admin

    Gaboose waa halyey Qaran wana aar inoo kacay

    Wan idinsalamay dhamanba  akhiyarta Hadan usoo labto ani iyo garadkay ama  rayi camka  badidood ummadda  wan sugaynoo wa salgal guyooday   ninka   golka u hayana waa arlibaaxoo  lagu dirsanayo Kolay  aniga iyo sidan qabo  ummadda  waxna ka filaya inu sida  shaca wabari   dhulka wada iftiishoo   sida  mayey gurooboo mansheeyey  dagalada  dhulkuwada cagaaryahay  sida indhuhu ugujeedan  amaba…

    Read More

      Qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Garisa ee dalka Kenya

      Garisa Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Waxa soo baxaya xog ku wejhan laba qarax oo mar qudha wada dhacay laga maqlay guddaha magaalada Garisa oo dhacda woqooyi bari ee dalka Kenya. Qaraxa hore ayaa la sheegay in uu ka dhacay xafiis ay leeyihiin shaqaalaha xabsi ku yaal magaalada Garisa. Qarax kale ayaa isna xiligaa ka dhacay Hotel ku yaal isna…

      Read More

        Shariif Xasan oo maanta Muqdisho gaadhay

        Muqdisho Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta Muqdisho ka degay Guddomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ee dhawaanta xilka laga qaaday. Guddomiyaha Baarlamaanka oo kiyoo safar ku jooga magaalada Rome ee dalka Talyaniga xilka laga qaaday ayaa maanta sheegay in uu weli yahay guddomiyaha barlamaanka  sharciga ah. Guddomiyuhu waxa kale oo uu sheegay in ay dardar gelin…

        Read More

          In Somali port no more Shebab, but no more business

          BURGABO, Somalia — The transport helicopter whips up clouds of fine white sand as it lands in Burgabo, the Kenyan army’s foremost position on its southern route towards the Shebab stronghold of Kismayo.  The village of mud huts with tin roofs swelters on a turquoise inlet where the Bushbush river meets the Indian Ocean. The…

          Read More

            Al Shabaab oo u digay Jabbuuti

            Muqdisho Dec 16,2011(qurbejoog.com)- Ururka AL Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in dowladda Jabbuuti ay kaga digayaan in Ciidamo ay usoo dirto Soomaaliya, iyagoo tilmamay in loo baahanyahay in arrimahaasi in badan laga fiirsado.  Afhayeenka Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali dheere) oo u waramayay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Jabbuuti ay…

            Read More

              Milatariga Kenya oo duulaan ku ah Kismaayo

              Qooqaani Dec 16,2011(qurbejoog.com)- Milatariga dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegeen inay dulaan ku yihiin Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose oo ay ku sugan yihiin AL Shabaab. Major Rashid Seif oo ka mid ah Saraakiisha Milatariga ee ciidamada dowladda Kenya oo la hadlay Warbaahinta isagoo ku sugan qeybo ka mid ah Jubbooyinka ayaa waxaa…

              Read More

                The Somali Business Community Meeting / Dubai, 12 December 2011 – Communique

                MOGADISHU, Somalia, December 15, 2011/African Press Organization (APO)/ — A Meeting of the Transitional Federal Government (TFG), the Somali business community and the international community took place in Dubai from 11 to 12 December 2011 organized by the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) and facilitated together with the United Nations Country Team and…

                Read More

                  Kooxda Al Shabaab oo bilowdey in leexsato raashinka gargaarka

                  Baydhabo Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya ayaa maalmihii u danbeeyay qaaday olole ay ku weecsaneyso raashinka gargaar ee ururka laanqeyrta cas ee Soomaaliya. Magaalada Baydhabo ee gacanta ugu jirta kooxda Al Shabaab ayaa la arkay meliishaadka kooxdan oo weecsanaya  tiraba laba kolonyo oo sida raashin loogu talo galay dadka abaaruhu ku…

                  Read More

                    Mudane ka tirsan Gollaha Wakiilada Somaliland oo si adag uga hadal hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha Jabuuti

                    Hargeysa Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Mudane ka tirsan gollaha Wakiilada Somaliland Md Maxamed Faarax Qabille ayaa qoraal jawaab celin u ahaa wareysi uu dhawaan Somaliland ku weeraray madaxweynaha Jabuuti saxaafada Hargeysa ugu qeybiyay. Mudahan ka tirsan Gollaha Wakiilada Somaliland oo laga soo doorto gobolka Saaxil ayaa sidoo kale talooyin u soo jeediyay madaxweynaha Somaliland. Qoraalka Md Maxamed Faarax Qabile ayaa…

                    Read More

                      Warbixin:Ma dhabaa in Mareykanku ka baxay Ciraaq,ineyse le’eg tahay khasaaraha dagaalkaasi labada dhan u geystay?

                      Baqdaad Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Waxa shalay si rasmi ah loo shaaciyay in la soo gunaanaday hawgaladii ay ciidamada Mareykanku ka wadeen dalka Ciraaq sagaalkii sanadood ee ina dhaafay. Dagaalakan ayaa intii uu socdey waxa ku dhintay 4,500 oo ka mid ahaa ciidamada Mareykanka iyo in ka badan 100 kun oo Ciraaqiyiin ah. Sidoo kale waxa Mareykanka dagaalka…

                      Read More

                        Carrur faro badan oo shuban biyood ugu dhintay xeryaha barakacayaasha Muqdisho

                        Muqdisho Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Tiro caruur ah ayaa 24kii sacaadood ee u danbeeyay ku geeriyooday xeryaha Qaxootiga ee ku teedsan inta u dhexeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Barta Internetka ee PressTV ayaa daabacday in caruur tiradoodu tahay 50 oo uu soo ritay cudurka shiban biyoodka ay sacaadihii u danbeeyay ku geeriyoodeen xeryaha Qaxootiga. Sidoo kale waxa ay…

                        Read More

                          OGEYSIIS:Guddoomiyaha Ururka Wadajir Md Dhooleyare oo Toronto Kulan Balaadhan ku qabanaya

                          Toronto Dec 16 2011(qurbejoog.com)Waxa dhamaan Jaalida Reer Somaliland ee ku nool magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda la Ogeysiinayaa in maalinta Sabitada ah ee Bishan December tahay 17ka la qaban doono Kulan Balaadhan oo uu marti ku noqon doono Wasiirkii hore ee wasaaradaha Beraha iyo Cadaalada isla markaana iminka ah Guddoomiyaha Uururka Siyaasadeed ee Wadajir Md Aadan Axmed…

                          Read More

                            Somali rebels block ICRC food aid convoys

                            MOGADISHU (Reuters) – Islamist militants in Somalia have blocked two International Committee of the Red Cross (ICRC) convoys carrying emergency food aid for drought victims this month, contractors and a senior rebel said. Residents of Baidoa, a stronghold of the al Shabaab rebel group, told Reuters they had seen the militants loading food aid from…

                            Read More

                              Somali Parliament Speaker Rejects Ouster Effort

                              The speaker of Somalia’s parliament has rejected an effort to oust him from power, in the war-torn country’s latest political crisis. Speaker Sharif Hassan Sheikh Adan spoke to VOA’s Somali Service a day after fistfights broke out in parliament between his opponents and supporters. Adan said Thursday that the vote had no legitimacy because he…

                              Read More

                                Somali pirates sentenced to life in prison

                                NORFOLK, Va. (AP) — A former Somali police officer and an electrician whose job it was to bless their expedition were sentenced to life in prison on Thursday for their roles in the hijacking of a yacht that left all four Americans on board dead. Mohamud Hirs Issa Ali was the commander of a band…

                                Read More

                                  Duqa Magaalada Hargeysa oo soo saaray shuruuc nadaafada lagu sugayo

                                  Hargeysa Dec 15,2011(qurbejoog.com)Duqa magaalada Hargeysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir ayaa maanta shaaciyay goaamo ay guddida nadaafada iyo bilicda caasimadu isla qaateen oo khuseeya bilicda Hargeysa. Duqa Hargeysa waxa uu sheegay in wixii ka danbeeya Todoba casho cidii lagu qabto iyada oo bahdileysa bilicda iyo nadaafada Caasimada la horgeyn doono maxkamad. Eng Xuseen waxa uu intaa…

                                  Read More

                                    Gobolada Maroodi-Jeex iyo Hawd oo u soo baxay ciyaartii kama danbeysta ee Tartanka Gobolada Somaliland

                                    Burco Dec 15,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta la soo gebagebeyay qeybihii hore ee ciyaaraha kubedda cagta gobolada Somaliland ka dib kolkii gobolka Hargeysa uu ka guuleys gobolka Sool oo ay isku arkeen ciyaartii labaad afarta u danbeysa. Gobolka Maroodijeex ayaa ciyaarta kama danbeysta la ciyaari doona gobolka Hawd oo Togdheer isna dhawaan ka soo badiyay. Gobolka Sool ayaa…

                                    Read More

                                      Gollaha Wasiirada DKMG Soomaaliya oo maanta Kulan yeeshay

                                      Muqdisho, Khamiis, Dec. 15.2011(qurbejoog.com)-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta Amniga dalka, gaar ahaana caasimadda, Waxqabadka Xukuumada, Miisaaniyad sanadeedka, Shirka Wadatashiga ee lagu wado inuu ka…

                                      Read More