Soomaaliya oo dagaal ay la gasho Itoobiya u diyaargarowday
Muqdisho January 15, 2024 (QJ)-La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin, ayaa sheegay in Soomaaliya ay u diyaar-garowday dagaal ay la gasho Itoobiya si ay uga joojiso aqoonsiga Somaliland. Lataliyaha ayaa sidaa u sheegay The Guardian. Lataliyaha Amniga Qaranka ayaa yiri, “Waxaan wadnaa hirgelinta dhammaan fursadaha diblumaasiyadeed, waxaana filayaa in Itoobiya ay ku soo…
