Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee Britain oo booqatay Muqdisho Kana Hadashay Arrimo aanay Somalidu Niyad u hayn
Muqdisho 31.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dowladda Britain, Lynne Choona Featherstone oo booqatay magaalada Muqdisho ayaa qaar ka tirsan wasiirrada xukuumadda Soomaaliya kala hadashay sidii loo xoojin lahaa xuquuqda haweenka iyo in la hubiyo in ay haweenku yihiin halbowlaha horumarka dalka. Lynne Featherstone, ayaa la kulantay wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha…
