“Author Archive”
Stories written by akguled

Wiil Hore U Diiday Qisaas Xukuumaddu Ku Fulisay Dad Gacan-Ku-Dhiiglayaal Ahaa Oo Markale Ka Horyimi Dhawaaqyada Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guuleed Axmed Jaamac oo sheegta inuu yahay oo sheegta inuu yahay guddoomiyaha hay’ad xuquuqal iinsaan oo Somaliland ka jirta, ayaa si weyn u naqdiyey awaamiir fusuqa iyo dhaqan xumada lagaga hortegayo oo dhawaanahan kasoo baxayey guddida wanaag farista iyo xumaan-reebista Somaliland, kuwaas oo bulshadu si weyn ugu diirsatay. Guuleed Axmed Jaamac […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Waan soo dhawaynayaa in Faratoon loo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Laakiinse Waa in aanay Halkaas ku Joogsan’’ C.kariin Axmed Mooge

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge ayaa soo dhaweeyay Talaabada uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka soo Jeeda Gobolka Sool. Cabdikariin Axmed Mooge Wuxuu xusay in Beesha dhexe ay qaadatay Mansabyadii Jaangoynta Siyaasada Somaliland Iyo Hay’adihii kale ee Distooriga ahaa Waxaanu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sharmaarka Geelle Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada iyo Nuxurka Khudbad uu ka Jeediyey Qallin jebintii Dufcadii 15aad ee Jaamacada Camuud ka Baxda DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Sharmaarke Geelle horena u ahaa Xoghayaha Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Mar uu doraad ka hadlayay Qalin jebinta Dufcadii 15aad ee Ka Baxda Jaamacada Camud Waxa uu Balanqaaday inuu Shaqaalaysiinayo ardaygii ugu sareeyay Xili aanu Weli la wareegin Xilkii Hay’ada Shaqaalaha.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wax ka Baro Taariikhda Jaamacada Camuud iyo Marxaladihii ay soo Martay DAAWO

Boorama 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Jaamacada Camud Waa Tii ugu Horaysay ee Laga aasaaso Somaliland Waxayna Ku Beegnayd Sannadkii 1998 markii dhidibad loo taagay Jaamacadan Taas oo ku timid Fikir aqoon yahan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waaxda Xog raadinta Baadhista Xasuuqii Somaliland oo Ka Hadlay Xabaal Wadareedyo Meelo kala duwan oo Somaliland ah laga helay

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha   Waaxda  Kaydka  iy o raadinta Xogta ee Guddiga Baadhista Xasuuqa ee Somaliland Mudane Cabdirashiid maxamed  Daahir oo Warbaahinta  Dawladda xafiiskiisa  ugu waramayay    ayaa ka warbixiyay Koormeer ay sedex Kooxood (three Teams)oo uu Hogaaminayo  bishan Ogost                                      ay ku soo mareen Deegaanada Ceelafweyn ,Ceerigaabo ,Togdheer iyo Saaxil   . Mudane Cabdirashiid maxamed Daahir  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Marwada Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiiro ka qayb galay Qallin Jebinta arday ka Baxday Dugsiga Farsamada Gacanta ee Kuwait Maamusho DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa ka qayb galay Xaflada Qallin jebinta ardayda Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta ee Mac’hadka Kuwait .

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Bar Kuma Taal ka Dhigay Shaqaale Wasaaradiisa ah oo Ka Cawday Lacago laga Jaray Iyo Shaqadii oo laga Saaray

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Wasaaradda Beeraha JSl Ayaa war qoraala ka soosaaratay eedaymo iyo cabashooyin ay wasaarada u jeediyeen qaar ka tirsan shaqaaleheeda oo loo tabobaraayay xarunta cilmi baadhista ee ABURIIN. Warkan qoraalka ah oo uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda beeraha Dr Maxamed Awdaahir Ibraahin oo Nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharrax Donald Trump Oo Sheegay Inuu Imtixaami Doono Muslimiinta Mareykanka Gelaysa

Washington 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu qaadi doono tallaabooyin adag oo lagu hubinaayo Dadka Muslimiinta ah ee galaaya dalka Mareykanka hadii uu ku guuleysto xilka Madaxtinimada dalkaasi. Trump ayaa sheegay qorshihiisa hubinta Muslimiinta dalka Mareykanka inay tahay inuu ka qaado Imtixaan ku aadan gelitaanka dalka Mareykanka, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhiigga ku furma Maskaxda Oo La sheegay In Sigaar cabbistu Ay kaalin Laxaad Leh Ka Qaadato

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Daraasad cusub oo lagu sameeyay dalka Filand, ayaa lagu sheegay in tirada dadka u geeriyooda dhiigga ku furma maskaxda ay hoos u dhacday kadib markii tirada dadka sigaarka cabbaa ay hoos u dhacday.   Daraasaddan ayaa dhiiri-gelin  u noqotay dad badan oo sigaarka aad u cabba, waxa aanay aad u caawisay  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Waxaan Rajaynayaa in dabaysha siyaasadeed ee  isu guurka ah ee somaliland ka dhacaysa ay meel wanaagsan ka geli doonaan,Punt Landna..’’ Wasiir Xaglo Toosiye

Buuhoodle 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo socdaal hawleed ku jooga Magaalada Buuhoodle ayaa ka waramay  xaalada  siyaasadeed iyo ta bulsho ee Gobolkaasi, waxana uu digniina u diray maamul goboleedka PL Somalia oo isku deyaya inay carqaladeeyaan deganaansha Gobolkaasi.   Wasiirka caafimaadka DrSaleebaan Ciise Axmed xaglotoosiye waxa uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »