Madaxweynaha Soomaaliya oo shiriyay gollaha amniga qaranka
Muqdisho February 27, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen madaxda kala duwan ee hay’adaha amniga. Kulanka ayaa looga hadlay dar dar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, fulinta ka bixitaanka ATMIS-ta, iyo horumarinta qorshayaal dhameystiran oo lagu sugayo amniga dalka…
