Wasiir Maqaar Saar u ah Kooxda Khaatumo oo ka Hadlay Abaar baahsan oo ka Jirta Deegaamadooda
Saax dheer 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha gudaha ee maamul goboleedka Khaatumo, Kayse Cabdi Yuusuf, ayaa sheegay in abaar darani ay ku dhufatay gabi ahyaanba deegaannada maamulka. Wasiirka ayaa tilmaamay in xaalad bani aadannimo ay ka dhalan karto abaarta oo saamaysay dadka iyo xoolaha, kuwaas oo haddii aysan helin gargaar deg deg ah ay dhici…
