Ururka Gabalkiisu Dhacay Ee SOLJA Oo Cambaarayn Hawada U Mariyey Xadhig Xukuumaddu Kula Kacday Wariye Reer Gabiley ah
Hargeysa:Oct,31,2014(SDN/QJ)-Ururka Khilaafku Awooddiisa kala dhantaalay ee Solja, ayaa cambaarayn Hawada u mariyey Xadhiga Wariyihii HCTV uga soo warrami jirey Gobolka Gabiley oo xukuumaddu xabsiga dhigtay. Ururuka SOLJA oo muddo Dhawr bilood ah aan cid hadal haysa la maqlin, isla-markaana hore ugu kala jabay garab Xukuumadda Taageersan iyo mid kasoo horjeeda, ayaa haatan dib loo maqlay…
