Webmaster

    Eng. Maxamed Xaashi Oo Walaac Ka Muujiyey Boobka Dhulka Danta Guud ee Xukuumaddu Ku Hawllan tahay, Madaxweyne Siilaanyo-na Ugu Nasteeyey Inuu Iscasilo

    Hargeysa:Nov,05,2014(SDN/QJ)-Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo ahaa waasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa si kulul u weeraray siyaasadda ay xukuumaddu dalka ku hagayso, isagoo ka dayriyey Halka uu maanta dalku marayo. Eng. Xaashi oo ah  Shakhsiga kaliya ee sameeyey dhammaanba tallaaboooyinka horumarineed ee xisbiga Kulmiye ee xukuumaddiisu ku fanaan, ayaa Madaxweynaha ugu…

    Read More

      “Xukuumadda Halkee Sharci Ugu Dambaysay, Cukuse isaga oo gudihiisi qudhmay oo…” Mujaahid Cali Guray

      Hargaysa 05.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Gudoomiye ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbigaas ayaa ka fal celiyay Hadal uu Warbaahinta u Jeediyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta kuna sheegay in Xukuumada uu ka Tirsan yahay ay Saxaafada ku dhaqayso Xeer Lam 27 . Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Qoraal aan ka soo xiganay Barta…

      Read More

        “Haddii Saxaafaddii Ay Soo Bandhigtay Qaladaadkii Iyo Gadoodkii Ummadda, Ma Deyrkii Makka Ayeey Gubeen” Murashax Jamaal Cali Xuseen

        Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay haddii ay Saxaafaddii Somaliland soo bandhigtay qaladaadka iyo gadoodkii umadda ma Deyrkii Maka ayey gubeen, isla markaana waxa uu ka codsaay xukuumada Madaxweyne Siilaanyo inay iska difaacdo musuqmaasuqa, balse in sifo sharciga ka baxsan in loo isticmaalo Weriyayaasha waan ka soo horjeeda. Jamaal Cali Xuseen waxa…

        Read More

          Qaadhaan bixiyayaasha Iyo Dhinacyada Siyaasada Somaliland oo Kulamo Gaar gaar ah Yeeshay iyo Xogaha ka soo baxay

          Hargaysa 05.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wefti ka socda qaadhaan bixiyayaasha Somaliland ka taageera kobcinta dimoqraadiyada oo booqasho ku yimi dalka ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay, xukuumada, gudoomiyayaasha labada gole iyo xisbiyada siyaasada. Siday sheegeen warar kulamadaa ku saabsan oo wargeyska Ogaal ka soo xigtay, illo ku dhawdhaw, weftiga qaadhaan bixiyayaashu waxa la sheegay inay…

          Read More

            Ilaalada Wasiir Warancade oo Gacan ka Hadal kula Kacay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera DAAWO

            Berbera 05.Nov 2014 (SDN/QJ)-Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayay Ciidammada ilaalada ah ee Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cadde, maanta ku garaaceen kidinka xarunta dawladda Hoose ee Berbera, kuwaasoo ay qaarkood inay si xun u garaaceen Askarta RRU-da oo la socday Wasiirka oo wakhtigaas kulan kula lahaa Madaxda dawladda…

            Read More

              “Doorashada Maalin lagu dari maayo,haddii Doorasho la qaban waayo talaabooyinkii ku xigay waa noo diyaar” Gudoomiye Cirro

              Hargaysa 05.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kalena ah guddoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa marka kale waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha ay muddooyinkii danbe u soo jeedinayeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE ugu jira Aqalka Golaha Wakiilada oo sheegayey…

              Read More

                Maxaa ka soo Baxay Shirkii 7aad ee Mucaawimooyinka Somaliland ee New Deal SAWIRO

                Hargaysa 05.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waxa Huteel Ambasodor Lagu soo gabagabeeyey shirka 7AAD  isu-duwida Mucaawinooyinka Somaliland,Shirkan oo isu keenay dawladda Somaliland, ururada bulshada iyo deeq bixiyayaasha waa mid u dhexeeyey dhinacyada iska kaashaday mashruucan wadajirka ah. Shirka waxaana si rasmiya u furay . Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo khudbad dhinacyo badan taabanysa…

                Read More

                  Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Oo ka socda Dalka Britan

                  Hargeisa4/11/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa kulan la qaatay wefti ay hogaaminayso Gabadha Madaxda ka ah Wasaarada Khaarajiga dalka Ingriiska .Socdaalka Weftigan ayaa la xidhiidha inay furan xarunta CID-da xafiis ay ku yeelan doonto Magaalada Hargaysa. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka warbixiyay wixii ay ka…

                  Read More

                    Siciid Sulubow, goorma ayuu waxqabadki​i iyo horumarkii aviationka Somaliland​, dhaliil iyo ceebeyn noqday?

                    Maalmihii ugu dambeeyey, waxa siyaasiyiinta Somaliland ka dhex aloosnaa dagaal siyaasadeed xaga afka ah, oo aad u foolxun kaas oo aan waxba la isula hadhin. Waxa joogto noqotay cayda, aflagaadada, shakhsi weerarka, iyo qabyaalada. Waxa dhaawac weyni gaadhay sumcadii siyaasada iyo siyaasiga Somaliland. Waxa niyad jab weyni ku dhacay in badan oo aad u saluugsan…

                    Read More

                      Xisbiya mucaaradku goormay keenayaan barnaamij siyaasadee​d shacab-kus​e goormay la xisaabtama​yaan xukuumadoo​da?

                      Jamhuuriyada Somaliland waxa laga joogaa dhowr iyo toban sanoo  markii Cigaal Ku Dhawaaqay Nidaamka Xisbiyada Badan Sababta Ugu Weyni Waxay Ahayd Inuu Dalku Kaga baxo hanaanka beelaha iyo qabyaalada si loo helo Dal iyo Dad isku duuban, oo xisbiyada qarankuna dadka ku soo jiitaan balanqaadyo iyo siday wax kaga badalayaan xukuumada markaa jirta ee ay…

                      Read More

                        Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ee waxaa ka dhaxeeya waa Khilaaf Shaqsiyadeed ee kama dhaxeeyso arrin siyaasadeed

                        Beryahaan danbe Xiriirka ka dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu yahay mid aad u xun hasa yeeshe waxa la isku heysto ma ogtahay? Xaqiiqdii Baariis dheer iyo War raadin ka dib waxan helay in Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha waxa ay isku heystaan in ay tahay arrin…

                        Read More

                          Daawo:Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta ku Dhigay 24 Caagadod Oo Khamriya Iyadoo Danbilahana La Horgeeyey Maxkamada Gobalka Hargeisa

                          Hargeisa 4/11/2014(SDN/QJ)ciidanka booliska somaliland ayaa saaka gacanta ku  dhigay 24 caagadood oo khamriya iyadoo  dadkii lagu qabtay khmarigana la hor geeye maxkamada gobalka hargeisa https://www.youtube.com/watch?v=eEZvnKB4L5c&list=UUKEOlYXND63sJyZDap0euvA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More