Webmaster

    Halkan Ka Daawo:”Waxanu Xukuumada Leenahay Ha Cadayso Cidii Dilka Sarakisha Ka Danbaysay Maxkamadna Ha La soo Istajiyo Dhawacii Iyo Dhimashadii Shalayna Iyada Lo Haystaa “Masuuliyiinta xisbiga Wadani

    Hargeisa 20/9/2014 (SDN/QJ) Xisbiga Mcaaridka Ee Wadani Ayaa Manta Ka Hadlay  Mudahaardkii Shalay  Ka Dhacday  Magaalada Gabilay  Ee Dhaliyey  Dhimashada Iyo  Dhaawaca  Iyo  Dilkii Sarakiishii Lagu  Laayey Deganka Qorilugud Iaydoo Xisbigu  Xukuumada Ugu  Baaqay  Inay  Badho  Cidii Dilkasi Ka Danbaysay  Maxkamadna La Soo Istaajiyo   Hargeisa SDN/QJ Maxamed@qurbejog,com Concat@somalidiasporanews.com

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hawraarsan Ku Qaabilay Xilka-qaadistii Madaxii Hore ee Sirdoonka Somalia

      Muqdisho:Sep,20,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  la sheegayaa inuu ugu dambayntii aqbalay Xilka-qaadistii uu dhawaan Ra’isal wasaare Cabdiwelu ku sameeyey Madaxii hore ee Sirdoonka Somalia Cabdilaahi Sanbaloolshe. Wareegtada uu madaxweynaha ku aqbalay xilka qaadista agaasimihii hay’ada sirdoonka iyo nabad sugida qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa u dhignayn sidatan soo socto: Madaxweynaha…

      Read More

        Xildhiban Xasan Cawaale Caynaan Ayaa Maanta Ka Hadlay Qaabkii Ay Xukumadu Ula Dhaqantay Mudaharadayaashii Gabilay Iyo Waliba Hadal L,aantii Saraakiisha

          Hargeisa 20/9/2014 (SDN/QJ) Xildhiban xasan cawaale caynaa ayaa manta ka dhaliilay  qaabki ay xukuumadu uga hadliwayday  dilkii lagula kacay saraakishii  ciidanka malatariga ahayd  ee  lagu dilay magaalada qori lugud  taasi  oo  aanay  xukuumadu  ka tacsiyaday  eheladii iyo qaraabadii alle ha u naxariistii ay  ka baxaen  saraakiishasi sidoo kale waxa uu xildhibanku  ka hadlay shaqaaqdii…

        Read More

          Halkan Ka Daawo:Shalay Waakii Silaanyo Mudaharaadka Nagu Hor Kacaayaay Mudaharaadka Kiisibaan Keenaynaa Midaan Taxriibaan Sidisii Kenaynaa ……….” Xildhbaan Siciid Cilmi Roobel

          Hargeisa 20/9/2014 Hargeisa (SDN/QJ) xildhibann siciid cilmi  rooble oo maayanta ka hadlay mudahaardkii shalay  ka dhacay  magaalada gabilay   kaasi  oo ka dhashay dilkii  labadii sarkal  ee lagu  dilay magalada qorilugud  saraakiishasi  oo hayb  ahan ka soo keeday goabalada gabilay  iyo borama  dadkani  oo ka cadhaysnaa  ninkii sarakiishasi laayey  oo iska baxsday  oon la qaban Harggeisa…

          Read More

            Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey R/wasaaraha DFS Mudane C/weli shiikh axmed iyo waftigii uu hogaamina ayaa waxa ay ka dhacadey bartamaha magalada london ee dalka ingariiska.

            London20Sep14(SDN?QJ) Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey R/wasaaraha DFS Mudane C/weli shiikh axmed iyo waftigii uu hogaamina ayaa waxa ay ka dhacadey bartamaha magalada london ee dalka ingariiska, xafladan oo qurbejoog ay goob joog ka ahayd Waxaa xafladan ka hadlay dad aad u kooban  waxa lagu soo dhaweyey wasiirka warfaafinta…

            Read More

              Hooyooyin Somaliyeed oo laga qatay Caruurtoodii xafado ka mida London waa maxay sababtu daawasho wacan

              London20Sep14(SDN/QJ)waxa mudo yinkan soo kordhayey caruurta somaliyeed ee laga qaato xafadaaha qaar ka mida ka dib markii ay bateen khilaafka xaga qoysaska siiba dhaqalaha waxa dhawaan ka dhacday xafado ka mida in waliidiinta laga qatay caruurtooda iyada oo sababo kala duwan loo qato halkan ka dawo warbixin ka koban sababta looga qatay hooyo somaliyeed shan…

              Read More

                Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda UCID Yusuf Budle: Xukuumadana ka yeelimayno ninkii waxdilaa baxsaday, xisbiyada mucaaridkana ka yeeli mayno in ay Gabiley ka dhigtaan kubad siyaasadeed

                Minneapolis Sept 19,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee arrimaha dibedda ee xisbiga UCID ayaa ka hadlay dilkii dhawaanta loogu geystay degaanka Qurulugud saraakiil ka tirsanaa ciidamada Qaranka degaanka Qurulud,isla markaana fariin u soo jeediyay dadka degaanka Gebiley iyo Awdal, Qoraalka Yusuf Budle ayaa sidan u dhignaa; Ugu horayn waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaanba bulshoweynta reer Somaliland,…

                Read More

                  DAAWO:Weriyihii Faaliyaha Qaranka ee Universal oo Somaliland ka baryay cafis in ay u fidiso”Hargeysa kama maarmo”

                  Muqdisho Sept 19,20149SDN/QJ)-Wariyihii barnamiij hore u aflagaadeeyay madaxweynaha Somaliland ayaa haatan waxa uu sheegay in uu khaldamay isla markaana uu doonayo in xukuumada Somaliland ay cafiso. Wariye Ajakis oo daadihin jiray barnaamijka Faaliyaha Qaranka ayaa waxa uu sheegay in uu yahay nin fanaana oo aan siyaasada shaqo ku laheyn isla marakaana aanau ka maarmeyn dadka…

                  Read More

                    DAAWO:Musharaxa xilka madaxweynenimo ee xisbiga UCID oo ka hadlay dilkii saraakiishii ciidamada Qaranka farina u diray reer Gebiley

                    Hargeysa Sept 19,2014(SDN/QJ)-Musharaxa xilka madaxweynenimo ee xisbiga mucaaridka ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dilkii dhawaanta loo geystay laba ka mida saraakiiha ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan aaga Qurulugud. Md Jamaal ayaa dawlada Axmed Siilaanyo ku eedeeyay in ay meeqaam hoose aas uGu sameysay saraakiisha isla markaana ku guul dareysatay in…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Oslo kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway

                      Oslo Sept 19, 20149SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Warfaafinta , Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo xubno kale oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Norway ayaa maanta magaalada Oslo waxaa ay kulan dheer kula yeesheen Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway Marwo Erna Solberg iyo xubno…

                      Read More

                        Afhayeen Dhuxul Oo Dhiigga Xukuumaddu Gabiley Ku Daadisay Dusha Ka Saaray Axsaabta Mucaaridka ah

                        Hargeysa:Sep,20,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa khasaaraha xukuumadda uu ka tirsan yahay ka geysatay Gobolka Gabiley dusha ka saaray hogaamiyayaasha mucaaridka oo uu ku tilmaamay qaar majaro habaabiyey dilka saraakiisha ciidanka qaranka.  Afhayeenka oo ka Hadlay arrinta dilala xukuumaddu ka geysatay deegaankaas maalintii shalay, ayaa sheegay in dilka saraakiisha dadku u mudaharaadeen uu ahaa…

                        Read More

                          Hogaamiyahii uGu mucaaridada kululaa madaxweyne Siilaanyo oo u hambalyeeyay Arooska inantiisa kana hadlay ugu magacdarka xisbul xaakimka mid ka mida ubadkiisa

                          Hargeysa Sept 18,2014(SDN/QJ)-Mid ka mida mucaaridka uGu dhiiran ee ka soo horjeeda hogaanka madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa qoraal uu internetka ku baahiyay waxa uu uga waramay sida uu u arko In Xisbiga Kulmiye loogu magic daray mid ka mida ubadka Axmed Siilaanyo iyo guurka inantiisa oo lagu qabtay madaxtooyada Somaliland. Qoraalka Siyaasi Cali Yusuf Gurey…

                          Read More

                            DAAWO:Reer Gebiley oo ka Gadoodey dilkii Saraakiisha Ciidamada Qaranka loogu geystay degaanka Qurulugud

                            Gabiley Sept 18,2014(SDN/QJ)-Dadweynaha reer Gebiley ayaa isu soo baxyo ay kaga soo horjeedaan dil dhawaan degaanka Qurilugud loogu geystay saraakiil ka mida ciidamada Qaranka Somaliland ka dhigay xaafadaha magaaladaasi. Ciidamada Booliska ee Gebiley ayaa raasaas ay ku kala eryayeen dadka cabanaya waxa ay sababtay khasaare baxaad leh sida ay ku soo waramayaan suxuufiyiinta madaxa banana.

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Furay Shir Caalami ah oo lagu Taageerayo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

                              Muqdisho, 18, September, 2014-(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir caalami ah oo lagu taageerayo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ka furay xarunta Lancaster House ee magaalada London. Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayey Ra’iisul Wasaaraha oo ay ka mid yihiin Wasiirka Difaaca, Wasiirka War-faafinta, La-taliyaha Ammaanka Qaranka,…

                              Read More

                              Saaxiibayaal Wali waxaynu Ku Jirnaa Xushmadaha Loo Hayo Ciyaatooyda Aduunka Caanka Ku Ah(Ronaldinho DAAWO) By Jaahuur.

                              Qurbejoog.com-19-Sep-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaarha wali waxaynu ku jirnaa ciyaartooyda caanka ah kubadda cagta aduunka ixtiraamka aay u hayaan teegeerayaashooda iyo bahweynta ciyaaraha jacel. waxa kale oo inoo soo socda dhacdooyinka iskugu jira inta ciyaarta lagu jiro wax yaabaha qabsada garsoorayaasha,ciyaartooyda oo aynan ka madhneyn qosol fara badan. jjaahuur@qurbejoog.com.

                              Read More