadka kuwaas oo meel fiican soo gaaray.  Haddaba,  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, …

                            Read More

                              We have no famine, says Somalian prime minister

                              Mr Ali, who leads Somalia’s officially recognised government, chose the week when the United Nations has appealed for $1.5 billion to help his country’s people to deliver a stinging attack on relief workers. A Harvard-educated economist, he believes they have become an “entrenched interest group”, exaggerating the scale of suffering in order to drum up…

                              Read More

                                Kulan maanta ay yeesheen xildhibaanada KMG ah ee Soomaaliya oo gacan ka hadal ku dhamaaday

                                Muqdisho Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Kulan maanta ay yeesheen xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhamaaday buuq iyo gacan ka hadal ka dib kolkii la isku maan dhaafay goaan ay shalay xilka uga qaadeen guddomiye Shariif Xasan. Buuqa iyo gacan ka hadalka ayaa yimi ka dib kolkii uu ku-xigeenka Guddomiyaha Baarlamaanku damcay in uu ku fadhiisto kursiga guddomiyaha oo…

                                Read More