Webmaster

    Xukuumada oo aan u kala Hadhin Dab Sahlan oo ka Kacay Mid ka Mid ah Studiyeyaasha Radio Hargaysa DAAWO

    Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dab heerka qiiqiisa laga argagaxay, ayaa gelinkii hore ee Shalay ka kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Xafiiska Warar-qabadka (Studio)-ga Idaacadda dawladdu Maamusho ee Radio Hargeysa ee Caasimadda Hargeysa, kaasoo aan wax khasaare ah geysan sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.  

    Read More

      Wasiirka Amuuraha Dibada Somaliland oo Xog Waran Siiyay Telefishanka SKY NEWS DAAWO

      London 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa faahfaahin ka bixiyey siyaasadda xukuumadda Somaliland uga qorshayn dhiirri-gelinta Shirkadaha Caalamiga ah iyo Maalgashadayaasha Danaynaya inay hantidooda ku maal-galiiyaan dalka, Wasiirku Wuxuu  sheegay in Somaliland diyaar u tahay isla markaana ay hirgalisay shuruucdii dab-raysay maalgashiga shisheeye. London SDN/QJ contact@qurbejoog.com

      Read More

        Dil iyo Xadhig Maxkamadda Ciidammada Somaliland ay riday Askar ku eedaysan dilka 2 Sarkaal ee Qorilugud

        Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Derajada Koowaad ee Ciidammada Qalabka sida ee Somaliland ee gobollada Galbeedka, ayaa Xukunno Xadhig iyo dil isugu jira ku ridday Askar ka tirsan Ciidanka Millateriga Somaliland, kuwaasoo ku eedaysnaa dilka laba Sarkaal oo Ciidanka ka tirsanaa, kuna sugnaa Xerada Ciidanka ee deegaanka Qori-lugud iyo dhawr Askari oo ku eedaysnaa fududaynta…

        Read More

          Warbixin Xiiso leh oo Wargayska The Guardian Ku Faaqiday Horumarka Somaliland

          London 18.Oct 2014 (SDN/QJ)-“Kor u qaadista maal-gashigu waa arrin iska leh waayaheeda iyo daruufaha ku xeeran, hase yeeshee sida la jaan-qaadka leh ee loogu agaasimay xaaladaha iyo dhaqanka Somaliland waa fursad wanaagsan oo lagu gaadhi karo guul,” Erayadan, waxa ay hordhac u ahaayeen qormo ka hadlaysa maal-gashiga Somaliland oo ku soo baxday wargeyska The Guardian…

          Read More

            “Cismaan Waxar todoba Maayir ayaa halkan ka eryeen isaga oo shaqaale ah waa la yaqaanaa”. Iyo Fadeexadii ka Dhacday Fadhigii Golaha Deegaanka ee Shalay DAAWO

            Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa sheegay in xildhibaano tiro yar oo ka tirsan golaha deegaanka ee uu hoggaamiyo ay  ku soo shireen inay buuq iyo qaylo ku dhex abuuraan kalfadhiga 8aad ee golaha Deegaanka Caasimadda. Sidoo kale, waxa uu Maayar Soltelko nasiib daro ku tilmaamay in qaar ka…

            Read More

              “Waddan kasta oo qaaradda Afrika ku yaala iyo adduunyada inteeda kaleba way ka war-warsan yihiin cudur-sidaha Ebola” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

              London 19.Oct 2014 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay qorsheyaasha uga dejisan sidii aanu waddankeeda u soo gaadhi lahayn Cudurka halista ah ee Ebola oo fara-baas ku haya waddamada Galbeedka Qaaradda Afrika, isla markaana dunidu cabsi weyn ka qabto sida xawliga ah ee fiditaankiisu u gaadhay meelo badan oo ka baxsan qaaradda Afrika. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha…

              Read More

                Xuskii Shuhadii SNM oo Noqotay Mid aan Gobolada dalka Si isku Maqaam ah looga Xusin

                Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xuska 30 guurada ka soo wareegtay maalinta loo asteeyay  xuska shuhadada SNM oo ku beegnayd Maalintii Jimcihiiayaa xuskeeda loo riixay Shalay oo Sabti ahayd. xuska ugu weyn ee maalinta shuhadada SNM,ayaa  lagu qabtay  Beerta Xorriyadda ee caasimadda Hargeysa Xuska Shuhadada SNM, ayaa la filayay in ay wax iska bedelaan markii uu…

                Read More

                  The continues false reports from Jarat Chopra (The head of UN –Monitoring group) is a deliberate action aimed at weakening and denying the various achievements accomplished by the Somali governments and their leadership‏

                  Prior to speak  abouthe false allegations against the Somali government from Jarat Chopra, let me update every body few facts about who is the Somali president Hassan Sheikh Mohamoud. When the civil war broke out in the early 1990s, Hassan remained in Somali capital, Mogadishu  and acted as a consultant with various non-governmental organization (NGO) and United Nations and peace and development…

                  Read More

                    Dufcadii 1aad oo ka qalin jabisay Machadka Al-Hidaaya Burtinle(SAWIRO)

                    Burtinle Oct 19,2014(SDN/QJ)-Machadka Al-Hidaaya ee kuyaala Magaalada Burtinle waxaa lagu bartaa Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga waxaana uu kamid yahay Macaahida Hoostagta Raabidada Macaahida Shareecada ee Soomaaliya , Sanad Dugsiyeedkii la soo dhaafayna ee 2013-2014 waxaa uu soo saaray loodkii ugu horeeyay ee dhameeya Waxbarashada Machadka. Xaflad si wayn loo soo agaasimay kuna dheehnayd Muuqaal…

                    Read More

                      Jaaliyada Somaliland ee Sheffield oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka Ganacsiga Somaliland iyo Afhayeenka Madaxtooyada halkan ka daawo sawirada

                      London 19Oct14(SDN/QJ) Jaaliyada Somaliland ee Shaffield ayaa soo dhawayn balaran u sameyey wasiirka ganacsiga Dr Muuse Qaasim  iyo Afhayeenka  Madaxwaynaha  Axmed Saleeban Dhuxul kulankan oo ay ka soo qayb galeen Councillor Maxamed  Marouf  Adam Sawahili oo ah gudoomiyaha Jaliyada Isra Xussen ALisxaqi kulanka waxa wasiirku uga mahad celiyiey Jaaliyada somaliland ee sheffield aqoonsiga somaliland ee…

                      Read More

                        UN Monitoring Group oo warbixintoodii sannadlaha ah ku dartay xogo ka hadlaya ciidamada Somaliland samaynayso ee OPU, xidhiidhka Khaatumo iyo AlShabaab

                        Hargeysa 18, Oct 2014 (SDN)- Kooxda Qaramada midoobey u qaabilsan la socoshada dhaqangalka xayiraadda hubka ee saaaran Eriteriya iyo Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto ayaa warbixintoodii sannadlaha ay ugu diyaariyaan guddida golaha qaramada midoobey u xilsaaray Soomaaliya iyo Ereteriya waxa ay sannadkan 2014ka si weyn ugu soo qaadeen Somaliland oo sannadihii hore ku yaraan…

                        Read More

                          Khilaaf adag oo ka dhex Curtay Golaha Deegaanka Caasimada oo laba garab u kala jabay DAAWO

                          Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Golaha deegaanka Caasimada hargaysa oo khilaaf soo kala dhexgalay iyo fadhi ay maanta u balansanaayeen oo buuq ka dhashay ,maayirka caasimada Cabdiraxmaan Soltelco oo faahfaahiyay ujeedada mooshinka lala damacsanyahay iyo xildhibaanada oo ka hadlay sababta ay mooshinka ula damacsanyihiin. Buuqan Hadheeyay Golaha Deegaanka ee Caasimada ayaa Sababay inuu Fadhigoodii maanta uu…

                          Read More

                            Xus lagu Midaysan yahay oo loo sameeyay Shuhadadii ku Geeriyootay Halgankii Dib u Xoraynta dalka DAAWO

                            Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaflad lagu xusaayay  sodan guuradii ka soo wareegat maalinta loo asteeyay maalinta shuhadadii SNM oo ku began 17 octtober  ayaa lagu qabtay  fagaaraha beerta  xorriyadda magaaladda  hargaysa. Maalintan oo ku astaysan Dagaalkii Burco duuray ku dhex maray Xoogagii Xaq u dirirka SNM iyo Taliskii Siyaad bare ayaa looga dhigay inay Koobsato…

                            Read More

                              Dab ka Kacay Mid ka Mid ah Studiyeyaasha Idaacada Radio Hargaysa iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda oo ka hadlay

                              Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdiwaaxid C/Qaadir C/raxmaan oo ka warbixiyey  ayaa sheegay in haba yaraatee aanu wax khasaare ah gaysanin dabkii yaraa ee saaka qabsaday roog goglonaa mid ka mid ah Studio-yaasha Radio Hargaysa. Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka oo saxaafadda la hadlay…

                              Read More

                                “Waxa Somaliland jooga oo shiidaal baadhis ka wada afar shirkadood oo caalami ah, kuwaas oo aanu siinay liisan” Wasiirka Macdanta

                                London 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Telefishanka faaqida horumarka Ganacsiga iyo Tijaaradda ee la yidhaahdo   the Arise Global Business Report, ayaa warbixin dheer oo uu baahiyay 15-kii Bishan, waxa uu kaga hadlay shirkadaha shiidaal baadhista ka wada dalka iyo shirkii Maal-gashiga iyo Ganacsiga Somaliland ee toddobaadkii hore lagu qabtay dalka Ingiriiska. “Shirkaddaha shidaalka adduunka ayaa markasta raadiya…

                                Read More

                                  Xukuumada Rwanda oo Si Weyn uga Cadhootay Telefishanka BBC oo Dib u Soo Fadhay Xasuuqii 1994kii

                                  Kigali 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Rwanda ayaa aad uga cadhootay, isla markaana sheegay inaanay ka hadhi doonin Barnaamij markii labaad muddo todbodaad ah ay jawaab ka bixisay Barnaamij oo uu baahiyey Telefishinka BBC, kaasoo lagu magacaabay “Sheekada aan laga warramin ee Rwanda”. Barnaamijka ayaa waxaa ku jiray baadhitaan ay sameeyeen laba Cilmi-baadhe oo u dhashay…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Xasan Sheekh “Ma Jiro Ruux La-taliyeyaashayda ka mid ah oo Xidhiidh la leh Al-Shabaab, Ninka Muuse”

                                    Muqdisho 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa ka jawaabay eedayn loogu jeediyey in mid ka mid ah La-taliyeyaashiisa gaarka ahi uu xidhiidh dhaw la leeyahay Xarakada Al-Shabaab ee dawladda dagaalka kula jira, hase-yeeshee, waxa uu Madaxweynuhu ku dooday inaanu jirin Shaqsi isaga la-taliye u ah oo xidhiidh…

                                    Read More

                                      Madaxa Sharkada Mercedes UK Mr Nigel Smith oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka Ganacsiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland

                                      London18Oct14(SDN?QJ)Madaxa sharkada Marcdes ee wadanka uk Director Mr Nigel Smith ayaa soo dhawayn u samayey wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Mussa Qasim iyo Afhayeenka Madaxtooyada Ahmed salebaan Dhuxul kulankan oo ay wahaliyeen xubno ka tirsan Jaaliyada somaliland ee uk ioyo madaxa hayada Afrika Xuseen alisxaaqi kulanka oo xoojinaya xiiriirka somaliland iyo Wadankan uk xaga ganacsiga iyo maalgashiga sharkadan ayaa…

                                      Read More

                                        Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                                        Mogadishu, 18 October 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Booqashadii uu Madaxweynahu ku tagey Baraawa, Horumarka Waxbarashada Dalka, Xaalada Degmada Ceelbuur, Kulankii Madaxweynaha iyo hay’adaha MEDEF, Horumarka Howlgalada Badweynta Hindiya, Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed…

                                        Read More