Webmaster

    Ciidanka RRUda Oo Hal Qof Ku Toogtay Magaalada Gabilay Iyo Dawlado Ka Cabsi Qabta Inay Mar Labaad Rabshado Ka Dhacan Oo Una Dirtay Wasir Waran Cade Iyo Taliyaha Ciidanka C/laahi Fadal

    Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Ciidamada RRU Ayaa Magaalada Gabiley Ku Toogtay Nin Dhaliyaro Ah Oo Lagu Magacaabo Marxuum Mukhtaar Xasan Bare . Marxuumka Ayaa Ahaa Maxbuus Ku Xidhnaa Jeelka Gabiley Islamarkaana Loo Haystay Danbi Fudud Kaasi Oo Maxkamada Dhexdeeda Ay Isku Afdhafeen Mid Kamida Ciidama Rruda Oo Ilaalinayay Maxkamada Kadibna Uu Si Badheedha Ugu Dhuftay Xabbad Halkaana…

    Read More

      Wasiir Cali Buured Hadalkii Xildhiban Cali Bare Si Kulul U Beeniyey Kana Hadlay Ukicintay Xagaa Iyo Putland

      Hargeisa(SDN/QJ)Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badaha somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa jawaab Kulul ka bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xildhibaan Cali Maxamed Aadan (Cali-barre) oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada oo ay kasoo jeedaan Isku Deegaan. Shir Jaraa’id oo ku qabtay Magaalada hargaysa Ayaa waxa uu waxba Kama jiraan Ku Tilmaamay Hadalka Xildhibaanka Kaas oo ku…

      Read More

        Halkan Ka Daawo Wasiirka Arimaha Dibada Somailand Oo Faahfahin Ka Bixiyey Shir Caalamiya Oo Lagaga Hadlyo Ariamaha Ganacsiga Oo Somailiand Lagu Soo Marti Qaday

        Hargeisa(SDN/QJ)wasiirka arimaha dibada somaliland ayaa maanta ka hadlay  shirka ganacsiga ay dawlada britan  sanadkani  ay si gaara dawlada  ugu soo marti qaaday  tasi  oo ssheegay inay somailiand  ay waxbadani  ka faa,iidaysan  doona siiba  ganacsatdena Hargeisa SDN./QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com  

        Read More

          Ganaax Dhan $5-milyan Oo Dusha Laga Saaray Markabkii Isku Daya Inuu Somalia Sharcidarro Kaga Kalluumaysto

          Muqdisho:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Waxa sii kordhaya tallaabooyinka lagula dagaallamayo Kalluumaysiga sharcidarrada ah ee Xeebaha Somalia lagu Hayo, iyadoo ay dawladda Federalka ahi Toddobaadyadan dardargelisay dagaalkaas ay kula jirto boobka badaha lagu hayo. Dawladda Somalia oo sida laga wada warqabo dhawaan soo bandhigtay diyaar casri ah oo kalluumaysiga sharcirada ah lagula dagaallamayo, taas oo sawirro ka qaadaysa maraakiibta ku…

          Read More

            Baro Taariikh-nololeedka Hoggaanka Cusub ee Loo Dhiibay Hay’adda Nabadsugidda Somalia

            Muqdisho:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Cusub ee haatan loo igmaday Hoggaaminta Hay’adda Nabadsugidda Somalia Korneyl Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho, waxbarashadiisa Hoose, Dhexe, Sare ilaa Jaamacad wuxuu ku qaatay gudaha dalka, Takhasus kiisa Master Degree ga ah oo Heshiisyada Caalamiga iyo Security ga (AMNIGA) wuxuu ku soo qaatay dalka Masar, waxaana uu hada diyaarinayaa PHD xidhiidhka…

            Read More

              Qatar:Wadaad Caan ah Oo Lagu Eedeeyey Xidhiiidh Uu La Leeyahay Ururro Xagjir ah

              Doha:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan dhinaca diinta iyo Maaddigaba caalim ku ah oo u dhashay dalka Qatar, ayaa lagu eedeeyey inuu xidhiidh dhaw la leeyahay ururro argagixiso oo ka jira meelo badan oo caalamka ka mid ah. Wadaadka la tuhmay ayaa magaciisa lagu sheegayCabdulraxmaan Al-Nucaymi, waxana uu madax ka yahay Hay’ad xuquuqda Bani’aadamka u doodda, iyadoo lagu tuhmay inuu…

              Read More

                “Dhuxul Xilka Waxa uu Ku Helay Nacaybka Reer Abtigii iyo Dhiiggii Ku Daatay Warkii…….” Muj. Cali Gurey

                Hargeysa:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Gurey) oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid, ayaa saluug ka Muujiyey Meeqaamka ay Bulshada ka joogaan ragga xukuumaddu u dirto daminta arrimaha Halkaas kasoo Cusboonaada. Mujaahidka oo war qoraal ah soo dhigay Bartiisa Internet-ka uu ku Leeyahay, ayaa sheegay inaan kooxda Madaxweyne Siilaanyo Gabiley u diray ahayn qaar awood u…

                Read More

                  Xeebaha Somalia Oo Lagu Qabtay Daroogo Qiimaheedu Dhanyahay$280-Milyan

                  Kismayo:Sep,22,2014(SDN/QJ)-Ciidamada ajaanibka ah ee la dagaallanka Budhcad-badeeda u jooga Xeebaha somalia, ayaa Gacanta ku dhigay Doon yar oo ay saarnayd Xashiishad aad u culus oo qiime sare lagu kala iibsadaa. Ciidanka Doonidan qabtay ayaa ahaa kuwa Dalka Australia kasoo jeeda, waxana Culayska Xashiishaddan ay qabteen lagu sheegay inuu gaadhayo , waxana doonida sidday ka Baxday…

                  Read More

                    Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Markii 1aad ka Hadlay Dilkii Labadii Sarkaal iyo Halkay Hawshu u Marayso DAAWO

                    Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa  ugu baaqay Guud ahaan Shacabka Somalilannd inaan La Siyaasadayn Dilkii labadii Sarkaal ee Ka Tirsanaa Ciidamada Qaranka ee Geeriyooday Qori Lugud . Wasiir Axmed Xaaji Cali Cadami oo u Waramay Warbaahinta Dawlada ayaa Sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu…

                    Read More

                      “Gudidii uu Madaxweynuhu u Saaray Tabashada Reer Awdal Ilaa Iminka Wax Kulan ah May Yeelan” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga DAAWO

                      Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Waddatashiga iyo toosinta Qaranka Mujaahid Xassan Guure ayaa ka hadlay Kulan ay Madashoodu kaga hadlayeen Xaalada dalka. Xasan Guure oo ugu horeyn ka hadlay Shirkaasi jaraa’id ayaa waxa uu Xukumada ku eedeyey in illaa Wakhtigan si cad aanay uga jawaabin Cabashadii odeyaasha Reer Boorama ay madaxweynaha Soo gaadhsiiyeen waxanu…

                      Read More

                        Sadex Harimo Cad oo Sifo Sharci daro ah looga Ganacsanayay oo Madaarka Hargaysa lagu qabtay iyo Wasiirka Deegaanka oo ka Hadashay DAAWO

                        Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada Booliska ee Rugta Madaarka Hargaysa ayaa Gacanta ku dhigay Sadex Harimo Cad Kuwaas oo dad Shakhsiyaad ahi ay ka ganacsadaan iyadoo lagu soo dhex qariyay Sadexdan Harimo Cad Kartoon dusha ka dahaadhan iyo Nin la sheegay inuu Sitay. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa…

                        Read More

                          Rugtii Kowaad ee Boolis oo laga Hirgalinayo Deegaanka Ina Guuxaa ee Degmada Sallaxley DAAWO

                          Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ) Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Maroodi Jeex oo ay Weheliyaan Maamulka Golaha Deegaanka ee Degmada Sallaxley ayaa  Waxay Dhagax dhigeen Rug Boolis oo laga Hirgalinayo Tuulada Ina Guuxaa oo hoos tagta Degmada Sallaxley Isla markaana Ku Yaala Xadka ay Wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya. Kulan loo sameeyay Dhagax dhigida Xaruntan Boolis ayaa Waxaa…

                          Read More

                            Haweenayda Keliya ee Baarlamanka Somaliland ku Jirta oo ka Dayrisay Xaalada Dalka DAAWO

                            Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Baar Siciid oo ah Haweenayda Keliya ee Madiga ku ah Aqalka Baarlamanka Somaliland ayaa ku dooday in Siyaasada Somaliland ay Haatan Ku Jirto Marxalad Jahawareer dhinac Walba ah. Xildhibaan Baar Siciid oo u Waramaysay Telefishanka Star Tv ayaa Sheegtay inay fooda inagu soo hayaan doorashooyinkii Madaxtooyada iyo Wakiiladda isla markaana…

                            Read More

                              “Mudo Kordhintii Waxay Noqotay Mid ay Heshiis ku Yihiin Sadexdii Dhardhaar ee dalka,Madaxweynuhuna Kaanbayn Ma Geli Karo” Eng Maxamed Xaashi DAAWO

                              Hargaysa 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi oo Haatan Xubin ka ah Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Isla markaana Caan ku ah Dhaliilaha Dawlada iyo Soo Bandhigida Galdaloolooyinka Maamul ee Xukuumada Talada haysa oo uu u soo Noqday Wasiirkii Maaliyada ayaa ka hadlay Xaalada dalka . Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Sadexda…

                              Read More

                                R.W Cabdiweli oo la kulmay Jaaliyadda Norwey, kana codsaday inay qeyb ka qaataan dib-u-dhiska dalka

                                Oslo Sept 22,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa magaaladda Oslo ee dalka Norwey kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, waxana uu warbixin ka siiyay xaaladda uu dalku marayo iyo kulamadii uu la qaatay madaxda dalka Norwey iyo shirkii ka dhacay dalka Ingiriiska ee looga…

                                Read More

                                  Ra’iisul Wasaare-ku​-xigeenka Soomaaliya​: “Qarankeen​nu waxa uu istaahilaa nabad, horumar iyo in uu la jaan-qaado adduunka

                                  Muqdisho Sept 22,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan sannad-guurada 30-aad ee Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda.Mudane Ridwaan ayaa tilmaamayay in maalintan ay dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta adduunka xusuusinayso qiimaha ay leedahay nabadda iyo…

                                  Read More

                                    Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka: “Xukuumaddu Mar dhow ayey wadahadal la bilaabaysaa Puntland”

                                    Muqdisho Sept 22, 2014(SDN/QJ)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay dhowaan wadahadal daah-furan la bilaabi doonto Dawlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Mudane Ridwaan Xirsi ayaa sheegay in wadahadaladii la filayey inay dhowaan dhex-maraan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Puntland uu dib-u-dhac ku yimi sababo…

                                    Read More

                                      Golaha Wasiirada oo Magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka

                                      Muqdisho, 21, September, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya. Kulankan oo looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka iyo Hindise-sharciyadeedka Biyaha, ayaa waxaa ugu danbayntii lagu magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka….

                                      Read More

                                        Deputy Prime Minister congratulates International Peace Day – “ We have to Hold up the Somali People’s Right to Peace”

                                        His Excellency the Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia Ridwan Hersi Mohamed today congratulated the Somali people on the International Peace Day, declaring that the great nation of Somalia deserves peace, development and to keep pace with the world. His Excellency Ridwan Hersi also urged all Somali people to refrain from use…

                                        Read More