admin

Hezbollah shoots down an Israeli spy Balloon

LEBONAN -The Hezbollah has announced yesterday that they intercepted a surveillance balloon sent by Israel to gather information. The balloon reportedly targeted the airspace controlled by Hezbollah in Lebanon. A statement from Hezbollah indicated that they shot down the balloon and shelled the base the Balloon was launched from. The statement also mentioned that the…

Read More

Shirka Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho May 14, 2024 (QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah, kaasoo maanta ka furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka. Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ka wada hadlaya xaalada amni ee dalka, gaar ahaan dardar gelinta dagaalka ka…

Read More

Somaliland oo ku duuleysa Laascaanood

Hargeysa May 14, 2024 (QJ) -Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay qorshaynayso weerar culus oo ay ku doonayso inay dib ugu qabsato Laascaanood, iyadoo ay doonayso inay dib u soo ceshato gacan ku haynta deegaanada SSC-Khaatumo. Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa dhawaan xoojiyey fariisimo ay ku lahaayeen gobolka Sool. Talaabadan ayaa loo arkaa mid uu maamulka…

Read More

Xasan Sheekh oo magacaabay Gudi difaacda midnimada

Muqdisho May 13, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay guddiga heer qaran ee difaaca midnimada iyo wadajirka qaranka Soomaaliyeed. Guddigan oo ka kooban 10 xubnood ayaa la magacaabay kadib markii madaxweynaha uu ogaaday baahida loo qabo in la xoojiyo tayada hoggaanka dalka iyo midnimada dhuleed, sida lagu sheegay warqad…

Read More

Dooloow oo fatahaad baasani saameysay

Dooloow May 12, 2024 (QJ) -Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in fatahaad uu sameeyay webiga Jubba oo ku fatahay xaafadaha degmadaasi. Bulshada ku dhaqan jiinka webiga Jubba ee Doolow ee labada dhinac ee Waqooyi iyo Galbeed ayaa maalmihii u dambeeyay la kulmayay sare u kac dhanka…

Read More

Ms. Catriona Laing ayaa booqtay dhismaha xarunta Qaramada Midoobay ee Galmudug

Dhuusamareeb May 12, 2024 (QJ)  -Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing oo dhawaan soo gebagebeyneysa howleheedii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdiga ay hogaamineyso Ms. Catriona Laing ayaa booqday dhismaha xarunta Qaramada Midoobay ee Galmudug oo si habsami leh…

Read More

Egypt to support South Africa’s ongoing lawsuit in the International Court of Justice

Cairo May 12, 2024 (QJ) -Egypt has officially announced that it would support South Africa’s ongoing lawsuit in the International Court of Justice accusing Israel of genocide in Gaza. In a statement from the Egyptian Ministry of Foreign Affairs, Sameh Shoukry highlighted that these measures were taken to address Israel’s violations against the Palestinian people….

Read More

Shidaal ku socday Al Shabaab o l qabtay

Xaradheere May 11, 2024 (QJ) -Ciidamada Milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab iyo Gorgor ayaa gacanta ku dhigay Shidaal la sheegay in loo waday Kooxda Al-Shabaab ee ku sugan deegaano ka tirsan Gobolka Mudug. Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada dowladda iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo ka dhacay duleedka degmada Xarardheere…

Read More

QM oo Soomalaiya eedo u jeedisay

Muqdisho May 10, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya waa in ay xoojisaa dadaallada lagu doonayo in wax looga qabto caqabadaha amni ee halista ah iyo kuwa qalafsan ee dalka ka jira iyo in la xoojiyo hannaanka baaritaannada iyo dacweynta kiisaska xadgudubyada galmada iyo jinsiga ku saleysan, ayuu tiri khabiirka xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…

Read More

SNA oo weeraro ka hortagtay

Muqdisho May 10, 2024 (QJ)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 53-aad ee qeybta 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka ciidamada ay ku fashiliyeen weeraro ay soo diyaariyeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo qorsheynayay in…

Read More