Baarlamaanka Mareykanka oo ansixiyay safiirka cusub ee Soomaaliya
Washington May 05, 2024 (QJ) – Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay Richard H. Riley inuu yahay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya. Xaqiijinta ayaa timid kadib markii madaxweyne Joe Biden uu u magacaabay Richard H. Riley inuu noqdo safiirka xiga ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya bisha Maarso ee sanadkan….
