admin

UK concerned about Rafah offensive

London May 10, 2024 (QJ)-The UK’s Foreign Secretary, David Cameron, has once again reiterated the UK’s position that they will not support Israel’s large-scale operation in Rafah “if there is no clear plan to protect civilian lives.” “We do not see a plan, and if there are prevailing circumstances, we will not support a major…

Read More

Itoobiya oo Somaliland u tababareysa ciidamo

Hargeysa May 09, 2024 (QJ)-Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhawaan magaalada Addis Ababa ku kala saxiixday heshiis lagu tababarayo ciidamo cusub oo ka tirsan Booliska Somaliland. Heshiiskan oo lagu baahiyey barta Facebook-ga ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa tilmaamaya in dhinacyadu ay gaadheen heshiis ku saabsan dhinaca tababarida ciidamada Booliska. “Agaasimaha Tababarka Ciidanka Booliska Somaliland G/sare Cabdi…

Read More

Booliiska Koonfur Galbeed oo qabqabtay dagaalyahano Shabaab ka tirsan

Baydhabo May 09, 2024 (QJ) -Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay 12 xubnood oo ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigeen. Shaqsiyaadkan ayaa si weyn loogu soo bandhigay magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow dhow, wax yar kadib markii ciidamada ammaanka Maamulka Gobolka…

Read More

Soomaaliya oo codsatay bixitaanka UNSOM

Muqdisho May 09, 2024(QJ) -Soomaaliya ayaa si rasmi ah u codsatay in la joojiyo shaqada xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) xilli uu ku egyahay bisha Oktoobar ee sanadka 2024-ka, taasoo muujineysa weji cusub oo wadashaqeyn ah oo u dhaxeeya dalka iyo Qaramada Midoobay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa warqad u diray…

Read More

Washington halts weapons to Israel

Washington May 09, 2024 (QJ) -The United States government has recently blocked a shipment of weapons destined for Israel, citing concerns over Washington’s role in Israel’s plans to take control of the city of Rafah in the Gaza Strip. The United States has consistently stated that it does not support Israel’s attacks and has refused…

Read More

Egypt concerned about Rafah invasion

Cairo May 08, 2024 (QJ) -Egypt has expressed political concern about Israel’s operations in Rafah, urging withdrawal from the area to avoid jeopardizing the lives of more than a million Palestinians, who rely on aid. Egypt has shown significant concern about developments in Gaza. They share a border where part of Rafah is located in…

Read More

Dakhliga Soomaaliya oo kor u kac sameeyay

Muqdisho May 08, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay qorshaha dib u habeynta maaliyadda dalka iyo horumarka laga gaaray arrimaha dhaqaalaha, gaar ahaan dhanka maaliyadda, dakhli ururin iyo kobaca dakhliga gudaha. Wasiir Biixi Iimaan Cige…

Read More

Puntland oo qabqabatay Ajaanib laga shakiyay

Bossaso May 08, 2024 (QJ) -Ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyay deegaannada dhaca xeebaha, kuwaasoo lagu beegsaday dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Howlgalladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyay ciidamada badda ee PMPF. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay Doomo, Qalab, Hub iyo Shaqaale. Gaadiidka badda ee lala wareegay ayaa…

Read More

SODMA oo digniino hor leh soo saartay

Muqdisho -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino horudhac ah oo muujinaya in qaar ka mid ah gobolada dalka ay ka dhici karaan fatahaado sababay barakac iyo burbur. War saxaafadeed ay soo saartay hay’adda SODMA ayaa lagu sheegay in tobanka maalmood ee soo socda oo ku beegan 7-da ilaa 16-ka May…

Read More

Soomaaliya iyo Kiinya oo mar kale heshiis kala sexeexday

Nairobi May 07, 2024 (QJ) -Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa heshiisyo iskaashi oo dhinacyo badan taabanaya ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Heshiisyadani waxay ka kooban yihiin Arrimaha Diblomaasiyadeed, Amniga, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada, iyo Adeegyada Bulshada. Dhanka Soomaaliya waxaa heshiiska u saxiixay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, halka dhanka Kenya…

Read More

Shirka maareynta Hubka oo muqdisho ka furmay

Muqdisho May 07, 2024 (QJ) -Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayo maareynta Hubka Qaranka, kaasoo socon doona muddo labo maalmood ah. Shirkan ayaa waxaa daah furay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga C/fitaax Qaasim oo sheegay in shirkan uu ku soo aadayo xilli xasaasi ah, iyadoo Qaramada Midoobay ay Soomaaliya ka qaaday cunaqabateynta…

Read More

Israeli forces inter Rafah

Tel Aviv May 07, 2024 (QJ) -A statement from Israeli PM Benjamin Netanyahu’s office has revealed that the War Cabinet has unanimously decided that military operations in Rafah would continue. Israeli forces have announced they have launched attacks on 50 locations in Rafah, which are considered some of the most intense attacks Israel has carried…

Read More

Somaliland oo u digtay ciidanka badda Turkiga

Hargeysa May 06, 2024 (QJ) -Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda iskeed isku magacawday ee Somaliland, Dr. Ciise Keyd Maxamuud, oo waraysi gaar ah siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in Turkiga lagu wargeliyay inaanay iman karin biyaha Somaliland. Wasiirka ayaa sidaasi ku sheegay mar uu ka hadlayay heshiiska difaaca badda ee Soomaaliya iyo Turkiga. Wasiirka ayaa sidoo…

Read More

RW Xamse oo Nairobi Gaaray

Nairobi May 06, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa safarkiisii ugu horreeyay ee rasmi ah ku tagay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, tan iyo markii loo magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha June 2022. Xamza ayaa soo casuumad rasmi ah ka helay madaxweynaha Kenya, William Ruto, oo ay wada hadal ku yeelan doonaan…

Read More

Hamas kills Three Israeli Soldiers in Rafah

GAZA May 06, 2024 (QJ) -The Hamas militants carried out an attack that inflicted significant damage on Israeli soldiers, operating in the Palestinian territory. Hamas militants launched a coordinated and fierce assault on Rafah crossing, resulting in casualties and injuries among the Israeli military personnel. Three Israeli soldiers were killed in the attack carried out…

Read More