Soomaaliya oo ka qeybgaleysa shir amni
Riyadh March 18, 2024 (QJ) -Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka Isbaheysiga la dagaalanka Argagaxisada Islaamka (IMCTC) oo ka furmaya dalka Sacuudiga. Wafdigan oo uu hoggaaminayo General Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa gaaray magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga. Shir madaxeedkan oo ay ka soo qayb galayaan dhamaan wadamada xubnaha ka ah…
