Webmaster

    CALI GUREY:MUUSOW MULKIGA ALLAHA OO KELIYA AYAA BIXIYA OO CIDUU DOONO SIIYA. HADANA MARKUU DOONO KA SIIBA EH XAGIISA U NOQO

    HargeysaOct 18,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa ka hadlay marxaladihii ku gedaanaa ishortaagi xukuumada ee xafladii SNM iyo kutumashada sharciga dalka. Cali Gurey waxa kale uu talooyin wax ku oola u jeediyay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Kulmiye Md Muuse Biixi, qoraal uu arikaa Guddoomiyuhu uga hadlayo ayaa sidan u dhignaa: “Dhibaatada…

    Read More

      DAAWO:Raage Omaar oo khudbad taariikh ah ka jeediyay shirkii maagalshiga Somaliland ee London

      London Oct 18,2014(SDN/QJ)-Wariyaha caanka ah ee Raage Omaar ayaa khudbad taarikhi ah ka jeediyay shirkii maalgashiga ee Britain u qabatay Somaliland. Weriyaha ayaa si mug leh uga waramay taariikhda iyo marxaladahii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay iyo halka ay higsaneyso. Waxa uu Raage uGu baaqay maalqabeenada caalamka in ay ka faaiideystaan fursadaha dhaqaale…

      Read More

        Akhri Sababta Shabaabku u Gawraceen Odayga 60-Jirka ah ee Ku Noolaaa Magaalada Barawe

        Barawe:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar daaha ka Faydaya sababta rasmiga ah ee Kooxda Al-shabaab ay qoorta uga jareen Oday da’ ahaa oo ay habeen hore gurigiisa kala baxeen kadibna qoorta ka jareen. Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay inay shabaabku wali awood ku leeyihiin magaalada, isla-markaanna ay shacabka ku hayaan cuno qabatayn iyo haddidaad joogto ah,…

        Read More

          Boko Xaram iyo Nigeria Oo Heshiiyey iyo Xaalka Hablihi Aduubnaa Oo War Fiicani Kasoo Baxayo

          Lagos:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Dawladda Ka Arrimisa Dalka Nigeria, ayaa sheegtay inay Heshiis xabad joojin ah la gaadhay Kooxda Mayalka adage Ee ka dagaallanta Waqooyiga Nigeria  ee magaceedu yahay Boko Haram. Caawiyaha madaxtooyada Hassan Tukur ayaa sheegay in heshiiska ay ku jiraan siideynta in kabadan 200 oo gabdho iskuuley ah oo Boko Xaraam ay qafaasheen lix bilood ka  hor….

          Read More

            Xarun Lagu Karantiimo Dadka Ebolaha Qaba Oo Muqdisho Laga Furayo

            Muqdisho:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Midowga Afrika ayaa sheegaya in  Muqdisho laga furi doono Goob lagu karantiimeeyo dadka qaba xanuunka Ebola, iyadoo xaruntaasina noqon doonto Gudaha Taliska Ciidamada AMISOM. Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maman Sadiiq ayaa sheegey in xaruntani la geyn doono haddii ciidamada nabad illaalinta midkood laga helo cudurka Ebola si markiiba loo xakameeyo…

            Read More

              Nin Kamid ahaa Rag Gawracay Oday Waayeel ahaa Oo Lagu Qabtay Barawe

              Barawe:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Nin kamid ahaa rag Hubaysan oo oday waayeel ah ku gawracay Deegaanka deegaanka Barawe ayaa waxa shalay gacanta kusoo dhigay ciidamada Huwanta ah eeku sugan deegaankaas. Xoogaga Shabaabka, ayaa hoygiisa saqdii dhexe ee habeen hore kala baxay Oday Dhaqameedkaasi, waxayna ku gowraceen meel aan sidaasi uga fogayn hoygiisa, waxayna u muuqatay mid lagu baqdin gelinaayay…

              Read More

                “Odeyga(siilanyo) sidii Xabiib burqiibana magaciisa nalagu maali maayo, Aniguna xagga madbakha taataaban maayo oo Madbakhu wuu awood badan yahaye…..,” Xildh. Xoog

                Hargeysa:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(xoog)oo kamid ah Mudanayaasha Xisbiga waddani ku leeyahay Golaha Wakiillada somaliland, ayaa dhaliilo kulul u jeediyey xukuumaddda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, isagoo sheegay mid cabudhin iyo cadaadin ku caan baxday. Mudane Cabdiraxmaan Xoog oo u warramay qaar kamid ah warbaahinta, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo maanta bulshada kula dhaqmayo dhaqamo…

                Read More

                  Daawo:Somaliland waa Dal Dihin oo Daboolan isla Markaana Buuxiyey Shuruudaha Maalgashiga oo ay ugu Muhiimsan yihiin Nabada, Tartanka iyo Dimuqraadiyadu.

                  Hargeisa 17/oc/2014(SDN/QJ)Waa La Gaadhay Wakhtigii Lala Iman Lahaa Geesinimo Ku Filan In Lagu Dhiirado Maalgashiga Somaliland “’Now is the time to be bold, brave and invest in Somaliland” Ambassador Neil Wigan’ Siday aynu ognahay xidhiidhka Caalamiga ah ee Dawladaha dhex mara oo Maalgashigu uugu muhiimsan yahay waa muftaaxa kor-u-qaadida dhaqaalaha, la dagaalanka shaqo la’aanta iyo…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

                    Muqdisho Oct 17, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdigii uu hoggaaminaayay ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu booqasho saddex maalmood ah ku tegey dalka Faransiiska. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhoweeyay Xarunta Madaxtooyada Jamhuriyadda Faransiiska, waxay wadahadal yeesheen Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande oo ay…

                    Read More

                      Daawo:Sahra Halgan Oo Xuskii Maalinta Shuhadada SNM Ee 17Octopar Ugu Samaysay Barbanana

                      Hargeisa 17/oc/2014 (SDN/QJ)Mujaahidada ahna Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan iyo Mujaahidiin tiro badan ayaa maanta Xus kooban u sameeyay Maalinta Shuhadada SNM eek u beegan 17-ka Bishan October ka dib markii Xukumaddu ka hor istaagtay Hotelka Hiddo dhawr oo lagu qaban lahaa Xus ay qabanqaabisay Sahra Halgan. Xus lagu qabtay Taaladda Cabdillaahi Askar oo…

                      Read More

                        Laccagtii miisaaniyaddu dhammaanteed way soo baxday…mashaariicdii loogu talogalay in ummadda loogu adeego waxba kamay fulin, lacagtiina bangiga ma taalo”Xildhiban Waxar

                        Hargeisa 17/oc/2014 (SDN/QJ) Khilaaf culus, ayaa ka dhex qarxay furitaanka kal-fadhiga 8aad ee Golaha Degaanka Hargeysa, kadib markii qaar ka mid ah xildhibaannada golaha iyo maayirka caasimaddu isku maandhaafeen ajandaha golaha iyo in laga hadlo qaabka loo maamulay miisaaniyadooda sannadka 2014. Xildhibaan Cismaan Xasan Faarax (Cismaan Waxar) oo ka mid ah xildhibaanno bannaanka uga baxay…

                        Read More

                          Badhaasbka Gobalka Daadmadheedh Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Dhawan Sharciga Lala Tiigsan Doono Xoghayaha Gobalka Oo Xabsiga Ku Jira

                          Daadmadheedh  17/oc/2014 (SDN/QJ)Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh Cali Cawil Cabdi Ayaa Jawaab Ka Biyiay Warar Ay Maalimihii Udanbeeyay Warbaahintu Qoraysay Taasi Oo Salka Ku Haysay Xadhiga Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh C/Salaan Maxamed Jaamac Oo Haatan Ku Xidhan Jeelka Magaalada Oodweyne, Gudoomiyaha Oo Qoraal Kooban Soo Gaadhsiiyay Shabakada Caalamiga Ah Ee Daadmadheedhnews.Net Ayaa Udhignaa Sidan, “Waxa Nasiib Daro Ah…

                          Read More

                            Akhri Lix Qoddob Oo Hortaagan Inuu Xasan Daahir Aweys Ka Baxo Xabsi-guriga uu Ku Jiro Muddada Dheer

                            Muqdisho:Oct,17,2014(SDN/QJ)-Wadaadka caanka ah ee Xasan Daahir Aweys, ayaa inkabadan Sanadkadib waxa uu ku jiraa xabsi guri ay dawlada Federalka somalia  ay Gelisay Markii uu isa soo dhiibay. Sheekh oo isagu iskii iskugu soo dhiibay Dawladda Federalka ah, ayaa ilaa iyo haatan la la’yahay wax xal oo xabsiga lagaga sii daayo, waxana inta Badan muranka iyo…

                            Read More

                              Muqdisho Oo Loo Sameeyey Ciidamo Gaar u ah Ilaalinta Goobaha Shacabku Iskugu Yimaaddo

                              Muqdisho:Oct,17,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Amniga qaranka Somalia ayaa ku dhawaaqday inay samaysay Ciidamo  boolis ah oo gaar u noqon doona Goobaha shacabku iskugu yimaadaan. Wasiirka Amniga Khaliif Ereg, ayaa samaynta ciidankaas ku sheegay sidii looga hortegi lahaa, ama loo yarayn lahaa Qaraxyada Qorshaysan ee Kooxa Shabaabku ka Geysanayaan Magaalada Muqdisho, waxana uu dadka usoo jeediyey inay Feejignaan Muujiyaan….

                              Read More