Xildhibaanada labada aqal oo loo qeybiyay waxkabdelkii lagu sameeyay Dastuurka
Muqdisho March 28, 2024 )QJ) -Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u guddoomay qoraalka Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo wax laga bedelay. Guddoomiyaha guddiga dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka federaalka Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa xubnaha u akhriyay qoraalka rasmiga ah. Xildhibaan Iidow ayaa sheegay in 316 Xildhibaan ay wax…
