Uganda Oo Ciidamo Cusub Usoo Diraysa Somalia iyo Goobaha La Geynayo Oo La Shaaciyey
Muqdisho:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Uganda, ayaa gudo gashay inay Beddesho qaar kamid ah ciidankeeda somalia ku sugan, waxana ay taas beddelkeeda soo waddaa ciidamo cusub oo haatan dalka Somalia imanaya. Ciidamad cusub ayaa waxa ay ka howlgalayaan dekeda,madaxtoyada,xarunta baarlamaanka iyo wasaaradaha dowlada Federalka sida uu sheegay taliyaha ciidamada dalka Uganda General Katumba Wamala, said. Afhayeen u hadlay…
