Webmaster

    Culaysyo dhinacyo badan kaga Yimid Xukuumada oo Sababay in Dib loo Furo Maktabadii Gaandi oo Markii hore la Iibiyay DAAWO

    Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa dib loo furay Maktabada akhriska ee Gaandi ee Magaalada Hargaysa taas oo Maalmihii Xidhnayd Kadib Markii Sida la Sheegay Xukuumadu ay ka iibisay Nin ka Mid ah Ganacsatada Hargaysa. Xidhitaanka Maktabada Akhriska ee Gaandi ayaa dhalisay Guux dadweyne oo lagu diidan yahay in Maktabadaas la iibiyo maadaama ilaa haatan aanay…

    Read More

      Kormeer ay Madaxda Sare ee Gudida Dhismaha Waddada Cad ay ku tageen halka ay Marayso Waddadu DAAWO

      Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Dhismaha Wadada Cad oo ay Weheliyaan Qaar ka mid ah Qurbejoogta Somaliland ee dalka qadar ayaa Maanta Kormeer u kuurgal ah ku tagay Jidka dhismihiisu Socdo ee Xidhiidhiya Caasimada Hargaysa iyo Degmada Sallaxley. Dhismaha Wadada Cad ayaa Maraysa Meel natiijadeedu Wanaagsan tahay isla markaana ay Muuqato.

      Read More

        Bulshada Rayidka ah ee Puntland Oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Dimuqraadiyaynta

        Garoowe Oct 30,2014(SDN/QJ)-Shalay waxaa wakiillo ka socday bulshada rayidka ah ee Puntland u soo gaba gaboobay shir hal maalin ah oo lagu soo bandhigayay daraasaad ku saabsan geeddi socodka Dimuquraadiyada Puntland, shirkaasi oo lagu qabtay Xarunta horumarinta iyo cilmi baarista Puntland (PDRC) haddaba dood iyo falanqeyn kaddib wakiillada bulshada rayidka ah waxa ay soo jeediyeen…

        Read More

          SOMALILAND: DOORASHOOYIN BAA LAGA QABANAYAA, WAA SHEEKO ARRAWEELO!

          Doorashooyin ayaa Somaliland 2015ka la qabanayaadu, madaxtooyada Somaliland waa ka “sheeko Arraweelo”. Waa ka “Maantana far baa maydh la’e, ha ii fadhiyo geelu!” ODAY BIIQAY loo helyaa mooyI eh, shicibka Somaliland waa u jiilaal dabo dheer haraadkiis.   Saddexda Xisbi Qaran wax ka lilaahiye mooyi. Haba sii kala darnaadeen eh, saddexduba waa ay laangadhaynayaan. Qaybi-oo-xukuntii doorashooyinkii…

          Read More

            UN chief visits war-ravaged Somalia

            UN chief Ban Ki-moon met the president of Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud, under heavy security Oct. 29 in Mogadishu, his first visit to the dangerous capital of the war-torn nation in almost three years. Ban, along with World Bank chief Jim Yong Kim, met Mohamud inside the fortified airport zone, guarded by troops from…

            Read More

              Blowing the horn of Africa

              But then again, why not? Somalian cuisine seems almost defined by its long history of fusion; a combination of Somali trading and the odd occupation. Kismayo restaurant in Mayfair even calls its food “international”. The flavours, ingredients and cooking techniques include Italian, Indian, Persian and more besides. But back to the biryani: the basmati rice…

              Read More

                Komishanka iyo Axsaabta Siyaasadda oo sawir ka bixiyey marxaladda Kala-guurka ee wakhtigan iyo saamaynta ay ku yeelan karaan Doorashooyinka kal dambe

                Hargaysa 29.Oct 2014 (SDN/QJ)-Guddigii hore ee Doorashooyinka Somaliland oo shantii sanno ee u dambaysay soo-hagayay nidaamka doorashooyinka Somaliland isla markaana dalka ka soo qabatay labada doorasho, ayaa muddo-xileedkoodu ku egyahay maanta oo bishu tahay 29-ka October, iyada oo aan wali la asixin xubnaha Guddiga cusub ee Doorashooyinka oo dhawaan madaxweynuhu u gudbiyey Golaha wakiillada. Xubnaha…

                Read More

                  Daawo:C/qani Xasan Cilmi (Dawlad) Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday Inuu Yahay Musharax U Taagan Jagada Golaha Baarlanka Somaliland

                  Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015 Gaar Ahaan Gobolka Maroodi Jeex Wariye C/qani Dawlad Oo Mudo Dheer Kusoo Dhex Jiray saxaafada, isagoo cabdiqani xasan cilimi  (Dawlad) inuu waxbadan…

                  Read More

                    Arrimaha ay ka Wada Hadleen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Madaxda Somalia intii uu ku Sugnaa Muqdisho

                    Muqdisho 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon oo maanta booqasho ku tegay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa kulammo la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaanay ka wadahadleen arrimo kala duwan oo dabcan khilaafka Madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha u dhexeeyaa ka mid yahay. Ban Ki-Moon iyo Wefti uu hoggaaminayo ayuu…

                    Read More

                      “Farihii lagaga Qaaday Yurub ayaa Ku Kalifay inuu Gacantiisa Gooyo” Waa Wiil Somaliyeed iyo Qiso Naxdin leh DAAWO

                      London 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qiso naxdin leh oo ku dhacday Wiil Soomaaliyeed oo Faraha laga qaaday markuu dalkii ugu horreeyey waddamada Yurub ee uu iska dhiibay, ayaa Gacantiisa bidix jaray, ka dib markii ay dalal Yurub ah oo uu tegay, gaar ahaan Jarmalka lagu qaabbili waayey, isla markaana lagu war-geliyey in lagu celinayo Talyaaniga oo…

                      Read More

                        Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Muqdisho Booqasho ku Yimid

                        Muqdisho 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, maanta ka degay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, Booqashada wadajirka Weftiga uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ay ku tageen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,ayaa la xidhiidha sidii ay dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay uga wada hadli…

                        Read More

                          Daawo:Garabka dhalinyarad Xisbiga Wadani Oo Baaq Dheer Oo Digniina Ka Soo Saaray Iibinta Maktabada Gaandi library

                          Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)garabka dhalinyarad xisbiga wadani ayaa maanta xukumada uga digay   iibinta hantida dhalinyayarada   ee gaandi laprery  iyago ku  baaqay  inan  la iibin  xaruntaasi iyagoo intaasi  ku  daray  inanay  abaal  marin  uga dhigin https://www.youtube.com/watch?v=qlmuXyAVzeU&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA https://www.youtube.com/watch?v=x2x7UHcazf0&index=3&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA https://www.youtube.com/watch?v=0_h5U0F1-TU&index=4&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

                          Read More

                            Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015

                            Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015 Gaar Ahaan Gobolka Maroodi Jeex Wariye C/qani Dawlad Oo Mudo Dheer Kusoo Dhex Jiray saxaafada, isagoo cabdiqani xasan cilimi  (Dawlad) inuu waxbadan ka…

                            Read More

                              Daawo:Axmed Saleebaan Dhuxul “Ninka 82 Xildhibaan Maamuli Kariyay Ma Waxa Uu Maamuli Karaa Dalk Baaxadiisa Leh

                              Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland  Axmed  Saleebaan Dhuxul Oo Jawaabo Iyo Hadalyo Aan Haykalka Siyaasadeed Ku Haboonayn Ku Dhaliilay Xildhibaanadii Shalay Dhaillaha U Soo Jeesiyay Axmed  Saleebaan Dhuxul Ayaa Saaka Shir Jaraaid Ku Qabtay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Afhaynkan Ayaa Jawaabo Culus Iyo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Dhamaan Xildhibaanadii Shalay Dhaleeceeyay Xukuumada Somaliland  Dhanka Kalena Waxa Uu…

                              Read More

                                DAAWO:Dood xildhibaanada Wakiilada Somaliland ee is haya ay isku wejeheen iyo cida guushu raacday

                                Hargeysa Oct 29,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland ee ku kala qeybsan xeerka diiwaangelinta ayaa isku wejahay dood ay martigaliyeen barnaamijka Dooda tvga Qaranka Somaliland. Xildhibaanada ayaa soo bandhigay doodahooda ku wejahan khilaafka xeerka doorashooyinka Somaliland isla markaana waxa lagu kala calaf qaaday aragtida bulshada ee nuxurka Dooda.  

                                Read More

                                  Muddo-xileedkii Komishanka Qaranka Oo Maanta Ku Eg iyo Xukuumadda Oo Wali Hortaagan in Mid Cusub La Ansixiyo

                                  Hargeysa:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Muddo-xilleedkii Komishanka qaranka somaliland, ayaa ku eg maanta oo ay taariikhdu tahay 29-ka Bisha Tobnaad, waxana wali dalku ku jiraa xaalad komishan la’aan ah, iyadoo Xubnnaha baarlamaanku amar dhinaca madaxtooyada kaga yimi isku hortaagay Ansixina Xubnihii dhawaan la yab yabay. Muddo xileedka Komishanku inkastoo ay maanta ku egtahay, haddana waxa shaqadii ay hayeen iska sii…

                                  Read More

                                    Madaxweynihii Caalamka Ugu Faqiirsanaa Oo Banneeyey Xilkii uu Hayey

                                    Montevideo:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Jose Mujica oo loo aqoonsanaa inuu yahay madaxweynaha caalamka ugu faqiirsan oo hoggaaminayey dalka Uruguay, ayaa iskaga degay xilkaas uu dadkiisa u hayey, waxana uu codkiisa ka dhiibtay doorashooyin dalkiisa ka qabsomaya. José Mujica waxaa loo yaqaan madaxweynaha ugu saboolsan dunida. 2010 ayuu qabtay talada dalka Uruguay, Mushaarkiisu waa $12500 ( Labo iyo Toban kun…

                                    Read More