admin

Shariif Sheekh Axmeed oo Garoowe gaaray

Garoowe March 22, 2024 (QJ) -Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal waxaa lagu soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo maanta gelinkii hore gaaray. Sheekh Shariif oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan labada gole ee dowladda, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe si diiran ugu soo dhaweeyay…

Read More

Abaanduule Cadoow oo booqday Xaradheere

Xaradheere March 22, 2024 (QJ) -Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa gaaray degmada taariikhiga ah ee Xarardheere. Taliyaha ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka, isagoo noqday…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Jawaabay Farmaajo iyo Shariif

Muqdisho March 22, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay xiisadihii u dambeeyay ee ka dhashay wax ka bedelka Dastuurka. Madaxweynaha oo weli ku adkeysanaya qorshihiisa dastuur bedelka ayaa ugu horeyn qiray dib u dhaca ku yimid howlaha dastuuriga ah, isagoo u sababeeyay jahwareer siyaasadeed…

Read More

US and Egypt oppose Rafah attack

CAIRO (QJ) -The United States Secretary of State Antony Blinken, currently in Cairo, has stated that there is a growing consensus between Israel and Hamas to negotiate a ceasefire to de-escalate tensions significantly, but he noted that serious challenges remain. Blinken emphasized that he still believes the ceasefire agreement is feasible, despite the intensive efforts…

Read More

Deni oo Farmaajo si diiran ugu soo dhaweeyay Garoowe

Garoowe March 21, 2024 (QJ) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe waxaa ku soo dhoweeyay Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Xildhibaano, Wasiiro, iyo qeybaha kala…

Read More

Sheekh Shariif oo ka horyimi Xasan Sheekh

Muqdisho March 21, 2024 (QJ) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo wax ka bedelka lagu sameeyay dastuurka. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif…

Read More

Ciidamo lagu soo bedelayo ATMIS

Muqdisho March 21, 2024 (QJ) -Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS Ambassador Mohamed Al-Amine Souef ayaa xaqiijiyay in bisha December la soo gabagabeyn doono ka bixitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya. Danjire Souef ayaa sidoo kale sheegay in howlgal cusub uu ka billaabanayo Soomaaliya marka ciidamada ATMIS-ka laga saaro dalka dhammaadka sannadkan,…

Read More

RW Xamsa oo dalab u gudbiyay UNHCR

Muqdisho March 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Charles Mballa. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxa Hay’adda UNHCR ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay xaaladda Qaxootiga iyo Barakacayaasha dalka iyo sidii loo horumarin lahaa barnaamijyada gargaarka ah ee…

Read More