Xisbiyada Mucaaridka Somaliland oo diiday in ay la kulmaan Muuse Biixi
Hargeysa January 07, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Somaliland ee mudo dhaafka xilka ku sii jooga, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan saacado qaatay la yeeshay madaxda tobanka urur ee siyaasadda Somaliland. Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu kulnka ku casuumaad madaxda labada xisbi qaran ee Wadani iyo UCID, balse ka qeybgalka shirka. Muuse Biixi, ayaa sida…
