Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo ka Hadlay Khilaafka Golaha Deegaanka Si Cadna ula Saftay Maayar Solteco DAAWO
Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex aloosmay Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa,Isagoo si Toos ah ula Saftay Maayarka Caasimada C.raxmaan Solteco. Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir waxa uu Xusay in Golaha Deegaanku uu Mudo Kooban Shaqaynayay isagoo sheegay inaanay Wax dhici kara ahayn…
